Asad Abdi Yuusuf

Asad Abdi Yuusuf Waxan Ku HamiYa Inana Can NoqD0

Aduunka waxa ugu qiima badan inaad jeclaato qof adigoon dhibkaaga u sheegan ku fahma inaad dhiban tahay waliba garan kar...
29/03/2023

Aduunka waxa ugu qiima badan inaad jeclaato qof adigoon dhibkaaga u sheegan ku fahma inaad dhiban tahay waliba garan kara dhibka ku haysta iyo meesha uu kaa haysto.🥺❤️

13/09/2022

_*Dadka ada uGu DoQoNzanE izka DHooLacaDee😁*_

18/07/2022

*Hadii labadaada Walid yarantaadii kaa dhigeen amiir la kolkooliyo Ka dhig Waynantada adigu Poqoro

*

18/07/2022

Xiliyada qaar waa inaad qadataa go.aano qalbigaaga wax yeelo xnuun ku reebi kara
Balse naftaadu aay xasilooni ku daremeesid......
😌💔

04/06/2022

```Dadka kuwa uGu HaNtiDa pdaN aYa aH kuwa uGu HuRDaDa yaR aNNa MaLMaHaNO dhaN paN HuRDO La'aN DareMaya😅```

22/02/2022

Hogaamiyaha guulaystaa waa kan raadiya qof awoodiisa dhaafsiisan, oo la shaqeeya shuraako ahaan oo aan la tartamin.

07/01/2022

InaN Kula Baxsado moYe
Rerkina Riyal umaHaY0

I amin🤣🥰

27/12/2021

Quruxda aad sheeganayZo maxay thy hadanad tukan salada 🕋🕌😏👊

16/12/2021

DᴜMᴀʀᴋᴜ Msᴇʀʙᴅɴᴀ

Rᴀᴀɢᴜ ᴅMᴀᴄ Bᴅɴᴀ

Sᴏᴅᴏʜᴅᴜ ғᴜʀɪɴ ʙᴅɴᴀ.......ᴡx ᴋᴜᴛᴀʀsᴏ ᴀᴅɪ🤣😅

DUNIDU WAXAY AMIN ZAN YIHIN IN UU DHEYMANKU U QALIZAN YHY QUDHAYDUNA WAXAY AMIN ZAN THY IN AAD ADU U QALIZAN THY 🙋🏻‍♂️🥰🤦...
08/09/2021

DUNIDU WAXAY AMIN ZAN YIHIN IN UU DHEYMANKU U QALIZAN YHY

QUDHAYDUNA WAXAY AMIN ZAN THY
IN AAD ADU U QALIZAN THY

🙋🏻‍♂️🥰🤦‍♂️✨🖇🏴‍☠️

HooYo MacaneY HooYoMacaN Macan MudantaYdiMacbuudku  Minkeeda  Markuu Igu YeelaYCalool ku MaqnaantaMiliaYga sidkaYga Mirk...
06/09/2021

HooYo MacaneY HooYoMacaN Macan MudantaYdi
Macbuudku Minkeeda Markuu Igu YeelaYCalool ku MaqnaantaMiliaYga sidkaYga MirkaY Timi Foshu Habeen IYo Maalin
DhipatY ka MaraYsaY HooYo macaneY HooYo Macan_

Hoyo mcn

Wa Dareen                                                                          Hadana Waa Jacayl Waa Qof Hadana Waa ...
22/08/2021

Wa Dareen Hadana Waa Jacayl Waa Qof Hadana Waa Murugo Waa Nolol Isla Qofkii Qurxiyay Hadana Burburiyay😔💔

21/08/2021

*_Khazap maHa iNaD GuLayzatO pLzE wxa Qazap aH iNaD izku DaYDo INaD GuLayzatO_*🙋🏻‍♂️✨🖇

21/08/2021

*_Khazap maHa iNaD GuLayzatO pLzE wxa Qazap aH iNaD izku DaYDo INaD GuLayzatO_*🙋🏻‍♂️✨

Ku Doortoo kuu ilmeeyey😥Dumar ba Kali kaa jeclaaday 🥺Kashana adi kuu xoreeyey 🤤Qalbigana adi kuu hibeeyey 🤒Kalam wacan K...
29/07/2021

Ku Doortoo kuu ilmeeyey😥
Dumar ba Kali kaa jeclaaday 🥺
Kashana adi kuu xoreeyey 🤤
Qalbigana adi kuu hibeeyey 🤒
Kalam wacan Kaaba waayey😪😪

```Qaybo Kastoo Nolosha Ka Mida Muhiim Maaha Inaad Bulshada Ku Dhex Jirto Mararka Qaar Waa Inaad Naftaada Xurmo U Fidisa...
19/07/2021

```Qaybo Kastoo Nolosha Ka Mida Muhiim Maaha Inaad Bulshada Ku Dhex Jirto Mararka Qaar Waa Inaad Naftaada Xurmo U Fidisaa Saad Daganaasho Iyo Xasilooni U Dareento

Kalinimadu Waxay Dhibtaa Qofka La Cidleeyay Lkn Qof Noloshiisa Ku Kooban Marnaba Qalpigiisa Waxan Wanag Ahyn Ma Dareensiiso

🙃🙃

Aamuz Naan Dheer Ayey Dadku igu Arkaan Wakhtiga Dhamaad kiiza Balse ma Oga In aan Wada Sheekeyzi Dheer Ku Jirro Xasuusah...
17/07/2021

Aamuz Naan Dheer Ayey Dadku igu Arkaan Wakhtiga Dhamaad kiiza Balse ma Oga In aan Wada Sheekeyzi Dheer Ku Jirro Xasuusaheyga iyo Nafteyda 😢

Ninba maalin weeye 🌜Nacas iga Hormarayoow 🙋‍♂️Waligaaba Nabarada 🥺NiN Rageed ku Neceb yahay 🤮Igusoo NoQ NoQodsii 🥺🤕 Inka...
04/07/2021

Ninba maalin weeye 🌜
Nacas iga Hormarayoow 🙋‍♂️
Waligaaba Nabarada 🥺
NiN Rageed ku Neceb yahay 🤮
Igusoo NoQ NoQodsii 🥺🤕
Inkastoo Wakhtigu Gabo⏳
Nin Ragoo Garaad badan 🧛‍♂️

Wali Guul umay Dhalan🙅‍♂️
Nacas loo Gar Gaaro🤮

```Waa In Aad Ka War Qabtaa In Ay Jirto Wakhti Uu Maro Qofka Bini,adamki Una Ku Khasban Yahay Wakhtigaas Kadib Na Anu Ma...
23/06/2021

```Waa In Aad Ka War Qabtaa In Ay Jirto Wakhti Uu Maro Qofka Bini,adamki Una Ku Khasban Yahay Wakhtigaas Kadib Na Anu Marnaba Dib Ugu Soo Laabanayn Sidiisi H**e Waxna Aanay U Sii Ahanayn Sidii H**e💔

26/05/2021

Wiilazha Americanka aH jclkiiza markaY callka ka paxdo mopilka aYu dhunkadaa📱💋

Wiilka hindiga ah mopilka ayu laapta gazhadAAH🫂

Halka wiilka soomalida U eegO hadhaagiizaH_*804 #🤣

Send a message to learn more

HOOYO MACAANEY HOOYO MACAAN MACAAN MUDANTAYDI MARKAAN MUQBACOODAY  INTEY MURUGOTAY DABBEETONA MAAHDAY  AYAY MALMAL KEENT...
22/05/2021

HOOYO MACAANEY HOOYO MACAAN MACAAN MUDANTAYDI MARKAAN MUQBACOODAY INTEY MURUGOTAY DABBEETONA MAAHDAY AYAY MALMAL KEENTAY MURAA I MARSIISAY MINYOW IGA DHOWRTAY MARKAAN MUKUROODO ASAN DADKA MAAGO INTAY MAC ISIISO AYAY MUUNSOOTAY HOOYO MACAANEY HOOYO MACAAN🖤🖤🖤🖤

ALLOW HOOYO NODA 🤲🤲

08/02/2021

Qofna Qof dartis iskuma Badalo ee Qof walba waQtiga aya Badala 👊

21/01/2021

*Mararka Qar way adaGthy caQapadaha kaGa imin kara NOLOZHA lkn Ha noqoN Qof raja DhiGa*

😎

21/11/2020

Aqriso mucaluumaadyo laga yaabo inadan ogeyn

1 Maogtahay in xidiga kooxda Manchester United ee Morouane Fellaini uu yahay Muslimkii ugu H**eeyay ee captain u xirta koxda Manchester United

2 Maogtahay in jilaaha Caanka ah ee loo yaqano Amir khan magiciisa runta ah uu yahay maxamed halka Salman khan magiciisa dhabta ah uu yahay Cabdulrashiid

3 Maogtahay Haweeny ayaa jeclaatay Madaxweynaha Korea Kim Jong un kadib waxa uu amray in laxiro wana laxirey🤣

4 Maogtahay Walaal in Aadan Hadli Karin Adiga oo neefsanaya tiijabi hada

5 Maogtahay in bisadu ay ku hadli karto 100 cod Waana in Kabadan Inta uu ku hadlo Eygu

HADAD AKHRISEY LIKE SAAR SOONA QOR LAMBRKAD KA HASHEY

Aqriso mucaluumaadyo laga yaabo inadan ogeyn1 aktarka Caanka ah ee reer india Hrithik Roshan waxa u pilaapay jilida ama ...
20/11/2020

Aqriso mucaluumaadyo laga yaabo inadan ogeyn

1 aktarka Caanka ah ee reer india Hrithik Roshan waxa u pilaapay jilida ama metelada Aflaamta isaga oo kayar da da 20ka
2 maogtahay in wadanka india yahay wadanka sadexaad ee musliminta ugu badani kunoolyihin calamka in ka badan 189million oo qof.
3 maogtahay in suuratul faatixa lagu magacaabo (umul kitaab umu qurcaan)
4 moulay Hassan waa dhaxalsugaha boqortooyadaa Morocco da diisu waa 15 sano waxa uu kamid yahay Caruurta ugu taajirsan Caalamka hantidiisu waxay gaareysaa 2.5 billion
5 Madaxweynaha Wadanka china xi Jinping waxa uu madaxweyne uyahay dad kor udhaafaya 1 .300 billion
Waxana uu kujiraa madaxweyneyaasha ugu saameynta badan 2018

Hadaad akhrisey like sar sina share gare 🔥🙏

10/11/2020

jacayl la'aan, waxbo ma dareemno,
Riyo la'aan guul ma gaari karno Rabi la'aane, aduunkan majireen

05/11/2020

_Dadka laguma Qiyaaso Hanti iYo cimri Balse waxa lagu QiYaasaa QalbiyaDooda qurxoon iyo Hab.dhaqankooDa wangsan
_

👉 _Runtu wata 👈_

06/09/2020

Dumarku 50 sano jacayl way qarsan karan palse 5 daqiiqo maser maqrsan karan😅

Qof na ma ahan Adiga tasiina  waa awoodaada waxa ugu muhiimsan sida aad isku argto😍😷
27/06/2020

Qof na ma ahan Adiga tasiina waa awoodaada waxa ugu muhiimsan sida aad isku argto
😍😷

23/06/2020

ANAA HEERKA IS DHIGAY
HUNGADA ANIGAA IS BADAY
WALIPA HOGA ISKU RIDEY
HAFEEFTA ANA QARSADEY
HAWASHANA ANIGAA IS BADAY
HAMUUMNTA ANAA KORSADEY
HINQADA ANIGAA IS BADAY
HOBEY NAFTA WAAN HALEYEE
MAXAN ILMO HIBAQ KA SIIYEY
ANOO HAWSHII KA BAXAY
ANOO HANBOQAAD JACAYL
ANOO HAWSHIISA GALAY
MAXAN ADI KUU HADAAQAY
MAXAAN HINDIZAHA JACAYL
DARTA HAWL BADAN U MARAY
MAXAAN IS HALEEYAY OON
HARAAD BADAN AAN U DARSA DARSADEY
DAREENKAA HOLAC IGU SHIDEE
HURDADABA KAAMA TOSIYEEN
WALEE KUUMA HAWL GALEEN
HADAAN HEERKAN KUGU OGAA
HIMILO MAAN KA SUGEEN
MAR QUDHA KUGUMABA HAMIYEN
ANA HUBAZHASHADA HILMAAMAEY
ANA HANKA MEEL XUN DHIGAY
HAYAANKA ANAA HALEEYEY
NAFTAN ANIGAA HABZAANSHAY
MAXAAN HURDO KAAGA TOOSEY
MAXAAN HABLO KAGA GOOSTAY
MAXAAN HADABA KUU HADAAQAY

Abwan Asado 🖤🖤🖤

Address

Asadcabdi0930@gmail. Com
Jijiga
216996

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asad Abdi Yuusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Asad Abdi Yuusuf:

Share


Other Social Media Agencies in Jijiga

Show All