Xaflad Lagu Taageerayay Ra'iisul Wasaaraha Magacaaban Ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Lagu qabtay Magaalada Jigjiga.
Xaflad Lagu Taageerayay Ra'iisul Wasaaraha Magacaaban Ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Lagu qabtay Magaalada Jigjiga.
Hadalkii Hoolka Sayidka Ee C/nuur yare oo Kamid ahaan jiray ONLF Maantana ah Xisbiga FEB.
Hadalkii C/nuur yare oo Kamid ahaan jiray ONLF Maantana ah Xisbiga FEB.
Qof gacantu u fadhido ninkii guursada isagay u taal. Siduu indhaha u taagayo ayaa laga dareemayaa inuusan markii hore ogayn iney malleeshiyo beeleed tahay.
Qof gacantu u fadhido ninkii guursada isagay u taal. Siduu indhaha u taagayo ayaa laga dareemayaa inuusan markii hore ogayn iney malleeshiyo beeleed tahay.
Heestan waxay si kooban inoogu sharaxeysaa geela iyo dhaqashadiisa. Geela markuu dararan yahay Laba nin duugtaayee Markay diriro hooraan Geeduhu da’joogaan Dalawada irmaan baan Kugu diidin nirigtoo Godol dabacsanaatee Gabno kuma daryeeshee
Heestan waxay si kooban inoogu sharaxeysaa geela iyo dhaqashadiisa.
Geela markuu dararan yahay
Laba nin duugtaayee
Markay diriro hooraan
Geeduhu da’joogaan
Dalawada irmaan baan
Kugu diidin nirigtoo
Godol dabacsanaatee
Gabno kuma daryeeshee
Marti kuma deeqdoo
Gaawe lagama buuxshee
Geela markuu dararan yahay
Laba nin duugtaa
Dunidoo ah jiilaal
Marka ay dameeruhu
Ilmahooda diidaan
Isagaa wax daaqaba
Ugu nolol dambeeyoo
Diihaalka gaajada
Isagaa u dulqaatoo
Abaar kaaga doogee
Ku raaxeyso dhagaysashada heesta iyo halka quruxda badan oo ay Astaan TV u duubeen.
Taageerada iyo shucuurta ay dhalinyarada Awbare umuujiyeen ciidanka Deegaanka.
Taageerada iyo shucuurta ay dhalinyarada Awbare umuujiyeen ciidanka Deegaanka.
qurbajoogta Udhalatay DDS oo Baaq Diray Ku aadan Abaaraha.