Marka aad Arooska ku degdegto oo adigoo xafladdii joogo ay shalaayto kuu billaabato 😂
Markay dar'ilaahay kaa ahayn aan lacag lagu cunayo tacsida waa sdiaan oo kale.
Fanja sidaas ayaa loogu raaxaystaa ama waa la iska dayaa.
Eshacalaa muxuu wax bartay.
Qolo halkaan ah oo muslim sheeganaya misaajid ay leeyihiin caawa waan kaseexan la'ahay.mishaas musica iuo dance ga ka dhacaya dhahii ayay na jareen.😊😊
Ummada kale ee aduunka madadaalo iyo dhaqaale ayay usoo galaan social media,halka soomaalidu qabyalada dhaqan dumin iyo aflagaado ay usoo galaan.
Ninkaan soo giridhi ma aha ?😀😀😀
Shalay wuxuu ku diganayay farxaan qarole alle ha unaxaristee.maanta markii ay guriigiisa gashayna wakaas sidaas u'ooyaya.
Musiibada markii aad adiga gacantada ku samaysatid waa sidaas, xasan dahir awayd wax alaale wuxuu soomaali ugu dhintay mabda diin asagaa lawaydiinaya.
Kubadi sharafteed waa dhiib hana laguu dhiibo.
Goroon halkaan ah ani iyo dhowr nin oo culus ayaa inta is aruur satay habeen walba wiilal yar sidaas oo kale ay noo cayr sadaan yacni maba haysano ileen waan ognahay in anaan cayrsan karine😀.
Waxaan la baxnay FC ISKARAAB😀😀
Siyaasi soomaaliyeed intaas ayuu jiraa, toraad wuu amaanayay shalalyna xilkaa laga qaaday, maanta wakaa qaylinaya.
Ninkii usacaba tumidoona siyaasi soomaaliyeed was nin waalan.
Walee eebbe cadaabtiisa dheel dheel uma samaysan.
Taakal macaan ayuu u dhigay
Qayma dhaca lacagaha waa waxa ugu wayn ee wadan dhaqaalihiisa dhulka galiya.
Waxaan xasuusta xili aan ku shaqayn hirtay 6000 bir bisha dhan oo aaan kuro,masaariif,magaalo joog,dhar gadasho, hadana wax noga soo harijireen,waxaan xasuusta xili aan 100 dollars biil uqaadan jiray oo aan jaamacad iyo dagananshaba iigu filnayd.
Balo kaa xoogbadan hadii lagugu salido waa ibtilo.
Markuu jacaylku adigoo waayeel ah kugalo waa sidaan.
Jacaylku xishoon maayo😀
Balaayo kaxoogbadan iloohow hakaa adeejin.
Hala sooqabto axadkaan.
Balo ku ciyaadhay😂
Wale kubadu waa balwad cajiib ah, halasoo qabto laba laacib.
Md xasan sheikh maxamuud dhib wayn ayuu noogaysatay.
Waad mahadsan tahay walaal Ali Osman Rage.