Ciidanka dowladda oo deegaanka nuur dugle kasoo qabtay gaari iyo dadkii socday oo kusii jeeday ceel buur
Halkani waa buundadadii baardheerere oo galabta go,day iyo magaalada oo soo gelis iyo ka bixid midna aan laheyn.
Weerarkii xalay ee lagu qaaday shirkada hormuud laanteeda ceelasha biyaha
Ciidamada dowladda oo maalmaha soo socda dib uga laaban doona furimaha gobolka Galgaduud.
Maxay soomaalida baroordiiq u dhigtaan maalin walba ayagoo iska dhicin kara kuwa musiibada wada.
Taariikhda abid Duqeyntii ugu xumeyd oo caawa Gaza ka socota
Howlkarnimada waa u dhalasho "guul xildhibaan mohamed cabduqaadir.
Mogadisho iyo beegsiga tuhmanayaasha.
Ciidanka gor gor ayaa gaaray saldhigyo u dhaw deegaanka caad oo ay Al shabaab lahayeen
Suxufiyiintii waayaha adag soo shaqeeyey ayuu ka mid ahaa AUN
Cabdifitaax macalin nuur qeys.
Ahmed madoobe oo dekadii kismaayo farta ka saaray imaaraad, ceyriyeyna shaqaalihii soomaalida oo dekada hore uga shaqeyn jiray.
Dagaal qaraxyo ku bilowday ayaa muddo seddex saacadood ah ka socda deegaanka bari u jeed ee gobolka Galgaduud.
Nabadoon faarax cabdi waare dadka ka dhashay beesha yaber-madaxweyne ee shabaab ku jira fursad ayey haystaan.
Nabadoon sabriye faarax maxamuud waa ku dilaa waa ku dhacaa islaantadana waa iska wadanaa
Hadal jeedintii gudoomiye nuur dheere ee shirka beesha yaber-madaxweyne
Shirka beesha yaber-madaxweyne ee deegaanka weeylo wad ee degmada jalalaqsi.
Guul Hiiraan state ๐ธ๐ง๐ธ๐ง๐ธ๐ง๐ธ๐ง
Godadkii deegaanka ciid ciidka ee shabeelaha dhexe oo shabaabkii maalmahan ku dagaalamayeen oo maanta ugu dambeyn laga saaray
Deegaanka Ciid Ciidka oo saaka la gubay.
Ragiina wey baxsadeena shacabka loogu shekeynaayo.
Xaalada oo faraha ka baxday iyo duqeynta Gaza.
Iyo Hanjabaadyo kulul oo is dhaafsanayaan Hogaamiyayaasha kala ah:
Putin Erdoฤan iyo Biden
Iyo wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka galay maalinta afaraad oo xiriir ah.