Dhamaan Tolka tacsida nogu yimi oo Garaad cabdilaahi Garaad saleeban uu horeyo Beesha Warsan Geli iyo ogoslabe wa ku mahad San yihin
Taladana wad nala leedihin Waynuna ka Buxsanayna
Chief caqil carab caqil ismacil caqil Cali suudi
Anigo ka wakiil ah Beel-waynta warsan-Geli iyo Bah-wadagta ogos labe waxanu halkan uu nimi oo deg deg ugu so baxnay Geerida iyo Tacasida naxdinta leh ee ku Tumi Cali bashe maxamud shire Qaaje
Chief caqil jamac carab
Anigu marki Dilku dhacay waxan kaso anba baxay Degmada sarmanyo markiba waxan imi Fiq-fuliye waxan gacanta ku dhignay Gacan ku dhig-lih waxanuna uu dhibnay ciidanka amanka mamulka ssc-khaatumo isaga ayana hada haya
Garaad cabdilaahi Garaad saleeban Garaad maxamed oo ka Qayb Galay aska allha hawu naxariste Cali bashe maxamud shire Qaaje
Waxaa lagu Kala baxaya Degmo kasta iyo Gobol kasta su wax u qabsado iyo sida ay cashuurta uu bixi yan ayaa lagu Qimayn doona
Darwiishka nool faysal falaalug oo ka hadlay xadhig jarka Dawlada hoose degmada sarmanyo ee G/Xaysimo
Bulshada Degmada sarmanyo waxan ka codsanayna inay bixi yan cashurta Dawlada mamulka ssc-khaatumo naguna Garab siyan si aynu wax uu qabsano
Xog-Hayaha Dawlada Hoose ee Degmada Sarmanyo ee G/Xaysimo
Hadanu nahay odaysha wax Garadka degmada isku tashiga Bulshada ayaa wax kasta inogu hagaagyan mamulka ssc-khaatumo
Ganacsadefarax cabdi Guray
Hadanu nahay bulshada G/Xaysimo Garahan Degmada sarmanyo isku Tashigi mamulka ssc-khaatumo ku baqay anagu wanu kaso baxnay
Ganacsatada Degaamda sarmanyo Adam Cali Cartan
Mayarka Degmada sarmanyo oo xadhiga ka jaray xarunta Dawlada hoose ee Degmada sarmanyo ee G/xaysimo
Ninki nin Dila wa Dil Toogasho waxay Bulashada ssc-khaatumo ku Kala Badbaadaysa in sharciga islamka lagu dhaqmo oo aynu ilaashano nabada aynu manta haysano mamulkenana Garab siino
Garaad cabdilaahi Garaad saleeban Garaad Maxamed
Oo ka hadlay xadhig jarka Dawlada hoose ee Degmada sarmanyo ee G/Xaysimo
Ceergaabo colaaad ayanu ku Gelayna hadi nabad la wayo cidanka Jamahiirta G/Sanag
DARWIISH Jidhig Yasin xin-finin
Darawish sifaysani Faris ma donayn anagu waxan Diyaar uu nahay mar Kasta amarka mamulka ssc-khaatumo halkana waxanu ku jogna Amarka mamulka markastana diyaar ayanu nahay Garaad Wixii aad na fartan
Taliyaha aga G/Sanaag ee mamaulka ssc-khaatumo
Cidamadu wa Tirrarka ugu muhim San ee Dalwadaha ciidanka ssc-khaatumo wa mid la mahadiyay
Mayarka Degmada Fiq-Fuliye ee G/Sanaag Yasiin maxamed warsame Jirde
Cidamadan wa ciidanka jiida Taliska dib qarax wa Geesiyasha mamulka ssc-khaatumo meel kasta mamulka ka mida lagu lado
Chief caqil cabdirshiid caqil maxamed caqil faarax Dabaare
Garaad Cabdilaahi Garaad Saleeban Garaad Maxamed Oo Booqday ciidanka Jiidaha hore ee G/Sanaag ee Dib-Qarax:
“Maamulka SSC-Khaatumo waa Maamul Xinjiro Rag ku dhismay, Jiritaanka Maamulka SSC-Khaatumo waa mid muqaddis ah Nina yuusan ku khaldamin midnimada Maamulka SSC-Khaatumo iyo Jiri-taankisaba “ ayuu yidhi garaadka
Degmada Fiq-Fuliye ee G/Sanaag oo ku sugan yahay Garaad cabdilaahi Garaad saleeban ayaa waxaa manta helay Raxmadka EBEE oo si wacan logu Diirsaday