Bilawga.sheekada podcast

Bilawga.sheekada podcast The mission of this highly-engaging and informative podcast is to help readers 'improve [themselves] through literature'. In wach episode

Ramadaan kareem
14/03/2024

Ramadaan kareem

Ramadaan kareem.          ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
14/03/2024

Ramadaan kareem. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

17/02/2023

Seosn 1
Episode 5

Ka dhagayso hada
Google podcast spotify apple podcast

03/02/2023

SEASON 1
EPISODE 3
ISBADALKA
_____________
sidee aad u badali karta xaalka aad hada ku jirto ee aad ugu badali karta halka aad doonayso qaybtan ayaynu ku falanqayn doona insha allah

Naga dhayso
Google podcast spootfy
Ama linkiga bioga yaala

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

27/01/2023

Dilaaga aamusan (niyad-jabka) depration

Xalqadan waxaynu kaga sheekaynaynaa buug ka hadlaya xanuunka dhalinyar badan oo soomaali ah isu dileen mudadi u danbaysay inaguna soo badanaya qaarna isu dileen waa xanuun bulsho waynta aduunku ay ugu magac dartay dilaaga aamusan ka dhagayso wixii dheeraad ah linkiga bioga yaala

Xalqada 2 Buugga Niyad-jabka (Qoraaga: Kwame Mackenzie)Bal qiyaas haddii qof uu waayo waxa muhiim u ahaa, sidee buu ahaa...
26/01/2023

Xalqada 2

Buugga Niyad-jabka
(Qoraaga: Kwame Mackenzie)

Bal qiyaas haddii qof uu waayo waxa muhiim u ahaa, sidee buu ahaan lahaa? Shaki kuma jiro in uu naxsanaanayo, oo uusan jeclayn cuntada, uu hurdadu ku yaraanayso, oo uu u xanaaqo sababaha si fudud!

Marka ay dhakhaatiirtu isticmaalaan ereyga "niyad-jab"; Macnahoodu maaha xanaaq fudud, laakiin waa cudur aad u daran oo saameeya jidhka iyo maskaxda labadaba oo soconaya dhowr toddobaad bilo sanado marmarka qaarna dadku ay isku dilaanba inta ay la noolyihiin cudurka

Calaamadaha niyad-jabka
Niyad-jabka - cudur ahaan - wuxuu leeyahay calaamado nafsi ah iyo kuwa jireed:

Calaamadaha nafsiga ah:

Iskaxanaaqsan

Niyad-jabka mararka qaar waxa uu dareemaa in ay jirto daruur madow oo hadhaynaysa noloshiisa!

walaac

Niyad-jabku qofka uu hayo ayaa laga yaabaa inuu ka walwalo xitaa waxyaabo ku dhacay isaga ama aan ku dhicinba!

raaxo la'aan

Daruurtaas madow ayaa u diidaysa inuu ku raaxaysto waxyaabihii uu markaa haysto oo wuxu ka warwaraya wax maqan ama wax la so dhaafay

Hab fekerka

Habkan fekerka mugdiga ahi waxa uu qofka buka ka dhigaa mid ka xumaada waxa jooga iyo wixii tagay, iyo cabsi mustaqbalka ah. Waxa uu ku soo gebogebeeyey in noloshiisu aanay waxba tarayn oo laga yaabo in uu ka fikiro is-dilka.

Fikradahani had iyo jeer ma keenaan is-dilid? shuruud maaha Inta badan dadka niyad-jabku hayo in ay gaarin in ay is-dilaan, laakiin waxay rabaan inay ka takhalusaan culeyska ay dareemayaan.
Tana waxay dadka qaar ku sababta inay naftooda ka takhalusaan si uu uga tago culayska haystaa

Calaamadaha jirka:

Waxaa kaloo jira astaamo jireed. Qofka niyad jabsan waxa uu la ildaran yahay daal inta badan iyo caajisnimo.

Maxay yihiin sababaha niyad-jabka?
Ilaa hadda, sababta dhabta ah ee ka dambeysa niyad-jabka si hubaal ah looma go'aamin karin. Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira arrimo kordhiya khatarta caabuqa:

hiddo-sideyaasha

Hidde-sidayaasha la iska dhaxlo ayaa ah qodobka koowaad ee halista u ah niyad-jabka.

haddii S aabbihiis uu niyad-jabsan yahay; Tani waxay ka dhigan tahay in ixtimaalka (S) uu ku qaadi karo cudurka ay korodho.

Shakhsi ahaaneed ama shakhsiyada oo u nugul

Shakhsiyaadka qaar ayaa aad u nugul, oo ay ku jiraan kuwa si fudud u welwelaya, iyo sidoo kale kuwa qariya dareenkooda.

qaababka fikirka

Waxaa jira habab fakar oo qofka ka dhiga mid aad ugu nugul niyad-jabka, oo ay ku jiraan fikirka xun ee naftiisa.

Awood la'aanta xak**aynta qaddarka

Dadka ay la kulmaan xaalado xun muddo dheer - oo lagu ciqaabo sabab la'aan, tusaale ahaan - waxay u badan tahay inay yeeshaan niyad-jabka.

Tani waxay sidoo kale ka jirtaa xayawaanka, maadaama eeyaha ay niyad-jabaan marka la ciqaabo sabab la'aan.
โ€ ูˆูŽู„ุงูŽ ุชูŽู‡ูู†ููˆุง ูˆูŽู„ุงูŽ ุชูŽุญู’ุฒูŽู†ููˆุง ูˆูŽุฃูŽู†ุชูู…ู ุงู„ุฃูŽุนู’ู„ูŽูˆู’ู†ูŽ ุฅูู† ูƒูู†ุชูู… ู…ู‘ูุคู’ู…ูู†ููŠู†ูŽ
ุฅู†ุง ูƒู„ ุดูŠ ุฎู„ู‚ู†ุงู‡ ุจุบุฏุฑ

Cadaadiska

Haddi ay tahay cadaadis kedis ah (natiijo ka dhalatay dhacdo weyn) ama cadaadis is biirsaday (natiijo ka dhalatay isu-ururinta dhacdooyinka yaryar).

Samee ciyaaraha jidhka

Jimicsigu wuxuu kaa caawinayaa inaad caafimaad qabtid oo aad dareento fiicnaan, sidoo kale waxay kugu qasbeysaa inaad ka baxdo guriga (kaas oo kaa caawinaya niyad-jabka).

Qaado wakhti aad ku nasato

Marka aad la kulanto dhibaatooyin ka baxsan awooddaada, sii naftaada waqti aad ku nasato hana ku adkeyn naftaada, ka fogow meelaha walaaca kugu keenaya. Ka fogaanshaha dhibaatooyinka waxay kaa dhigaysaa inaad si fiican u fahanto oo aad wax uga qabato.

Ku mashquul naftaada

Ka qayb qaado dhaqdhaqaaqyada dibadda, raac hiwaayaddaada, la kulan dad cusub.

ุŒ ูู‚ุงู„ ู„ู‡ ุนู„ูŠ

ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ ู‡ุฐู‡ ุงู„ู‚ุตูŠุฏุฉ ุงู„ุนุตู…ุงุก :

ุงู„ู†ูุณู ุชุจูƒูŠ ุนู„ู‰ ุงู„ุฏู†ูŠุง ูˆู‚ุฏ ุนู„ู…ุช

ุฃู†ู‘ูŽ ุงู„ุณุนุงุฏุฉ ููŠู‡ุง ุชุฑูƒ ู…ุง ููŠู€ู€ู‡ุง

ู„ุง ุฏุงุฑูŒ ู„ู„ู…ุฑุกู ุจุนุฏ ุงู„ู…ูˆุช ูŠุณูƒูู†ู‡ุง

ุฅู„ุง ุงู„ุชูŠ ูƒุงู†ูŽ ู‚ุจู€ู„ ุงู„ู…ูˆุชู ุจุงู†ูŠู€ู‡ุง

ูุฅู† ุจู†ุงู‡ุง ุจุฎูŠุฑ ุทุงุจ ู…ุณูƒู†ูู‡

ูˆุฅู† ุจู†ุงู‡ุง ุจุดุฑ ุฎู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ุงุจ ุจุงู†ูŠู€ู€ู€ู‡ุง

ุฃู…ูˆุงู„ู†ุง ู„ุฐูˆูŠ ุงู„ู…ูŠุฑุงุซ ู†ุฌู…ุนูู‡ุง

ูˆุฏูˆุฑู†ุง ู„ุฎุฑุงุจ ุงู„ุฏู‡ู€ู€ู€ุฑ ู†ุจู†ู€ูŠู€ู€ู‡ุง

ุฃูŠู† ุงู„ู…ู„ูˆูƒ ุงู„ุชูŠ ูƒุงู†ุช ู…ุณู„ุทู†ุฉู‹

ุญุชู‰ ุณู‚ุงู‡ุง ุจูƒุฃุณ ุงู„ู…ูˆุช ุณุงู‚ูŠู€ู€ู‡ุง

ููƒู… ู…ุฏุงุฆู†ู ููŠ ุงู„ุขูุงู‚ ู‚ุฏ ุจู†ูŠุช

ุฃู…ุณุช ุฎุฑุงุจุง ูˆุฃูู†ู‰ ุงู„ู…ูˆุชู ุฃู‡ู„ูŠู€ู€ู€ู‡ุง

ู„ุง ุชุฑูƒูู†ูŽู†ู‘ูŽ ุฅู„ู‰ ุงู„ุฏู†ูŠุง ูˆู…ุง ููŠู‡ุง

ูุงู„ู…ูˆุช ู„ุง ุดู€ู€ู€ูƒ ูŠููู†ูŠู†ุง ูˆูŠููู†ูŠู€ู€ู‡ุง

21/01/2023

Xalqadan waxaynu kaga warami foonaa baadiidoonki iyo raacdayntii hadraawi ahun iyo buugiisi hawaale waran

Sanad cusub iyo xalqad cusub Kal cusub iyo barnaamij cusub Goor dhaw filo qayb ka mida buuga hawaale warrran oo aynu ku ...
20/01/2023

Sanad cusub iyo xalqad cusub
Kal cusub iyo barnaamij cusub

Goor dhaw filo qayb ka mida buuga hawaale warrran oo aynu ku soo qaadanay xalqadeena maanta

Sanad cusub iyo xalqad cusub Kal cusub iyo barnaamij cusub Goor dhaw filo qayb ka mida buuga hawaale warrran oo aynu ku ...
20/01/2023

Sanad cusub iyo xalqad cusub
Kal cusub iyo barnaamij cusub

Goor dhaw filo qayb ka mida buuga hawaale warrran oo aynu ku soo qaadanay xalqadeena maanta

03/02/2022

SAFARKA NOLOSHA
RAACIDA RABITAANKA

Waa barnaamijka aynu bilaawnay soo noqodkeena iyo waliba qaybta cusub ee yanu bilawnay waxay ku taadcayn doona qayb walba mawduuc aynu so xulno

Waxa arin layaableh ah adoonka ka yeelay mid uu caabudo rabitaankiisa iyo hiiyiraaca naftiisa

Shay ma sameeyo ilaa naftiisu u sameeya shay xaraan k**a aha ee uu wada xalaashaday wax walba oo naftiisa uu kaga farxinayo marwalba

Ka dhagayso link bio ga yaala
https://anchor.fm/s/45ae5034/podcast/rss

๏ปฟ

Soo noqod wanagsan dhamaan asxaabta ku xidhnayd idaacadeen bilawga sheeda podcast Sanad cusub iyo waliba qayb cusub Inka...
03/02/2022

Soo noqod wanagsan dhamaan asxaabta ku xidhnayd idaacadeen bilawga sheeda podcast

Sanad cusub iyo waliba qayb cusub

Inkastoo aanu ka maqnayn hawada in badan so laabasho wanagsan waxaynu bilaabi doona taxane aynu ugu magac darnay SAFARKA NOLOSHA

Ka dhagayso link bio ga yaala
Ama google podcast

Xalqadan waxa inoo martiya Dr.subeer abdirahman ahmed oo ah mid ka mida asxaabtayda aan jecalahay kuna takhasusay ilkaha...
01/06/2021

Xalqadan waxa inoo martiya Dr.subeer abdirahman ahmed oo ah mid ka mida asxaabtayda aan jecalahay kuna takhasusay ilkaha kana so shaqeeyay muddo badan wadanka gudihiisa waxynu kala sheekaysan doona bal xidhashada birta ilkaha oo inagu cusub iyo qodobo dhawra

*xidhashada birtu ma quruxba mise wa caafimad?

*yaa u baahan inuu xidho birta ?

* qof loo dhameeyay habka xidhitaanka birta ma ku laaban karaan ilkuhu sidoodi h**e ?

Ka dhayso linkgan

https://anchor.fm/bilawgasheekada/episodes/Qurxinta-iyo-xidhashada-biraha-ilkaha-e11v80l

Ramadaan day 19 alaxamdulillah
01/05/2021

Ramadaan day 19 alaxamdulillah

28/04/2021

xalqadan waxa inala daadihinaya dr ibraahim maxamed ibraahim oo aynu kala sheekaysanay warwarka iyo saamaynta uu ku leeyahay dhalinteena waxayaabaha ku keena iyo xalka halki aynu ka raadin lahayn

โžก๏ธka dhaygaso
๐ŸŽ™google podcast

27/04/2021

Xalqadan waxaynu kaga hadali doona farxada
Farxaddu waa dareenkaas kugu soo dhaca marka aad ogaato in noloshu wanaagsan tahay oo aanad ka maarmi karin inaad dhoolla caddayso. Waa caksiga murugada. Farxaddu waa dareen ladnaan, farxad, ama qanacsanaan. Marka dadku guuleystaan, ama nabad galaan, ama nasiib yeeshaan, waxay dareemaan farxad.

Ka dhagayso linkigan

https://podcasts.google.com/search/Bilawga%20sheekada

25/04/2021

ุงู„ู„ู‡ู… ุขุฌุฑู†ูŠ ููŠ ู…ุตูŠุจุชูŠุŒ ูˆุฃุฎู„ู ู„ูŠ ุฎูŠุฑู‹ุง ู…ู†ู‡ุง
24/04/2021

ุงู„ู„ู‡ู… ุขุฌุฑู†ูŠ ููŠ ู…ุตูŠุจุชูŠุŒ ูˆุฃุฎู„ู ู„ูŠ ุฎูŠุฑู‹ุง ู…ู†ู‡ุง

23/04/2021

Xalqadan waxay nu kusoo qaadanaynaa rajada iyo qiimaha qof ka ee noloshan uu noolyahay
Halkee la ga raadiya qiimaha
Maxaa se lagu garta qiimaha qofka

Yaad ka rahaysa inuu ku fuliyo riyooyinkaaga
Allah filo oo rajee o ka rajee intaba allah

2 - (2675) ุญูŽุฏู‘ูŽุซูŽู†ูŽุง ู‚ูุชูŽูŠู’ุจูŽุฉู ุจู’ู†ู ุณูŽุนููŠุฏูุŒ ูˆูŽุฒูู‡ูŽูŠู’ุฑู ุจู’ู†ู ุญูŽุฑู’ุจู - ูˆูŽุงู„ู„ู‘ูŽูู’ุธู ู„ูู‚ูุชูŽูŠู’ุจูŽุฉูŽ - ู‚ูŽุงู„ูŽุง: ุญูŽุฏู‘ูŽุซูŽู†ูŽุง ุฌูŽุฑููŠุฑูŒุŒ ุนูŽู†ู ุงู„ู’ุฃูŽุนู’ู…ูŽุดูุŒ ุนูŽู†ู’ ุฃูŽุจููŠ ุตูŽุงู„ูุญูุŒ ุนูŽู†ู’ ุฃูŽุจููŠ ู‡ูุฑูŽูŠู’ุฑูŽุฉูŽุŒ ู‚ูŽุงู„ูŽ: ู‚ูŽุงู„ูŽ ุฑูŽุณููˆู„ู ุงู„ู„ู‡ู ๏ทบ: ูŠูŽู‚ููˆู„ู ุงู„ู„ู‡ู ๏•: ุฃูŽู†ูŽุง ุนูู†ู’ุฏูŽ ุธูŽู†ู‘ู ุนูŽุจู’ุฏููŠ ุจููŠุŒ ูˆูŽุฃูŽู†ูŽุง ู…ูŽุนูŽู‡ู ุญููŠู†ูŽ ูŠูŽุฐู’ูƒูุฑูู†ููŠุŒ ุฅูู†ู’ ุฐูŽูƒูŽุฑูŽู†ููŠ ูููŠ ู†ูŽูู’ุณูู‡ูุŒ ุฐูŽูƒูŽุฑู’ุชูู‡ู ูููŠ ู†ูŽูู’ุณููŠุŒ ูˆูŽุฅูู†ู’ ุฐูŽูƒูŽุฑูŽู†ููŠ ูููŠ ู…ูŽู„ูŽุฅูุŒ ุฐูŽูƒูŽุฑู’ุชูู‡ู ูููŠ ู…ูŽู„ูŽุฅู ู‡ูู…ู’ ุฎูŽูŠู’ุฑูŒ ู…ูู†ู’ู‡ูู…ู’ุŒ ูˆูŽุฅูู†ู’ ุชูŽู‚ูŽุฑู‘ูŽุจูŽ ู…ูู†ู‘ููŠ ุดูุจู’ุฑู‹ุงุŒ ุชูŽู‚ูŽุฑู‘ูŽุจู’ุชู ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฐูุฑูŽุงุนู‹ุงุŒ ูˆูŽุฅูู†ู’ ุชูŽู‚ูŽุฑู‘ูŽุจูŽ ุฅูู„ูŽูŠู‘ูŽ ุฐูุฑูŽุงุนู‹ุงุŒ ุชูŽู‚ูŽุฑู‘ูŽุจู’ุชู ู…ูู†ู’ู‡ู ุจูŽุงุนู‹ุงุŒ ูˆูŽุฅูู†ู’ ุฃูŽุชูŽุงู†ููŠ ูŠูŽู…ู’ุดููŠ ุฃูŽุชูŽูŠู’ุชูู‡ู ู‡ูŽุฑู’ูˆูŽู„ูŽุฉู‹.

ุงู„ู„ู‡ู… ูˆูุฑ ููŠู‡ ุญุธู‰ ู…ู† ุจุฑูƒุงุชู‡ุŒ ูˆุณู‡ู„ ุณุจูŠู„ู‰ ุฅู„ู‰ ุฎูŠุฑุงุชู‡ุŒ ูˆู„ุง ุชุญุฑู…ู†ู‰ ู‚ุจูˆู„ ุญุณู†ุงุชู‡ ูˆ ุงูุชุญ ู„ู‰ ููŠู‡ ุฃุจูˆุงุจ ุฌู†ุงู†ูƒุŒ ูˆุฃุบู„ู‚ ุนู†ู‰ ููŠู‡ ุฃุจูˆุง...
22/04/2021

ุงู„ู„ู‡ู… ูˆูุฑ ููŠู‡ ุญุธู‰ ู…ู† ุจุฑูƒุงุชู‡ุŒ ูˆุณู‡ู„ ุณุจูŠู„ู‰ ุฅู„ู‰ ุฎูŠุฑุงุชู‡ุŒ ูˆู„ุง ุชุญุฑู…ู†ู‰ ู‚ุจูˆู„ ุญุณู†ุงุชู‡ ูˆ ุงูุชุญ ู„ู‰ ููŠู‡ ุฃุจูˆุงุจ ุฌู†ุงู†ูƒุŒ ูˆุฃุบู„ู‚ ุนู†ู‰ ููŠู‡ ุฃุจูˆุงุจ ู†ูŠุฑุงู†ูƒุŒ ูˆูˆูู‚ู†ู‰ ููŠู‡ ู„ุชู„ุงูˆุฉ ู‚ุฑุขู†ูƒ.

19/04/2021

Noloshu cadaalad maaha

Xalqadan waxanu ku qaadaadhigi doona nasiibka iyo sida khaldan ee aynu u fahanay
Nasiibku ma mid wanagsan iyo mid xunbu leeyahay
Nasiibka wanagsan midka aynu u naaqano wa fursad kuu timid adiga oo diyaar u ah aanad ka faaidaysatay
Nasiibka xun midka aynu u naqaananaa wa fursad adiga oo hurda kuu timid kuna dhaaftay

https://anchor.fm/bilawgasheekada/episodes/noloshu-cadaalad-maaha-nasiibka-ev6ivo

Naga filo dhawaan hawada insha allah 2 bisha barakaysan e ramadaan waxan idinla wadaagi doona Xalqada 1 iyo qisada 1 iyo...
11/04/2021

Naga filo dhawaan hawada insha allah
2 bisha barakaysan e ramadaan waxan idinla wadaagi doona
Xalqada 1 iyo qisada 1 iyo martida 1 insha allah

Nala wadaag fikirkaaga iyo taladaadba waa noo muhiim

Naga filo hawada maalmahan soo socda insha allah
10/04/2021

Naga filo hawada maalmahan soo socda insha allah

Naga filo hawada maalmahan soo socda insha allah aan kula kulanno shisheeyaha markii ugu horreysay, aan ku baranno iyaga...
10/04/2021

Naga filo hawada maalmahan soo socda insha allah

aan kula kulanno shisheeyaha markii ugu horreysay, aan ku baranno iyaga oo aan magacyadooda aqoon oo aan la hadalno 20 daqiiqo, ka dib waan kala tagnaa

Address

Hargeisa

Telephone

+252634786801

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilawga.sheekada podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bilawga.sheekada podcast:

Videos

Share

Category


Other Podcasts in Hargeisa

Show All