
08/12/2022
Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8/12/2022 waxaa Qandaraaska dhismaha Dekadda Magaalada Bosaso la siiyey Shirkada ( Mar Marine )
Saxiixan waxa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasarada Dekaddaha iyo Gadiidka Bada Mudane Ahmed Yaasiin Salah iyo Gudomiyaha Gobolka Bari Shaahdon Ali Yare iyo Gudomiyaha Degmada Bosaso Hasan Abdale Hasan ,
Qandaraaska waxaa dhinaca dowladda Puntland u saxiixay wasiirka Dekeddaha iyo Gadiidka Badda Mudane Ahmed Yaasiin Saalah halka dhanka Shirkada Dp world uu u saxiixay Suhail Al Banna, CEO and Managing Director DP World Middle East and Africa sidoo kale Nabil Milad Abou Rjaili General Manager of (Mar Marine) ayaa isna u saxiixay dhanka shirkadda qaadatay qandaraaska