DAAWO: Arrin uu sameeyay Sadio Mané oo si weyn looga soo dhaweeyay dunidda islaamka iyo kuwa carabta
Muuqaalkan kaga bogo sawirka @SadioMané oo akhrinaya qur'aanka Kariimka oo qabsaday baraha bulshada Islaamka iyo kuwa Carabta, waxaana loo aqoonsaday halyeey diinta Islaamka ku faana. Waxaa soo jeedinaya Maxamedkaafi Cali Muumin. Fadlan aragtidaada ka dhiibo.
#Allahuakbar
Wargeys qaab maadeys ah uga hadlay dhulgariirkii ku dhuftey Turkiga oo ay ku dhinteen 16kun oo qof
Muuqaalkan kaga bogo warbixin ku saabsan sida looga falceliyay sawir gacmeedka uu sameeyay wargeyska dalka Faransiiska Charlie Hebdo oo uu faallo naceyb ah uu ku sameeyay dhulgariiryadii ku dhuftey dalka Turkiga.
#PrayTurkey
#Turkeyearthquake2023
#DiridhabeTV
Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xabsiga laga sii daayay
Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee Hargeysa kadib markii uu dhammaystay muddadii laba sannadood ee maxkamadda Rafcaanka Hargeysa ku xukuntay.
Fallanqeyn Kooban: Argentina ma ku guuleysan doontaa koobkeedii saddexaad ee adduunka
Muuqaalkan kaga bogo warbixin aan ku eegeyno Leo Messi oo xulkiisa qaranka Argentina u soo saaray cayaarta Finalka Koobka adduunka, haddaba Argentina maku guuleysan doontaa koobkii saddexaad ee Adduun. Maxamedkaafi Cali Muumin ayaa warbixintan ku eegaya. Maxaa kaaga baxay?
#leomessi
#WorldCupQatar2022
#ApdateWorldCup2022
XAQIIQ: Muuqaalkii ay iska duubeen ardayda ayaa u sahlay in lagu casuumo koobka adduunka
Muuqaaalkan kooban kaga bobo warbixin aan ku eegeyno Amiirka Dalka Qadar, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani oo warqad casuumaad ah u diray ardayda dugsi ku yaalla dalka Kuwait, kadib markii ay iska duubeen muuqaal baraha bulshada ku faafay oo ay ku taageerayaan martigalinta Qadar ee koobka adduunka, Waxaa soo jeedinaya Maxamed-Kaafi Cali Muumin.
#worldcup2022qualification
#Worldcup2022
#WatchWorldsCup2022
Masjid ku yaalla Dooxa ayaa soo jiitey taageerayaasha kubadda cagta adduunka ee Qadar
Mid ka mid ah taxanaheena Koobka adduunka oo sannadkan uu martigalinayo dal carbeed oo Islaam ah, bal maanta sheekadeena waxa ay ku saabsan tahay Masjidka "كتارا" oo soo jiitey taageerayaal badan oo raba in ay bartaan diinta iyo dhaqanka Islaamka.
#Allahuakbar
#WorldCup2022
#Soomaalikabe.
Taarikhda Dagmada Buulo Burte iyo wax yaabaha isbaddelka ee ku yimid 10 sanno ee la soo dhaafay?
Muuqaalkan kaga bogo warbixin aan ku eegeyno taarikhda iyo isbeddalada ku yimid degmada Buuloburte oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Maxaa kaaga baxay oo aad la dhacday?
DAAWO: Ciidamo loo diray in ay xorreeyaan degmada CeelBuur ee gobolka Galgaduud
Muuqaalkan kaga bogo ciidamo ka tirsan kuwa xoogga oo ku wajahan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kuwaasoo hadda ku sugan gobolka Hiiran. Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa la hadlay ciidanka ku wajahan Ceel Buur
Taliye Giridhi oo xaaskiisa soo hadashay kana soo duubtey muuqaal uu ku beeneenaayo inuu naag rabo
Muuqaalkan kaga bogo haweeney sheegtay inuu qabo ninka askariga ee qabsaday baraha bulshada ee Giridhi ladhaho.
Riwaad laga sameeyay arrimaha ka taagan isbitaalada Soomaalida
Muuqaalkan kaga bogo dhallinyaro Soomaali ah oo riwaayad ka sameeyay dhacdooyin ka jira isbitaalada Soomaalida, fadlan Fallow soo dhaha boggeenna @Diridhabatv. Mahadsanadiin.
Soomaalidu ma CARABAA mise OROMO?
Muuqaalkan kaga bogo wareysi telefishanka BBC Somali ay siisay Dr. Sacdiya Mire oo ah khabiir arrimaha taarikhda iyo Asaarta Qadiimiga ah dhawaanna qortey buug layidhaa “Divine Fertility” diimahii iyo dhaqamadii hore, Cabdiraxmaan Bidhaan ayey u warrantey.
#DivineFertility
#TaarikhdaSoomaalida
#KUSHEETIK
Guddoomiyaha gobolka Hiiran oo loo sameeyay maamuus gaar ah lana abaal mariyay
Muuqaalkan kooban kaga bogo dhallinyarada Gobolka Hiiraan oo dhiiri gilin u sameeyay Gobolka Hiiraan Cali Cismaan Jeyte oo billaabay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Maxaa kaaga baxay?
#diridhabatv
#DagaalladaHiiran
#ShabaabIyoDagaalka
Xildhibaan Sanbaloolshe oo ka hadlay xaqiiqooyin ka jira gobolka Hiiran
Xildhibaan Cabdillaahi Maxamed Sambaloolshe oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ku sugan gobolka Hiiran ayaa ka hadlay arrimo ka taagan gobolkaas.
Maxaa kaaga baxay?
DAAWO: Muqaallo cusub oo laga soo qaaday Masaajid Cali Guduud oo ay a wareegeen CXS
Muuqaallo laga soo qaaday deeganka Masaajid Guduud ee ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasoo 15-kii sanno ee la soo dhaafay ay ka arriminayeen Al-Shabaab.