21/11/2022
GANAAX:Gabadhan wariyaha ah ee lagu magacaabo ππΉπ²π
π¦π°πΌππ waxay u shaqeesaa BBC oo shalay diiday baahinta furitaankii koobka adduunka,waxay xiratay calaamadii "OneLove" dadka isku jinsiga ah isku galmood a ee la mamnuucay waa kabtankii Harry Kane waxayna jabisay sharci dalkaasi iyo FIFA u yaalay hadaba maxay muteesatay.
1:isla biri dalka waa laga masaafurinayaa.
2:Hay,adeeda BBC raali galin ayaa looga baahanyahay oo FIFA iyo Qatar ah siineeso.
3:Waligeed dambe k**a shaqeen doonto Qatar hadii ay mar labaad ku kacdo falkan.
Sharciyada u dagan Qatar qofkii jabiya aan ciyaartoy ahayn ganaaxyadan ayuu marayaa waxaad doonto noqo taageere,wariye ama dalxiise
Dheel dheel waa dhamaatay Qatar sharaftii islaamka waa dhowrteen xaqiiqdii.
Dal kasta haduu dhaqankiisa sidaa ugu dhagnaado maxaa ku jaban.
Dhaqankayga tixgali kaagana waxba k**a soo qaadayo leesk**a yeelaayo waleeeπ