Boqorka Dagaalka

Boqorka Dagaalka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Boqorka Dagaalka, Social Media Agency, Jigjiga.
(1)

Wasaarada amniga & difaaca SSC-Khaatumo oo uga digtay maamulka somaliland daandaansi dagaal iyo abaabulid maleeshiyo bel...
15/10/2023

Wasaarada amniga & difaaca SSC-Khaatumo oo uga digtay maamulka somaliland daandaansi dagaal iyo abaabulid maleeshiyo beleed'yo.

Gudoomiyaha Golaha dhexe ee SSC-Khaatumo Jaamac Yaasiin Warsame ayaa Maanta  Gurigiisa Ku Booqday Halgamaa Sarre Cali Ma...
15/10/2023

Gudoomiyaha Golaha dhexe ee SSC-Khaatumo Jaamac Yaasiin Warsame ayaa Maanta Gurigiisa Ku Booqday Halgamaa Sarre Cali Maraykan oo kamid ah.

Halgamayaashii SSC KHAATUMO kaasoo muddo Dheer ilaa 1991 kamid ah dadkii kasoo Horjeeday Kooxda Gooni u goosadka ah ee Hargaysa Fadhigoodu yahay Gudoomiyaha Golaha dhexe ee SSC-Khaatumo Jaamac Yaasiin Warsame ayaa Halgamaa Cali maraykan ku amaanay Hal adaygiisii iyo Siduu ugu adkaa Qadiyada SSC KHAATUMO

Halgamaa Sarre Cali Maraykan Wuxuu tiraba Dhowr jeer ku dhaawac may Dagaaladii kala duwanaa ee lagaga soo Hor jeeday Cadowga Somaliland

Muddo 11 sano ah ayuu laascaanood ka maqnaa intii cadowgu joogay Hada Muddo 4 Sano ah ayuu joogay magaaladda oo uu Xanuun sanayay ilahay Caafimaad iyo Cibaado wanaagsan ayaynu u waydiinaynaa Halgamaa Sare Cali Maraykan

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni: "Waxaan ka xumahay waxa ku dhacaya Falastiin, waan la dareen nahay walalahayo."
15/10/2023

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni: "Waxaan ka xumahay waxa ku dhacaya Falastiin, waan la dareen nahay walalahayo."

Siciid Dani
15/10/2023

Siciid Dani

Pagekan Waa Been abuur Yaan Lugu Kadsoomin Mansuur cali dirir  Isagaa Sameeyay Oo Raba Inuu Isku Soo Caansaaro  Miskixiy...
14/10/2023

Pagekan Waa Been abuur Yaan Lugu Kadsoomin Mansuur cali dirir Isagaa Sameeyay Oo Raba Inuu Isku Soo Caansaaro Miskixiyan Bu Uxanuunsanayaa

Dani 2-1 Diyaano
14/10/2023

Dani 2-1 Diyaano

Lix sanno ka hor maanta oo kale 14-kii October 2017 waxa isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ka dhacay mid ka mid ah Qa...
14/10/2023

Lix sanno ka hor maanta oo kale 14-kii October 2017 waxa isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ka dhacay mid ka mid ah Qaraxyadii ugu dhimashada badnaa oo ay ku naf waayeen dad ku dhow 1000 qof, dhaawacuna uu tiro beelay.

Ilaahay ha u naxariisto dadkii ku dhintay, dadka wali dhaawacu ka sii muuqdana ha u boog dhayo.

Hal arday ayaa ku geeriyoodey halka arday kale iyo maamulihii dugsiga sare ee Gambool ay ku dhaawacmeen iska-hor imaad d...
14/10/2023

Hal arday ayaa ku geeriyoodey halka arday kale iyo maamulihii dugsiga sare ee Gambool ay ku dhaawacmeen iska-hor imaad dhexmarey ardada dugsiga iyo maamulkooda.

Khilaaf ka dhashay doorasho natiijooyin kala duwan uu maamulku kasoo saarey ayaa la sheegayaa inay sababtay kacdoonka ardayda oo gacan-qaad khaasare gaystay uu ka dhashay.

Burbur hantiyeed oo iskugu gadiidka ay macalimiimtu lahaayeen iyo qalabkii dugsiga ayaa sido kale uu sababay kacdoonka ardaydu.

3 Qodob oo kasoo baxay Shirkii Waftiga SSC-Khaatumo iyo madaxda Dowlada faderaalka ah ee ka qab soomay Xarunta madaxtooy...
14/10/2023

3 Qodob oo kasoo baxay Shirkii Waftiga SSC-Khaatumo iyo madaxda Dowlada faderaalka ah ee ka qab soomay Xarunta madaxtooyada Villa Somalia

1. Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka Soomaaliya Hassan sheikh Mohamud ayaa si lamid ah Maamulada Galmudug, Koonfur-Galbeed iyo Jubbaland, Hirshabeelle iyo Puntland u aqoonsaday maamulka SSC-Khaatumo ayadoo Madaxweynuhu siiyay firsad laba sano oo ku meel gaadh ah si deegaanka looga soo dhiso maamul dhamaystiran oo leh laamihii kala duwanaa ee heer maamul goboleed.

2. Kabka Miisaaniyada Maamulka SSC khaatumo ayaa lagala mid dhigay maamul goboleed ka Galmudug taasi oo dowladu si rasmi ah ugu gacan gelin rabto maamulka uu hogaaminayo Abdiqadir Firdhiye.

3. Deeqdii Caalamka ee ay xaq u lahaayeen deeganada SSC khaatumo loona qaybin jiray Puntland iyo Somaliland ayaa si toos ah loo hoos geeyey maamulka SSC Khaatumo maadama uu yahay midka sida tooska ah uga arimiya deegaamada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Sawirka Maanta Muuse Biixi Faalo Yar Kabixi.. ilaa 25 ogasta Inuu Booyayey Malaga Dareemayaa🤣
14/10/2023

Sawirka Maanta Muuse Biixi

Faalo Yar Kabixi.. ilaa 25 ogasta Inuu Booyayey Malaga Dareemayaa🤣

Musharax Madaxweyne Maxamed Faroole Waa Ninka Ugu Cad cad Doorashada 2000shii😁🤸‍♀️
14/10/2023

Musharax Madaxweyne Maxamed Faroole Waa Ninka Ugu Cad cad Doorashada 2000shii😁🤸‍♀️

Wax Noosheegoo Dani Miyuu Tagayaa
13/10/2023

Wax Noosheegoo Dani Miyuu Tagayaa

Dawlada Ethiopia 🇪🇹 Iyo Maamulka SSC-Khaatumo oo ka wada hadlay arimaha amniga Geeska.
13/10/2023

Dawlada Ethiopia 🇪🇹 Iyo Maamulka SSC-Khaatumo oo ka wada hadlay arimaha amniga Geeska.

13/10/2023

Ciidamada Ssc Waa Gumaystaha Somaliland...

صورة تظهر علامات الاسلام
13/10/2023

صورة تظهر علامات الاسلام

Daaciga reer Falastiin ee Sheekh Maxamuud xasanaat waxa uu 14 qof oo qoyskiisa kamida Ku waayay duqaymaha ciidamada isra...
13/10/2023

Daaciga reer Falastiin ee Sheekh Maxamuud xasanaat waxa uu 14 qof oo qoyskiisa kamida Ku waayay duqaymaha ciidamada israaiil ka waddo dhulka Falastiin.

Alle SWT qalbiga ha u qaboojiyo😢🤲

Fursada Jimcaha Awgeed Hooyo iyo Aabe Halkan Uga Duceeya Abaalkooda Magudi Kartaane
13/10/2023

Fursada Jimcaha Awgeed Hooyo iyo Aabe Halkan Uga Duceeya Abaalkooda Magudi Kartaane

12/10/2023

Reer Buhoodle Colaaday Ugu badisaa Odayaalna Waligood Bay Sama Jecle Ahaan Jireen Lkn Jamahiirta Talisa

Meshaan Xasuuq baa Kadhacay k*k
12/10/2023

Meshaan Xasuuq baa Kadhacay k*k

12/10/2023

Allahu Akbar Muslimiintu Meel Ay Joogaanba Waa Isku Garab iyo gaashaan

Siyaasiin Wasiiro H**e Abwaano Barayaal Jaamacadeed iyo Xubno Kaloo Badan Oo Somaliland Ah Ayaa Kubiiray Alshabaab Si ay...
12/10/2023

Siyaasiin Wasiiro H**e Abwaano Barayaal Jaamacadeed iyo Xubno Kaloo Badan Oo Somaliland Ah Ayaa Kubiiray Alshabaab Si ay Falal Amni Daro Uga Gaystaan Mamulka Khaatumo.. Nooc Kastoo dagaal Yahay isaaqow Diyaar baan Unahay

12/10/2023

Puntland mudug

Fadlan  aduunyada sawirkaan gaarsiiya
12/10/2023

Fadlan aduunyada sawirkaan gaarsiiya

Sawirkan Xaqiiqduu Katurjumayaa Warbaahintii Caalamku Yuhuudii Oo Is Boohinasa Bay Soo Tabinayaan Falastiin Oo Laxasuuqa...
12/10/2023

Sawirkan Xaqiiqduu Katurjumayaa Warbaahintii Caalamku Yuhuudii Oo Is Boohinasa Bay Soo Tabinayaan Falastiin Oo Laxasuuqayana Hal posti K**a Soqorayaan> ilaah Baan Idin Kudhaarshee Fageeya Sawirkaan

Agaasimaha Guud ee Darwiish tv Saaxiibkay Mohamud Boocame oo kulan kula qaatay Addis Ababa garaadka guud ee isimada SSC ...
11/10/2023

Agaasimaha Guud ee Darwiish tv Saaxiibkay Mohamud Boocame oo kulan kula qaatay Addis Ababa garaadka guud ee isimada SSC khaatumo Garaad jaamac Garaad Cali.

11/10/2023

Kulanka Caawa iyo Garaad Jaamac Garaad Cali

Najmo Waxay Sheegtay Inay Leedahay Xaniinyaha Raga Okle
11/10/2023

Najmo Waxay Sheegtay Inay Leedahay Xaniinyaha Raga Okle

Hubkii Ugu Casrisanaa Baa laysku Adeegsanayaa Adinkuna Waxaa Uqabtaan In Xaalku Sahlan Yahay k*k
11/10/2023

Hubkii Ugu Casrisanaa Baa laysku Adeegsanayaa Adinkuna Waxaa Uqabtaan In Xaalku Sahlan Yahay k*k

Xaaskaga idinkoo qaaqawan waad wada joogi kartaan.Sheekh Ummal🎤
11/10/2023

Xaaskaga idinkoo qaaqawan waad wada joogi kartaan.

Sheekh Ummal🎤

Qoyskaan oo ka koobnaa Hooyo, Aabe iyo Sadax Caruur ayaa waxey ku Shahiideen Duqeymaha Yahuuda ka geysteen Gaza😭
11/10/2023

Qoyskaan oo ka koobnaa Hooyo, Aabe iyo Sadax Caruur ayaa waxey ku Shahiideen Duqeymaha Yahuuda ka geysteen Gaza😭

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boqorka Dagaalka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Boqorka Dagaalka:

Videos

Share


Other Social Media Agencies in Jigjiga

Show All

You may also like