30/03/2024
Samafale xildhibaanad Dahabo-kiin Aden oo kamid ah Baarlamaankii h**e ee Galmudug kuwooda ugu howl-karsana ayaa ka soo jawaabtay codsiga Bahru Noor Foundation ee ku aadanaa taageerida waxbarashada Ubadka Soomaaliyeed.
Xildhibaanada aya Baxru Nuur ugu deeqday lacag $100 ah bil kasta.
Mu’asasada Baxru Nuur waxa ay si mug iyo miisan leh ugu mahadcelineysaa Samafale Xildhibaanad Dahabo-kiin AdenTabarucaada joogtada ah iyo in ey qeyb ka noqotay dadka muxsiniinta ah ee ka qeybqaadanaya mustaqbal u sameynta ubadka Soomaaliyeed.
Dhamaan saaxiibada Baxru Nuur waxan ka codsaneyna in ey u duceeyan xildhibaanad Dahabo-kiin Aden in allah Barakeyo.
Baxru Nuur Waa iftiinka mustaqbalka Ubadkaada, ka qeybqaado howlaha kheyrka walaal.
Mahadsanidiin .