Maan Kobciye

Maan Kobciye WELCOME MUDANE/MARWO FADLAN NAGUSOO BIIR KANA MID NOQO PAGE KEENAN MAAN KOBCIYE MAHADSANID

26/09/2022

Gabadh Sheegtay in Ex-keedi uu Qasnada ka jabsaday 😂😂😂

Rahma ross Vs Geenyada madow - Qosol iyo Qaraaxo.

Christiane Amanpour oo asal ahaan ka soo jeeda wadanka Iiran waxa ay kamid tahay wariyayaasha ugu caansan dunida. Waxa a...
24/09/2022

Christiane Amanpour oo asal ahaan ka soo jeeda wadanka Iiran waxa ay kamid tahay wariyayaasha ugu caansan dunida.

Waxa ay ku qaadatay dhowr todobaad in ay fursad u hesho wareysiga Madaxweynaha dalka Iiran, Ebrahim Raisi. Marki maalinti ballanta la gaadhay, ilaa 8 saacdood ayey diyaar garow dhan walba ah ay sameysay - oo isugu jiro xidhitaanka qalabka tarjumada, kaamarooyiinka, leydhadhka & smaeecadaha oo si heer sare ah loo rakibay.

Wareysiga wuxu noqonayaa wareysigi ugu h**eeyay uu madaxweynaha uu ku bixiyo gudaha dalka Mareykanka oo markaa u joogo shirka guud ee Qaramada Midoobay.

Saacaddi ayaa la gaadhay, kursiga ayey fariisatay, waxa la sugaabo waa inuu mar un Albaabka ka so galaa. 40 daqiiqo kadib ayaa waxa u yimid gacan-yaraha madaxweynaha wuxuuna ku yidhi; “Huuno, madaxweynaha wuxu ku dhahay intaana ku iman madaxa daboolo oo qamaar sii xidho maadama lagu jiro bisha barakayssn ee Muxaram”

Weyka diiday. Madaxweynahana wuu ka diiday inuu wareysi siiyo. Sidaas ayuuna wareysigi intaa la sugaayay uu ku baaqday.

Sawirka hoose & sheekada ka dambeysa ayaa hadda warbaahintu hadal haysaa.

~Hujale

Geela marka la fadhiisinayo Sheeg ereyga la yidhaa??
22/09/2022

Geela marka la fadhiisinayo Sheeg ereyga la yidhaa??

Wagagac -  Hal iyo labo ureeb😅😅
19/09/2022

Wagagac - Hal iyo labo ureeb😅😅

19/09/2022

TOOS - Dabacasar oo habaaray Muuse biixi iyo Somaliland.

LONDON:Amiirka Qatar 🇶🇦 iyo xaaskiisa Jawaahir oo ka qayb-geleya xabaasha boqoraddii UK.
19/09/2022

LONDON:Amiirka Qatar 🇶🇦 iyo xaaskiisa Jawaahir oo ka qayb-geleya xabaasha boqoraddii UK.

Kala duwan Labada Xaas  Madaxwyne ku xigeenka Imaraadka Carabta  iyo Boqorka Jordan oo ka qayb galaya aaska aska boqorad...
19/09/2022

Kala duwan Labada Xaas Madaxwyne ku xigeenka Imaraadka Carabta iyo Boqorka Jordan oo ka qayb galaya aaska aska boqoradi dhamatay Elizabeth

Maah-maah ku soo Koob Sawiirkan!!!
18/09/2022

Maah-maah ku soo Koob Sawiirkan!!!

12/09/2022

Nadiira Nayruus iyo Shaadiyo Sharaf Dagaal culus😂😂😂

Akhriso 8 arimood oo aadan samayn Karin ama Ay Mamnuuc Tahay in aad Samayso Hadii aad La Kulanto Boqoradii iminka Geeriy...
08/09/2022

Akhriso 8 arimood oo aadan samayn Karin ama Ay Mamnuuc Tahay in aad Samayso Hadii aad La Kulanto Boqoradii iminka Geeriyootay ee ingiriiska

• Waa Mamnuuc in aad Taabatid jirka Boqorada ama Korkeeda Kaliya in aad Gacanta ka Salaanto ayaa laguu ogolyahay.

• Gacantaada Oo Maran Boqorada Haku Salaamin Yacnii Waa in aad Wax uun oo Hadiyad ah uwadaa Ubaxba ha uyaraadee 🥀

• Waxaa Kaloo Mamnuuc ah in aad Cunto iska Cunto adoo Boqorada la Jooga Marka H**e waa in ay iyada Cuntaa kadib ayaa Dadka Kale loo ogolyahay

• Marka aad Boqorada la Kulanto waa Khalad in aad iska Hamaansato ama Taleefan ku Mashquusho waa in Dareen ahaan aad Dareenkaaga iyada xageeda ujeedisaa.

• Waa Mamnuuc Marka aad Boqorada utagto in aad Magaceeda ugu yeerto , waa in aad ka Horaysiisaa" Boqorad " Waa khalad in aad iska dhehdo ( Elizabeth eey )

• Marka aad Salaamayso waa in aad Muujisaa Xoogaa khushuuc ah ugu yaraan waa in aad Madaxa Hoos udhigtaa ama Marka aad salaamayso waa in Gacantaadu Hoosaysaa

• Hadii aad Nasiib uyeelatid in aad Tagto Meel Boqoradu imaanayso waa in aad soo xirataa dhar khaas ah , Tusale hadii lagu dhaho Suit Blue ah soo xirta waa in aad soo xirataa , Waxa aad Rabto iskama soo Gashanayso

• Qodobka ugu Danbeeya waa Hadii aad Tagtid Meel Boqoradu Joogto waa in ay ayadu Horta hadashaa ! Marka ay Hadalkeeda Dhamaysato Kadib ayaad adiga laguu ogolyahay
Hadii aad Akhrisatay Qodobkee kaa yaabiyey?

08/09/2022
Sawirkan waa Shiikh Axmad Khayr ( Ex - Axmad Biif ) oo Hooyadiis ugu Tagay Baydhabo Waxa uuna Go,aansaday in uu Soo wato...
07/09/2022

Sawirkan waa Shiikh Axmad Khayr ( Ex - Axmad Biif ) oo Hooyadiis ugu Tagay Baydhabo Waxa uuna Go,aansaday in uu Soo wato oo inta Noloshiisa ka Dhiman ay isaga La Noolaato.

Dhowr bil kahor Ayey ahayd Markii uu Baraha Bulshada Kasoo Muuqday isagoo ilmaynaya isla Markaasna Sheegaya in Hooyadiis uu Dhib weyn ku hayo Nin Qaba.

Koongo:Buundadan waxa ay duntay, iyada oo xadhigga laga jarayo.
06/09/2022

Koongo:Buundadan waxa ay duntay, iyada oo xadhigga laga jarayo.

Layaab: Ninkan oo u dhashay dalka Ugunda ayaa Saldhiga Booliska geeyay 3 Jiir oo ka Cunay lacag uu soo shaqaystay oo  ah...
05/09/2022

Layaab: Ninkan oo u dhashay dalka Ugunda ayaa Saldhiga Booliska geeyay 3 Jiir oo ka Cunay lacag uu soo shaqaystay oo ahayd $50

Ninkaan Jiirku lacagta Ka cunay ayaa ku calaacalay in 3 Jiir ay Gurigiisa kusoo xadgudbeen kaddibna gudaha u galeen sanduuqii lacagtu ugu Jirtay halkaas ay ku cuneen isagoo Booliska Ka dalbaday inuu caddaalad helo.

Aragtidaada Inala Wadaag

04/09/2022

TOOS - MD XASSAN SHEIKH AYAA SOMALILAND U DIRAY BAAQ NABADEED

Mudaharaad ayaa ka socda degmada Eyl ee gobolka Nugaal, hal kaasi oo uu caawa ku hoyday Madaxweynaha Puntland, Siciid De...
03/09/2022

Mudaharaad ayaa ka socda degmada Eyl ee gobolka Nugaal, hal kaasi oo uu caawa ku hoyday Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni.

Mudaharaadka ayaa ka dhashay muran ka taagan doorashada maayar ku-xigeenka magaalada oo dowladdu ku dhawaaqday in urur keeda KAAH uu ku guuleystay, halka mucaaridka MIDEEYE sheegeen in la boobay ku-xigeenka degmada.

Xubnaha Golaha Deegaanka oo lagu doortay doorashadii qof iyo cod ee sannadkii h**e ayaa dhismahoodu dib ugu dhacay muran-siyaasadeed oo weli taagan.

03/09/2022

Shine Culay lyo Qurux Ku Dhiigle | Game Adag
Su,aalo lyo Ciqaab Aanan Caadi Ahayn | Maan Kobciye.

02/09/2022

Aniga ahaan Diinteyda suuban ee muslim nimada inta ayaan jirin wx lala bar bar dhigo alhm❤️

Qaar kamid ah xayawaannada ay ragga Soomaalidu Ku amaanaan hablaha aadka u quruxda badan, isla markaana ay sheegaan inay...
02/09/2022

Qaar kamid ah xayawaannada ay ragga Soomaalidu Ku amaanaan hablaha aadka u quruxda badan, isla markaana ay sheegaan inay u egyihiin.
Xus gabadh quruxdeeda darteed u eg kuwan hoose ama mid aad adigu garanayso oo aan sawirka ka muuqan.

Qaar kamid ah xayawaannada ay ragga Soomaalidu Ku amaanaan hablaha aadka u quruxda badan, isla markaana ay sheegaan inay...
02/09/2022

Qaar kamid ah xayawaannada ay ragga Soomaalidu Ku amaanaan hablaha aadka u quruxda badan, isla markaana ay sheegaan inay u egyihiin.
Xus gabadh quruxdeeda darteed u eg kuwan hoose ama mid aad adigu garanayso oo aan sawirka ka muuqan.

Cajiib Waxay guursatay kartoon ugu danbayan waxay dhashay kartoon.
01/09/2022

Cajiib Waxay guursatay kartoon ugu danbayan waxay dhashay kartoon.

01/09/2022

Caawa waa habeenki Biikoole arooskisa ayaa si toos ah uga soda magalada waxaana u malxiis ah sxbkiis Cabdirashiid - Hambalyo Biikole.

01/09/2022

Allahu akbar ayey u diidan-yihiin subxaanllah - allahu akbar soo wada qora.

01/09/2022

OMG😱 Ilkacase qays ayaa sheegay in rasaas ay ku jirto ilaa yaraantiisi.

Reer Burco lagama xishoon wlee😂😂😂
01/09/2022

Reer Burco lagama xishoon wlee😂😂😂

01/09/2022

2019 bishii koowaad qiimaha raashinku
Meesha uu marayey iyo maanta Halka uu joogo farqi wayn ayaa udhaxeeya

Sonkor haaf $9.5 hadana waa $29
Bur haaf $8 hadana $21
Bariis haaf $15 hadana $26
Saliid xayaat $ 3 hadana $10
Tobanle saliid $9.5 hadana waa $30
Caano $11 hadana waa $19

Intaas waxaa inoo dheer abaar baahsan
Oo miyi iyo magaalaba saamayn kuyeeshay.

shire

Maxaa ku dhacay Gainer Bull?Nin kani wuxuu ku noolyahay Maraykan ka, magaciisa waxaa la yiraahdaa Gainer Bull, waa 44 ji...
31/08/2022

Maxaa ku dhacay Gainer Bull?

Nin kani wuxuu ku noolyahay Maraykan ka, magaciisa waxaa la yiraahdaa Gainer Bull, waa 44 jir. Wuxuu muuqaallo so geliya 'OnlyFans-ka' dad ka subscribe ta saara account giisa lacag ayay bixiyaan si ay u daawadaan muuqaalladiisa.

Wuxuu soo geliya muuqallo isaga oo cunaya cunno. Maalin walba wuxuu cunaa 10 kun oo Calorie si uu u qanciyo daawadayaashiisa. Ugu dambayn miisaan kiisu wuxuu gaaray 227kg.

31/08/2022

Game adag - Ayuub kaarlo iyo Walax walax - Karbaash iyo qaraaxaysi 🔥😅😂

Soo Qabo laba qof aadku casumi lahayd halkan🥰
31/08/2022

Soo Qabo laba qof aadku casumi lahayd halkan🥰

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa lagu eedeeyey in uu is Cadeeyey.
30/08/2022

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa lagu eedeeyey in uu is Cadeeyey.

Hal fariin u reeb legenkaan😂
30/08/2022

Hal fariin u reeb legenkaan😂

30/08/2022

Qurux Ku Dhiglee o Marish Nag Kale Ka Doortay
😂😂😂 Ck oo inkiray Dirisle Abdi Maba Aqaani 😂😂😂 Sheikh Shantay Baba Jeey Fartuun Balbalaarka Ayuub Karlo Balaha Laga Rifay😂😂😂

Xili Dadkii ay Haraad iyo Gaajo ay u dhimanayaan ayuu Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland maantay Raashin iyo Shidaal ku ...
30/08/2022

Xili Dadkii ay Haraad iyo Gaajo ay u dhimanayaan ayuu Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland maantay Raashin iyo Shidaal ku wareejiyey Maamulka Gobolka mudug ee Galmudug ayagoo sheegay in ay uga qayb qaadanaayaan Dagaalka alshabaab ee Koonfurta Gobolka mudug.

Malihi yaan lays taageerin balse tiisa daryeelaa tukale ku dara bay soomalidu ku maahmaahdaa.

Waa dhacdo yaab lehNin Talyaani ah ayaa waxaa 2dii July laga helay Corona, 3 maalmood kedib xanuun badan iyo furuq (busb...
29/08/2022

Waa dhacdo yaab leh

Nin Talyaani ah ayaa waxaa 2dii July laga helay Corona, 3 maalmood kedib xanuun badan iyo furuq (busbus) ayuu dareemay, waxa uu tagay Isbitaalka San Marco ee magaalada Catania ee dalka Talyaaniga.

Waxaana ninka halmar laga helay Corona oo uu horay u ogaa iyo Fayraska Furuq-daanyeerka (Busbuska daanyeerada) iyo HIV AIDS oo uusan horay u ogeen inuu qabo.

Halmar ayaa ninkaas waxa uu kulansaday 3 infection oo kala daran.

Markii arrinta Aidska inuu wax ka ogaa la waydiiyayne, wuxuu sheegay inuusan waxba ka ogeen, balse maalmo kahor inuu dalka Spain tumasho u aaday, rag badanna lasoo tuntay asigoo nin ah, suura galna ay tahay halkaas inuu kasoo qaaday.

Subxaanallah, mucjiso ayuu arkay ninkaas.
Xigasho: Ntv Germany

29/08/2022

CIYAARTI ISAAQ IYO DAAROOD LIVE GARKA
IYO TIMAHA LISKA XIIRAY😱😱😱

WAR DEGDEG AH: Muddaharaadeyaashii dalka Ciraaq ayaa u daatay Madaxtooyada dalkaas looga taliyo. Iyaga oo isku kala bixi...
29/08/2022

WAR DEGDEG AH: Muddaharaadeyaashii dalka Ciraaq ayaa u daatay Madaxtooyada dalkaas looga taliyo. Iyaga oo isku kala bixiyey qaybaha kala duwan ee Qasrigu ka kooban yahay. Waxay ku dabbaasheen Barkadda Qasriga Madaxtooyada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga...
29/08/2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Moussa Faki Mahamat.

Mudane Xamse iyo Mudane Moussa ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Midowga Afrika – iyo qaabkii loo xoojin lahaa gaar ahaan dhinacyada amniga iyo siyaasadda.

29/08/2022

DAGAAL HALOO DIYAAR GARAABO - MD XASAN SHEIKH MAXAMUUD

waxay u timi inay cawiso dadka danyar ta ah sida la shegay balse side loga dhadhicin dan yarta qoftan idin cawinaysa iya...
29/08/2022

waxay u timi inay cawiso dadka danyar ta ah sida la shegay balse side loga dhadhicin dan yarta qoftan idin cawinaysa iyaduba cawinda ubahan 😳

bulsho dhaqan iyo diin leh bay u timi marka h**e iyadu hays cawiso

Address

885
Doha

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maan Kobciye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maan Kobciye:

Videos

Share