Kaxda Tv

Kaxda Tv Warbaahin la hubo

09/05/2024

MURUGO iyo Ciil Ninkii geerida ka badbaaday ee xaaskiisi ay ka dalbatay Furiinka hal Sabab darteed.

04/05/2024

ilkacase iyo Catoosh Maxa kala Qabsaday usha geela ku garaacay ninka Miskiinka ah waa in la.maxkamadeeyaa"

02/05/2024

Ehelka Gaashaanle Sayid Cali oo si caro leh uga hadlay geerida wiil kooda iyo Dibad-bax xoogan oo ruxay Muqdisho

01/05/2024

XOG cusub Shuute oo la wareegi doono Hoggaanka Taliska Ciidanka Xoogga dalka iyo Ibraahim Sheekh Muxudiin oo....

29/04/2024

Beesha Sacad oo si cad u sheegtay in aysan ka baxeyn dhulka dab-damiska iyo wasaarada Howlaha guud.

28/04/2024

Dhacdo Naxdin leh ciyaal weero Toorey si arxan daro ah ugu dishay wiil bajaajle ah iyo qosyskiisa oo cadaalad dalbaday..

Hoos nagu la wadaag Fikirkaaga

27/04/2024

Dhacdo Naxdin leh Ciidanka ATMIS oo mooto Bajaaj iyo muwaadinkii watay ku jiiray Muqdisho.

Fadlan Fallow dheh Page-kan si aad u hesho dhacdooyinka degdega ah.

21/04/2024

Sayid Cali "Sababta aan xukunka racfaanka ugu qaatay
waa in la igu xad-gudbay oo la igu tilmaamay dilaa xaaskiisa dilay".

20/04/2024

Wararkii ugu dambeyay khasaaraha ka dhashay shil maanta ka dhacay Muqdisho oo sii kordhay.

19/04/2024

Dhaqanka Habargidir oo dhaar ku maray in ay dagaal kala hortagi doonaan cidkasta oo isku daydo in ay kiciso dadka dagan Dabdamiska.

Sii faafi muuqaalka oo aragtidaada hoos nagula wadaag

15/04/2024

Howlgal culus oo laga sameyay Sh/hoose iyo amaro adag oo la dul dhigay Hey'adaha amniga.

Fadlan Sii faafi muuqaalkan oo gaarsii cida uuu quseyo

Address

Al Qunfudhah

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaxda Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies