Isbaddel

Isbaddel "Isbaddel Ku sameey naftaadda iyo Noloshaadaba." First Change your Self, Then You Will Able To Change th World. 'Ugu Horeyn naftaadda baddel kadibna Dadka.

Permanently closed.

Address

Meeraysane
Garowe
AZER

Telephone

252906797964

Products

Encouragement

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbaddel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Isbaddel:

Share

Category

Isbaddel-ka ugu weyn uu qofkasta noloshiisa ku sameyn karo, waxaa ka mid ah in uu Naftiisa wax ka baddalo.

Dib ha isu dhigin, bilow maantaba isbaddelka aad adigu naftaadda la rabto, Haddii kalle ogow duniddan may jirto qof kalle oo ruuxdaadda wax ka badali karra aan adiga ka ahayn, Kana Bari Allaah in uu isbaddel-ka wanaagsan ee aad naftaadda la doonayso kugu toosiyo.

Insha’alaah Hadduu Allaah idmo bogeena Facebook ee Isbaddel, Channel-ka Youtube aan ku leenahay iyo waliba Website-keena www.Isbaddel.com waxaad kalla socon doontaan, Xaqiiqooyin badan oo nolosha ku saleysan, dadkii guulaha gaaray, hormaradda nafta & waliba sidda qof walba uu noloshiisa isbaddel la taaban karo ugu sameyn lahaa.

Soo dhawaadda Naguna xirnaadda. Contac with Us- [email protected] Or Tell Numbers- +252906797964 ama +252907640056 Mahadsanidin.

Nearby media companies