Waddani Productions

Waddani Productions Waddani Productions Waa Shabakad soo saarta Muuqaalada iyo Cododka kana shaqeysa Horumarinta Dacwada. ku soo dhawoow Howl hufan & Adeeg tayeysan.
(2)

Waddani Productions
Waa shabakad ka shaqeysa Horumarinta Dacwada Islaamka iyo faafinteeda iyada oo la jaan qaadeysa casrigani cusub ee Social Mediaha. Adeegyada ay kuu qabaneysana waxaa ka mid ah:

1-MUUQAALADA
DUUBIS & QURXIN
Waxaan kuu duubeynaa muuqaalo tayadoodu sareyso inagoo muuqaalo kaaga sameeneyna muxaadaraadka, xafladaha, shirarka iwm.

2-CODADKA
Waxaan si fasiix ah kuugu duubeynaa coda

dka sida:Quraanka, Anaashiida, Gabayada iwm.

3-SAWIRADA
QAADIS & QURXIN
Waxaan kaa qaadeynaa sawiro tayo sareeysa iyo soo jiidasho leh innaga oo kaaga qaadeyna goobta aad rabto.

4-XAYEYSIISKA
XAYEYSIIS BIL WALBA
Waxaan kuugu xayeysiineynaa ganacsigaaga Baraha Bulshada inagoo bil walba kuu duubeynaa dhowr muuqaal si aad hesho macaamiil. KALA XARIIR:
Number:+252616797806
GOOBTA:Mogadishu,Banadir,Howl-wadaag,Baar-Ubax,Somalia.

Maalmo uun ayaa inooga harayXafladda   ee Machadka Daaru Al Najaax  معهد دار النجاح
21/05/2024

Maalmo uun ayaa inooga haray
Xafladda ee Machadka Daaru Al Najaax معهد دار النجاح

Inshaa Allaah Dhawaan waa xafladda  ee Machadka Daaru Al Najaax  معهد دار النجاح
20/05/2024

Inshaa Allaah Dhawaan waa xafladda
ee Machadka Daaru Al Najaax معهد دار النجاح

20/05/2024

Nebiga Abtirkiisa Waa Maxamed Rasuullullaahi Scw Dr Maxamed Cumar Shariif Baasakuute Qiso Cajiib ah
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

19/05/2024

Wuxuu Yiri Waxba iima Barin ee afkiisa ayaa iga qaloociseen Qisooyin Cajiib ah Sh Axmed Sulub
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

Dhawaan  Waa xafladda qalin jabinta dufcadii 4 aad ee Machadka Daaru Al Najaax  معهد دار النجاح Waddani Productions : Ho...
16/05/2024

Dhawaan

Waa xafladda qalin jabinta dufcadii 4 aad ee Machadka Daaru Al Najaax معهد دار النجاح

Waddani Productions : Howl hufan & adeeg tayeysan.

13/05/2024

AABE SI QAALINTA INOOGU BAAQATO ISGAFI QISO KU CIBRO QAADASHO MUDAN || SH AXMED SULUB
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

12/05/2024

Gudniinka,Xuquuqda Caruurta iyo kufsi Ayeey Kusoo Gambanayaan || SHIIKH MAXAMED YAASIIN
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

10/05/2024

Aad ayuu ugu fug fugeeyn jiray || Macallim Axmed Cusmaan.
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

08/05/2024

Hambalyo Sharma'arke Cumar Caraaye Iyo Dahabo Xuseen Maxamed oo Meherkooda uu ka dhacay Muqdisho.
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

Hambalyo Sharma'arke Cumar Caraye iyo Dhabo Xuseen Maxamed oo meherkooda ka dhacay Magaalada Muqdisho.Waddani Production...
08/05/2024

Hambalyo Sharma'arke Cumar Caraye iyo Dhabo Xuseen Maxamed oo meherkooda ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Waddani Productions : Howl hufan & Adeeg tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

08/05/2024

Aabihii ayaa darbiga ka soo booday Qisooyin Cajiiib ah || DAACI YAXYA SH YUUSUF
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

07/05/2024

WAXA UU IGU SOO KHALDAY LACAGTII ISKUULKA || SHIIKH MAXAMUUD
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743 .

06/05/2024

Anagoo Xer Soo eheyn oo Carabiga uu nagu dhex Jiro Ayaan.... || Sh Cabdullxayyi Sh Aadam.
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

06/05/2024

Markazka Xalaqaat ee Diyaarinta Ducaada Waxa uu Iclaaminyaa iney qaadan doonaan 30 Arday oo wiilal ah Kuwaas oo la Xifdisiin Doono Qur'aanka iyo 30 Arday oo wiilal iyo gabdho isugu jira oo la Barayo Culuumta shareecada Si lacag la'aan ah.

Kala xiriir Markazka Xalaqaat ‪0615668874‬
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan

05/05/2024

Kuwaan Boonbale Ayaad Moodaa Qisooyin Cajiib ah || SH NUUR CALI JAAMAC .
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

04/05/2024

Qur'aanka Labo Mid waaye || Shiikh Abuubakar Macallin Maxamed.
Waddani Productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

Sawiro : Dufacdii 2aad ee ka Qalinjabineysa Machadka Xalaqaat ee Diyaarinta Ducaada kuwaasi oo dhameyay Qur'aanka Kariim...
03/05/2024

Sawiro : Dufacdii 2aad ee ka Qalinjabineysa Machadka Xalaqaat ee Diyaarinta Ducaada kuwaasi oo dhameyay Qur'aanka Kariimka ayaa munsaabad qalinjabin ah loogu qabtay magaalada muqdisho.
Waddani Productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

03/05/2024

WAXAAD ARAGTAA ILMAHEEN IN AY.... || SHIIKH C/LLAAHI GACMADHEERE.
Waddani productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

Waxaa dhawaan   qabsoomi doona xafladda qalin jabinta dufcadii 2 aad ee markaz   oo ka dhici doonta  .
03/05/2024

Waxaa dhawaan qabsoomi doona xafladda qalin jabinta dufcadii 2 aad ee markaz oo ka dhici doonta .

03/05/2024

CIYAARAHA IYO HEESAHA DOWLADO AYAA QARASH KU BIXINAA || USTAAD ISXAAQ AADAM.
Waddani Productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

02/05/2024

Labo Tilmaamood Qofka Laga Helo Dadka oo Dhan Asaga U kheyr Badan || Shiikh Cabdulqaadir Maxamed
Waddani Productions Howl Hufan & Adeeg Tayeysan
Nagala soo xariir : 0616797806 / 0613677743

01/05/2024

Waxaa Inaga Mid Ah Dad Ay Malaaigtu Dhaqday oo uusan Bini'aadam Dhaqin || Sh Bashiir Axmed.

30/04/2024

Yahuuda Goormaa Ka Guuleysaneynaa ? || Ustaad Cabdinaasir Namaa

29/04/2024

Tima-jaraha Intay Geeyso Ayey Usoo Jareey || Shiikh Abuubakar Cali.

28/04/2024

Warbixin : Munaasabad lagu Daahfurayay Xanaanada Caruurta ee Al Istiqaama Ayaa lagu qabatay Xaafada Tabeelaha Shiikh Ibraahim Duleedka Muqdisho.

28/04/2024

Gaalada 100 Sano Qorshahooda Udegsan Adne 2 Sano Xataa Kuuma Degsano || SHIIKH C/LLAAHI XUSEEN

Sawirro : Xafladda furitaanka Xanaanada caruurta ee Al-Istiqaama oo laga furay xaafadda Tabeelaha.Waddani Productions : ...
27/04/2024

Sawirro : Xafladda furitaanka Xanaanada caruurta ee Al-Istiqaama oo laga furay xaafadda Tabeelaha.

Waddani Productions : Howl hufan & Adeeg tayeysan.

26/04/2024

Ka qeyb qaado kafaalo qaadka Agoonta مركز البخاري لرعاية الأيتام - مركا Bukhari Center for Orphans Care - Marka.
𝗘𝗩𝗖-𝗣𝗹𝘂𝘀 : 𝟲𝟭𝟳𝟰𝟱𝟰𝟰𝟴𝟴 / 𝟲𝟭𝟲𝟬𝟮𝟬𝟰𝟲𝟵.
𝗦𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗕𝗮𝗻𝗸 : 𝟯𝟰𝟱𝟵𝟮𝟮𝟲𝟴.
𝗠𝗮𝗿𝗰𝗵𝗮𝗻𝘁 : *𝟳𝟴𝟵*𝟲𝟲𝟬𝟵𝟯𝟴*$ #
𝐄-𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛 : *𝟏𝟏𝟑*𝟏𝟐𝟏𝟕𝟒𝟎*$ #

26/04/2024

Nin 30 Jir Ah oo Hooyadiis Alaabta Dhan Ku Xamaalay Qiso Cajiib Ah || Sh Mahad Gurey.

26/04/2024

Nin Walbo Wuxuu Ka Cararaa Ilmahaada Yeysan Wadaad Noqon || Sh Maxamuud Nuune

Adresse

Louisevej 26 3. 3
Aarhus
8220BRABRAND

Underretninger

Vær den første til at vide, og lad os sende dig en email, når Waddani Productions sender nyheder og tilbud. Din e-mail-adresse vil ikke blive brugt til andre formål, og du kan til enhver tid afmelde dig.

Kontakt Virksomheden

Send en besked til Waddani Productions:

Videoer

Del


Andre Udsendelser og medieproduktion i Aarhus

Vis Alle

Du vil måske også kunne lide