I love somali people

I love somali people Somali dadkayga iyo dalkaygow so dhawaada

Fadlan nagu so biir dhiiri galin ayey notahay �

If

23/07/2023

Ma is dal-dalaa 😂😂

Haduu ilahay cafimad taama ku siiyay alx dheh 😢
10/06/2023

Haduu ilahay cafimad taama ku siiyay alx dheh 😢

16/05/2023

Yaa allh 🥲🥲🥲

09/05/2023

Asxaabey jilinkayga kawarama 🧐

kilyo dhaqista waxa qofka lagu xiraa tuubadaas oo  lagaliyo xididka qoorta,Tubadaa oo leh labo af mida gaduudan waxay ka...
29/04/2023

kilyo dhaqista waxa qofka lagu xiraa tuubadaas oo lagaliyo xididka qoorta,
Tubadaa oo leh labo af mida gaduudan waxay kasoo saartaa dhiiga wasaqaysan jirka qofka, halka mida buluuga ahna ay dhiiga kasoo qaado mashiinka lagu soo nadiifiyey dhiiga qofka xanuunsan.

camaliyadaas waxay qadataa 4 saacadood uusan qofka is dhaqaajinaynin, isbuuciina qofka waxaa la mayraa kilidiisa 3 mar ama ka badan, yacnii asbuucii waa 12 mar markasta waa 4 saacadood yacnii 48 sacadood aya bishii la mayraa(dhaqaa) .

Adiga oo aan xanuunsanayn kilidaadu ugu yaraan 60 mar ayay maalintii is mayrtaa adigoo suuxdin iyo xanuun toona maraynin meelna aan u jiifin . Alx dheh ❤️

Inta xanuusan Allaha caafiyo🙏

28/04/2023

Tan waxa ku dhigo ila arka 😂😂

Ahmed farahiis way sinaayen 😂😂
12/04/2023

Ahmed farahiis way sinaayen 😂😂

11/04/2023

Musalsalk Ahmed xage ayu ku maraya adig 😂😂

08/04/2023

Huseen garweyne iyo Fartuun Balbalaarka maxa kala haysto 😂😂

06/04/2023

Su’aasha iga so jawaba

Asha Hassan Ninkeyga Afur maka dhigan Karaa?Gabadhaan yaa su,asha uga jawaabi karo
24/03/2023

Asha Hassan Ninkeyga Afur maka dhigan Karaa?

Gabadhaan yaa su,asha uga jawaabi karo

18/03/2023

Qamar sugaani ma imaqlaysaa 😂😂

Xaalada Sharmake Aad bay U Xuntahay Aan Uso ducayno waa mlin jimceeShil Gaari Oo u Ku Galay Inta u Dhaxaysa BOOSAASO IYO...
17/03/2023

Xaalada Sharmake Aad bay U Xuntahay Aan Uso ducayno waa mlin jimcee

Shil Gaari Oo u Ku Galay Inta u Dhaxaysa BOOSAASO IYO KALABAYDH

AAN u ducayno

Ramadaankan maalmaha ugu h**eeya insha Allah 14 saacadood iwm ayaynu soomanaan doonaa.Dhamaadkiisana ku dhawaad 16 saaca...
14/03/2023

Ramadaankan maalmaha ugu h**eeya insha Allah 14 saacadood iwm ayaynu soomanaan doonaa.
Dhamaadkiisana ku dhawaad 16 saacadood.

Xilliga la afurayo xataa waa xilli fiid h**e ah, ma ahan sidii Ramadaanadii ugu danbeeyay cml ee xilliyada summerka ahaa oo xilli danbe la afurayay.

Xilliga la suxuuranayana waa xilli danbe oo Afarta illaa iyo Shanta Subaxnimo u dhow.

Cimilladana sida la saadaalinayo mid macaan oo qaboow ayay noqon doontaa.

Waa Ramadaan jawi degan ah. 🤩

Ilaahay SWT anagoo nool oo caafimaad qabna hana gaarsiiyo.

Waxaa qoray Ahmed Kadiye

13/03/2023

Beer ceyrin

Sh mustafe iyo hooyadi 🥰🥰 Love saar fadlan ❤️👍
12/03/2023

Sh mustafe iyo hooyadi 🥰🥰

Love saar fadlan ❤️👍

09/03/2023

Jamaal qashoogi 😂😂

05/03/2023

Yaaa anaga wax arganay 😂😂

04/03/2023

Wax ii masaajeya Hada weyay gacantyda iskula tagaya 😂😂

04/03/2023

Sidan ma sibaa 🤦‍♂️

War ninkan waxba helay 🫣🤦‍♂️
19/02/2023

War ninkan waxba helay 🫣🤦‍♂️

14/02/2023

Somalida dhib badana 😂😂😂😂

Asc Dhalinyaro waxaan ahay ardey jaamacad ka barta magaalada mogadishu Waxaana heestaa lacag dhan 362.09$Dhalinyaro waxa...
11/02/2023

Asc Dhalinyaro waxaan ahay ardey jaamacad ka barta magaalada mogadishu
Waxaana heestaa lacag dhan 362.09$
Dhalinyaro waxaan u baahanahy talo walalnimo inaad i siisan waxaana rabaa lacagtaan in aan ganacsi ku bilawdo, marka haddii aay macquul tahay waan soo dhaweynaaya qofkii talo walalnimo i siinaayo,
Dhalinyarada dhinaca ganacsiga ku wanagsan talo walalnimo ayaan idinkaga rawaa talo isiyaa.🙏🏽🖐

07/02/2023

No Nin no stress 😂😂

05/02/2023

Islaanta wilkeda haloo soceliyo 😂😂😂

03/02/2023

Adi maxa samen lahed gabarey 🫣🫣😳

21/01/2023

Cadowga iga giiji xabiibi 😂😂

20/01/2023

Alla run badana 🫣

08/01/2023

Garweyne walee wa nin raged 😂😂

31/12/2022

Qoooq ihayo kulaha lakin Max ka racay 😂😂

27/11/2022

Hooyo macan maku noshahay 😢😢💔💔

11/11/2022

Xaaski h**e oo abti lipan oo shegtay In la sixray

Iyo jawabti abti liiban 🫣

11/11/2022

Hada qososhay like saaar 😂😂

07/11/2022

Yaa allh 😢😢

05/11/2022

Waxay isku dayeen inay dilan lakin ilahay ayaa ka badbaadiyay 😳🙏

02/11/2022

Gabar shegtay inay Jin lasexatay 😳🥺

Share/fadlan

Waziirka waxbarashda somaliya farax c.qadir, qarixi malmo dhawed dhacay kadib aya shaashdaha ka so muqday,  aniga dhaqta...
01/11/2022

Waziirka waxbarashda somaliya farax c.qadir, qarixi malmo dhawed dhacay kadib aya shaashdaha ka so muqday, aniga dhaqtar ma ihi laakin waxa umalenaya ina wasiirka cafimadkisa uusan wanaagsanen ayna muhiim tahay inu ka warhayo, tan kale wasiirka misiinkisa hoos u dhac badan ayaa ka muuqdo

Adiga maxay kula tahay ???

Fadlan share dheh

War giriidhi maxa ku dhacay 😂😂
08/10/2022

War giriidhi maxa ku dhacay 😂😂

Adress

Gothenburg

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när I love somali people postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Videor

Dela


Övriga Videoskapare i Gothenburg

Visa Alla

Du kanske också gillar