Gacanka hodanka iyo "abwaanad "Ruun dooxajoog"
Musharax Gudoomiye Ururka ardayda Jaamacadda badda cas ee magaalada bosaso Maxamuud Xassan Maxamuud《Siyaasi》
Waxa uu ka tartamaya Xisbiga HAYAAN ee jamacada badda cas.
Maxamuud Waa arday leh sifo hogaamineed. Kuna Suntan Maamul Wanaag. Tixgalin Iyo Talo Wadaag.
Maxamed Cali
Wax ka baro sooyaalka Minaaradda Raasi Casayr (Faro Crispi).
Maxamed Cali
Astaan TV
Horgalkii waynaa ee mahad Cambaashe ahaa waa laga qaniimaysty wixii uu watay manta .
Maxamed Cali
GEESALEY: Magaalo taariikhed ku caan ah tabcashda beeraha timirta ah.
Waa magaalo dhan walbaba hodon ka ah lkn u hamuun qabta maalgashi dhinac walba ah Waxayna caan ku tahahy.
(TIMIR, KALUUN, XOOLAHA NOOCYADIISA KALA DUWAN, IYO XIJIBA)
Sidoo kle waxaa ku taal sida warbixinta ku xusan timirta ugu dheer geeska africa
Maxamed Cali
Astaan TV
"Waxgaradka Murcanyo "Majirto Diiwaan Galin aanu diyaar unahay ilaa la saxo xuduuda Degmada Murcanyo ee aan cabashadeeda horay ugudbinay"
Intii wax gardka ahyd way hadashy warku waa dhanyahy
Roobab xoogan ayaa ka da,ay deganada gobolka gardafuu halkani waa magaalo ganacsiyedka gobolka gardafuu ee xaabo halkaas oo daad kusoo rogmady.
Bulshada mglda xaabo ayaa ka war bixinya siduu dad iyo dunyba usameyey roobabkaani
Maxamed Cali noo shere gareeya
Dhayladii aad iga dharjisy ayaan ku xoogsady oo ficil ah😁😁😁
Ceel dhaahir👍
Ceel doofaar❤
Aniga ceel daahir ayaan u qaan naftyda waan rabaa🤣😁😁
BAARGAAL GARDAFUU PUNTLAND🥰👆
Rag waa kuwii wax wada cuna haba yaraatee
#share #follow
Odayga degmoyinka haloo qaqabto🤣🤣
Reer qardhodow fariin baan idiin wadaa🤣
"Wadar iyo waaxid yaa walan"
Waataas laysku wada raacay Degmdii murcanyo iyo soohdi madeeda.
Dadkaaga dhica ka raac oo soo dhawey dimuqraadiyda ka hirgashy deeganda puntland waxaa wax lagu yayhy wax wada qabsi iyo isu tanaasul qaylo iyo qardajeex waxba laguma keeno.
#Gardafuu guul ayaa urajynyaa
Maxamed Cali