wasiir kuxigeenka shaqada iyo arimaha bulshada Faarax Jaamac Boos ayaa u mahad celiyay warsan Muuse Ciiro oo dhiirigalisay xulka rako raaxo
Duqa degmada qardho Qaal : Madaxweyne Deni waxuu noo balan qaaday in uu dhisayo garoonka
"Xulka rako talidaydii way qaateen waana taas lugtoodi kululeed kusoo baxay"Gudomiye kuxigeenka Gobolka karkaar Abdicasiis Yusuf Caamir.
Banbax Roob doon ah oo lagu qabta Rako Raaxo, iyadoona shacabka oo horkacayaan Culumadu banaanka magaalada u tageen alle Bari.
Bulshada Xingalool oo si isku tashi ah u furaysa wadooyinka magaalada.
Buuraha gobolka Bari ee Cadow baa isku aruursaday xukuumaduna dagaal bay iclaamisay Dadka kasoo barakacay Wasaarada Gargaarku maxay ugu talagashay?
Xulka degmada Rako
Qurba joog Warsan Muuse Siciid Ayaa Casho sharaf maamuus iyo sagootin ah u sameysay xulka Kubadda cagta Degmada Rako ee ku guulaystay koobka degmooyinka gobolka Karkaar.
Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jamaac Qoorsheel iyo Masuuliyiin kale oo maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bossaso kusoo dhoweeyey Safiirka Indonesia u fadhiya wadamada geeska Africa
Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jamaac Qoorsheel iyo Masuuliyiin kale oo maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bossaso kusoo dhoweeyey Safiirka Indonesia u fadhiya wadamada geeska Africa iyo Madax kale oo ka qayb-gelaysa Dahfurka qaybta ICU Ee Cusbitaalka Jaamacadda Bariga Africa Ee Manhal .
Gool dhaliyihii u wanaagsana koobka.
Shaasha oo ka socday xulka Qardho.
Guushi Rako gabadha ka Danbeysay Shukri Gaaf.
Kalabayr oo looga dabaal degay Koobka ay ku guulaysatay degmada Rako.