Yamani Podcasting

Yamani Podcasting Educational Quality.
(1)

21/03/2024

Maynaan fahmin islaamka... ‼️

28/02/2024

Kawaranka Qur'aan caashaqii Dr. Maxamed cabdallah Daraas.
Yamani Podcasting
Shakhsiyaad tolmoon (1)

Salaamulaahi calaykum walaalayal. nala wadaag mawduuc aad jeclaan lahayd inaan mawduuc kasoo diyaarinno !!!
08/11/2023

Salaamulaahi calaykum walaalayal.
nala wadaag mawduuc aad jeclaan lahayd inaan mawduuc kasoo diyaarinno !!!

04/11/2023

Tarbiyeynta nafta.
Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun.

27/10/2023

Afar fikir ama (ideologies) ayaa bahda Akhriska ka jira ama deegaanada soomalida ee akhriska 🎯‼️

Yamani Podcasting

Afar fikir ama (ideologies) ayaa bahda Akhriska ka jira ama deegaanada soomalida ee akhriska 🎯‼️ 1:20 duhurnimo.Maanta.....
27/10/2023

Afar fikir ama (ideologies) ayaa bahda Akhriska ka jira ama deegaanada soomalida ee akhriska 🎯‼️

1:20 duhurnimo.
Maanta...
Yamani Podcasting

24/10/2023

Hadaad dhinaanshiyo dareemayso waxaad tahay qof ayaan badan !

Hadaad dhinaanshiyo dareemayso waxaad tahay qof ayaan badan !!!Mawduuc muhima.1: 10 duhurnimo.Yamani Podcasting
24/10/2023

Hadaad dhinaanshiyo dareemayso waxaad tahay qof ayaan badan !!!
Mawduuc muhima.
1: 10 duhurnimo.
Yamani Podcasting

22/10/2023

Waxa lagu kala hormar san yahay waa hadba waxa bini aadamka lagu cabiro sida loogu kala hormarsan yahay.

Yamani Podcasting

21/10/2023

Si niyad sami ah u noolaw.!!
Yamani Podcasting

Maanta.1:20 duhurnimo.Yamani Podcasting
21/10/2023

Maanta.
1:20 duhurnimo.
Yamani Podcasting

19/10/2023

Ma waxa aad i weydiinaysa sida jacaylku ku yimaado ?

Maanta 1:30 duhurnimo.Yamani Podcasting
18/10/2023

Maanta
1:30 duhurnimo.
Yamani Podcasting

16/10/2023

Hadii aad i weydiiso " qofku qacda koowaad ee ay musiibo qabsataba yuu u qayshadaa ee dhankeeda uu miciin bidaa" ?
Waxaan ku leeyahay .. Hadba cida uu jecel yahay.💚

Maanta.1:30 duhurnimo.Page-ka : Yamani Podcasting
16/10/2023

Maanta.
1:30 duhurnimo.
Page-ka : Yamani Podcasting

13/10/2023

Dadku markay waxqaadashada iyo waanada noqoto saddexdan ayey u qaybsamaan. 👇
Yamani Podcasting

Maalinķa jimcaha.1 : 30 pmYamani Podcasting
12/10/2023

Maalinķa jimcaha.
1 : 30 pm
Yamani Podcasting

12/10/2023

Alle ha unaxariisto
Faylasuuf, abwaan hadraawi (Ahun )

08/10/2023

Next chapter !!!!!

Baalka cusub tag !!!!

08/10/2023

#غزةفلسطين 💚

 #أعزل #جديد       #غزةفلسطين
08/10/2023

#أعزل
#جديد





#غزةفلسطين

Cadho uruurtay iyo gabood falladii waata manta dhacdada sababtay !
08/10/2023

Cadho uruurtay iyo gabood falladii waata manta dhacdada sababtay !


Intani waa intaynu fahmi laanahay dhalinyaro." Adigu adiga un ahaw "
05/10/2023

Intani waa intaynu fahmi laanahay dhalinyaro.

" Adigu adiga un ahaw "

04/10/2023

Manaqaan qiimaha dhabta ah ee waxa aynu u jeelanahay ilaa aynu helno qof aanu tuhun inaga gelin in uu yahay abaalmarinta cimrigii dheeraa ee aad soo qaadatay gabagebadiisii.

- Nabad ahaw.

Ha u malaynin iswaayidda iyo kala–taggu in uu sahalo yahay, haddii aad dhayal u haysatidna, gugii ay Khadiiji dhimatay loo ma bixiyeen Sannadkii Murugada!

Qofna uma dulqaadan karo waayidda dadka uu jecel yahay, xataa nebiyadana ku dheh oo!

- nabadiino saaxiib

" Waxan ka guurey oo ka haajirey degelka dulinimada iyo baadinimada haba ahaadeen kuwo dahab ka samaysana'e, waxaanan de...
04/10/2023

" Waxan ka guurey oo ka haajirey degelka dulinimada iyo baadinimada haba ahaadeen kuwo dahab ka samaysana'e, waxaanan degey degelada cisada, sharafta, karaamada, dadnimada iyo jidhdiidka waxa xun haba ahaadeen kuwo kharaaba oo dayacane "

If the first half of the twentieth century was the era of the technical engineers, the second half may well be the era o...
04/10/2023

If the first half of the twentieth century was the era of the technical engineers, the second half may well be the era of the social engineers — and the twenty-first century, I suppose, will be the era of World Controllers, the scientific caste system and Brave New World. The prophecies made in 1931 are coming true much sooner than I thought they would. The nightmare of total organization has emerged from the safe, remote future and is now awaiting us, just around the next corner.

~Aldous Huxley

03/10/2023

Dhamaanteen waxaynu doonaynaa is-bedel.
Se is bedel ka aynu doonaynaa wuxu ubaahanyey .
Sidee wax loo joogteeya hadaba ? 👇

Abdalla Al-Yamani

Humaagyada xifdinta Alle, waxa ka mid ah in uu Mu’miniinta ku tirtiro baadilka. Ilaahay SWT, waxa uu ku yidhi Quraanka k...
29/09/2023

Humaagyada xifdinta Alle, waxa ka mid ah in uu Mu’miniinta ku tirtiro baadilka. Ilaahay SWT, waxa uu ku yidhi Quraanka kariimka ah:
( إن الله يدافع عن الذين ءامنوا )
«Alle, waxa uu ku difaacayaa xaqa iyo diinta kuwa rumeeyay.»
U fiirso; Mu’miniinta k**a difaaco sharka, balse wuu ku difaacaa! Qodobkani waa farriin inna tusaysa halista shayga ay la kulmidoonaan, qaababkiisa kala geddisan iyo humaagyadiisa kala duwan. Hase yeeshee, Alle, isaga ayaa u ogaal badan waxa karaar

28/09/2023

Xidhiidhka adiga iyo ilaahay idinka dhaxeeya waa salaada hadan salaad jirin islaamnimadasi waa halis.

Alle waxa uu kaa dhowraa cadowgaaga, laakiin sidee? Waxa la yidhi tuug baa galay guri. Tuuggii waxa uu doonaya in uu ala...
28/09/2023

Alle waxa uu kaa dhowraa cadowgaaga, laakiin sidee? Waxa la yidhi tuug baa galay guri. Tuuggii waxa uu doonaya in uu alaab ka xado qol ay ku jireen labadii waalid iyo ilmohoogii yaraa. Haddaba, tuuggii intuu galay qolkii huradada ayuu ilmihii u qaaday qol kale. Ilmihii baa qayliyey, kadibna labadii waalid oo argagaxsan, isna weydiinaya waxa dhacay ayaa ka kacay hurdadii. Waxa ay bilaabeen in ay ilmihii ka dhex raadiyaan guriga. Tuuggii oo ka faa’iidaysanaya fursaddan dahabiga ah ayaa galay qolkii hurdada, balse wuu ku dumay! Haddaba, ayaa keenay tuuggan si uu qoyskan uga badbaadiyo dhimasho? Allaha xafiidka ah ee dhowra addoomihiisa ayaa keenay. Xataa cadowgoodii ayuu ku ilaaliyay! Sababaha ugu waaweyn ee keena ilaalinta Alle, waxa ka mid ah; in aad ilaaliso isaga! Ku celceli oo u fiirso xadiiskan:
"يا غالم إني أعلمك كلمات: احفظ الله يحفظك، احفظ الله تجده تجاهك، تعرف إلى الله في الرخاء يعرفك في الشدة."

«Maandhoow, waxaan ku barayaa weedho: ilaali Ilaahay, wuu ku ilaalinayaaye. Ilaali Ilaahay, hortaada ayaad ka helaysaaye. Garo Ilaahay wakhtiga barwaaqada, waxa uu ku garanayaa xilliga dhibaatada» Alle, ilaali wuu ku ilaaline. Ilaali amarradiisa oo u samee siduu ku faray. Iska jir waxa uu kuu diiday oo uga tag siduu kaa doonayo.

Address

Hodan Qaylo Street
Burco

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00

Telephone

+252637247847

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yamani Podcasting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies



You may also like