Raad Rac

Raad Rac bienvenue sur le page officielle Raad Rac

Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi Ayaa war-qadaha aqonsiga ka gudoomay Safiirka Cusub ee Ethiopia ufadhisan doona harg...
29/08/2024

Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi Ayaa war-qadaha aqonsiga ka gudoomay Safiirka Cusub ee Ethiopia ufadhisan doona hargaysa.

Sidee u Aragtaa

Sidaan Xogta ku helayno Ethiopia waxay adkaysay Xuduudka Somaalia iyo Somaali State.Kumanaan katirsan Milatariga Ethiopi...
29/08/2024

Sidaan Xogta ku helayno Ethiopia waxay adkaysay Xuduudka Somaalia iyo Somaali State.

Kumanaan katirsan Milatariga Ethiopia ayaa lagu Daabulay goday ilaa Ferfeer halkaas oo Noqon doonta Saldhiga wayn oo dib uhabayn lagu samayn doono.

Ethiopia waxay Walaac Xoogleh ka qabtaa Ciidamada masar ee imanaya Somaalia.

Khilaafka udhaxeeya Somaalia iyo Ethiopia ayaa maraya Meel Xaas-xaasi ah kadib kuso Biiritanka Masar oo ah Dal ay Ethiopia isku hayaan Biyo xidheenka wabiga niil.

shacabka Degaanka somaalida ayaan noqon doonin jaran jar lagu fuulo geedaha oo lo adeeg sado dariskooda.

Wasiirka Arimaha Dibada Somaalia ayaa sheegay inuu soo dhamaaday Wareegii 2-aad ee wada hadalada Somaalia iyo Ethiopia.W...
15/08/2024

Wasiirka Arimaha Dibada Somaalia ayaa sheegay inuu soo dhamaaday Wareegii 2-aad ee wada hadalada Somaalia iyo Ethiopia.

Wasiir Ahmed Fiqi ayaa sheegay in mawqifka somaalia uu yahay mid cad oo ah ilaalinta Madax-banaanida Somaalia Gorgortana ayna ka gali doonin.

Sidee u aragtaa?

Le Premier ministre éthiopien Abiy Ahmed a déclaré qu'il avait remercié le président Erdogan pour ses efforts pour résou...
11/08/2024

Le Premier ministre éthiopien Abiy Ahmed a déclaré qu'il avait remercié le président Erdogan pour ses efforts pour résoudre la tension entre la Somalie et l'Éthiopie.

Abiy Ahmed a également renforcé l'engagement de son gouvernement à obtenir plus de 120 millions de personnes alors qu'ils sont d'accord avec la Somalie et l'Éthiopie

L'Éthiopien 🇪🇹 Tamirat Tola remporte le marathon masculin en 2:06.26, battant le record olympique établi par Samuel Wanj...
10/08/2024

L'Éthiopien 🇪🇹 Tamirat Tola remporte le marathon masculin en 2:06.26, battant le record olympique établi par Samuel Wanjiru en 2008.

Bashir Abdi de Belgique 🇧🇪 remporte l'argent avec Benson Kipruto 🇰🇪 remportant la médaille de bronze.
Félicitations Tola 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹👏👏👏

Allah Ha U Naxariistee waxaa goordhaweyd Magaalada Hargaysa ku geeriyootay Fanaanadd Asma Xasan Aadan (Asma Saban)Oo ka ...
09/08/2024

Allah Ha U Naxariistee waxaa goordhaweyd Magaalada Hargaysa ku geeriyootay Fanaanadd Asma Xasan Aadan (Asma Saban)Oo ka mid ahayd faaniinta Xidigaha geeska.

Maraykanku ayaa u dirayaa bariga dhexe 12 diyaaradood oo ah nooca dagaalka ee la yidhaahdo F/A-18 iyo diyaarada sahanka ...
08/08/2024

Maraykanku ayaa u dirayaa bariga dhexe 12 diyaaradood oo ah nooca dagaalka ee la yidhaahdo F/A-18 iyo diyaarada sahanka iyo kormeerka ee E-2D Hawkeye, si ay qayb uga noqdaan difaacida iyo taageerida ISRL.

Dhanka kale Ruushka ayaa isaguna Tehraan u dirayaa nidaamka difaaca hawada ee S-400.

Donald Trump ayaa sheegay inuu joojin doono dagaalka, hadii la doorto si bariga dhexe nabad uga hir gasho.

08/08/2024

MASAR iyo Jabuuti ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ciidamo keensadaan Soomaaliya, sidaas waxaa lagu caddeeyay war murtiyeed kasoo baxay Kulankii 1225aad ee Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika.

Waxay qeyb ka noqon doonaan hawlgalka cusub ee AUSSOM, kaasoo bedeli doona . Wuxuu bilaaban doonaa Jannaayo 2025.

Sida ku qoran war saxaafadeedka, Jabuuti waxay soo waddaa boolis ka hawlgala . Waddamo kale ayaa sidoo kale laga codsaday inay keenaan boolis suga amaanka Xamar.

Hadda ogow, booliskii joogay Xamar waxay noqdeen kuwo aan la aamini karin waana taas sababta keeneysa in boolis shisheeye la soo daabulo.

Itoobiya, Uganda iyo Kenya ayaa iyaguna raba inay ciidamadooda ku darsadaan mashruucan cusub oo aan weli lacag loo helin.

𝐋𝐀𝐂𝐀𝐆 𝐌𝐀𝐋𝐎𝐎 𝐇𝐀𝐘𝐀𝐀 𝐀𝐔𝐒𝐒𝐎𝐌?

Afrikaanka waa shiid. Sidaa darteed bisha Sebtembar 2024 ayaa codsi la horgeyn doonaa UN, EU iyo USA si looga codsado lacagta hawlgalka AUSSOM.

𝐌𝐄𝐄𝐐𝐀 𝐒𝐀𝐍𝐎 𝐀𝐘𝐀𝐘 𝐀𝐔𝐒𝐒𝐎𝐌 𝐉𝐎𝐎𝐆𝐈 𝐃𝐎𝐎𝐍𝐀𝐀𝐍?

Midowga AFrika ayaa soo jeediyay in muddo 5 sano la siiyo AUSSOM si ay Soomaaliya uga hawlgalaan. Waxaase dhici karta in markasta lasii kordhiyo.

𝐌𝐀𝐗𝐀𝐀 𝐊𝐔 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐀𝐔𝐒𝐒𝐎𝐌?

Hawlgalka cusub waxaa uu ka koobnaan doonaa ciidan militari iyo boolis ah, waxaana sidoo kale jiri doona qeyb sirdoon oo ka garab shaqeyneysa.

Midowga Afrika waxay kaloo codsadeen in qalab iyo hub culus la siiyo ciidamada cusub si looga gaashaanto "guuldarrooyinkii" ku dhacay ATMIS.

Nécrologie (Tacsi) L'Inspection Générale du Travail et des Lois Sociales vient de perdre un de ses brillants contrôleurs...
08/08/2024

Nécrologie (Tacsi)

L'Inspection Générale du Travail et des Lois Sociales vient de perdre un de ses brillants contrôleurs du travail, le collègue Samatar Douksieh Doualeh. Le défunt laisse derrière lui une v***e, une fille et un garçon.

Nos pensées accompagnent sa famille en ces moments de terrible épreuve. L'Inspecteur Général ainsi que l'ensemble du personnel de l'Inspection partagent cette douleur profonde avec sa famille.

Qu’Allah accueille dans son vaste paradis Amin

Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un.

Itoobiya oo Somaliland siisay deeq waxbarasho oo 200 oo arday ah oo ay ku jirto shahaadada sare ee PHD.
08/08/2024

Itoobiya oo Somaliland siisay deeq waxbarasho oo 200 oo arday ah oo ay ku jirto shahaadada sare ee PHD.

Nécrologie Inalilah wa ilayhi rajicun C'est avec une grande émotion et une profonde tristesse que nous venons d'apprendr...
07/08/2024

Nécrologie

Inalilah wa ilayhi rajicun

C'est avec une grande émotion et une profonde tristesse que nous venons d'apprendre le décès Idil Ibrahim Hassan ce soir à l'hôpital Général peltier.

Djib-Live TV adresse ses sincères condoléances à la famille de Ibrahim Hassan petit et fardoussa Ibrahim Hassan élue local de la région d'ali-Sabieh et proches de la défunte.

Qu'Allah accueille dans son vaste paradis amin.

Yahya Sinwar ayaa loo magacaabay madaxa cusub ee XMS kadib dilkii Ismaaciil Haniyeh.
06/08/2024

Yahya Sinwar ayaa loo magacaabay madaxa cusub ee XMS kadib dilkii Ismaaciil Haniyeh.

𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝗾𝘂𝗲́ 𝗱𝗲 𝗣𝗿𝗲𝘀𝘀𝗲 𝗱𝘂 𝗣𝗮𝗿𝗾𝘂𝗲𝘁 𝗱𝗲 𝗹𝗮 𝗥𝗲́𝗽𝘂𝗯𝗹𝗶𝗾𝘂𝗲 𝗱𝗲 𝗗𝗷𝗶𝗯𝗼𝘂𝘁𝗶 - Hier, vers 14h30, un incendie s'est déclaré dans la Fre...
06/08/2024

𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝗾𝘂𝗲́ 𝗱𝗲 𝗣𝗿𝗲𝘀𝘀𝗲 𝗱𝘂 𝗣𝗮𝗿𝗾𝘂𝗲𝘁 𝗱𝗲 𝗹𝗮 𝗥𝗲́𝗽𝘂𝗯𝗹𝗶𝗾𝘂𝗲 𝗱𝗲 𝗗𝗷𝗶𝗯𝗼𝘂𝘁𝗶

- Hier, vers 14h30, un incendie s'est déclaré dans la Free Zone sis rue de Venise. Le feu, qui a commencé dans les conteneurs, s'est rapidement propagé à un hangar de stockage de produits alimentaires.

- Grâce à l'intervention rapide des équipes de secours, l'incendie a été maîtrisé sans faire de victimes, bien que des dégâts matériels importants aient été constatés. Les premiers éléments de l'enquête suggèrent qu'un court-circuit électrique pourrait être à l'origine de l'incendie. Une enquête approfondie est en cours pour déterminer les causes exactes de cet incident.

06/08/2024

New York Times sur les responsables iraniens : Téhéran a demandé à Moscou des systèmes de défense aérienne avancés en préparation d'une guerre potentielle avec Israël.

Incendie maîtrisé dans un entrepôt de la zone franche de DjiboutiAujourd'hui à 14h, un incendie s'est déclaré au sein d'...
05/08/2024

Incendie maîtrisé dans un entrepôt de la zone franche de Djibouti

Aujourd'hui à 14h, un incendie s'est déclaré au sein d'un entrepôt de la zone franche de Djibouti (DDP FZCO), située sur la route de Venise. Heureusement, nous ne déplorons aucune perte humaine. Seules des conséquences matérielles mineures ont été observées, touchant quelques conteneurs.

Grâce à l'intervention rapide des pompiers de l'Autorité des Ports et des Zones Franches de Djibouti, ainsi que du service de la Protection Civile, l'incendie a été maîtrisé à temps, évitant ainsi des dommages plus graves.

Une enquête est en cours pour déterminer l'origine de cet incendie selon le communiqué des autorités portuaires publié dans X. La zone franche, équipée d'un système de surveillance CCTV, mettra à disposition ses enregistrements pour soutenir l'investigation.

Cet incident rappelle l'importance des mesures de sécurité et de prévention des incendies dans les zones industrielles. Les autorités compétentes continueront à renforcer ces dispositifs pour assurer la sécurité des biens et des personnes.MG
Enfin, l’autorité portuaire promet plus de détails dans les jours à venir inshallah .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi wuxuu dhawrka usbuuc ee soo socda safaro is daba joog ah ...
05/08/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi wuxuu dhawrka usbuuc ee soo socda safaro is daba joog ah oo gilgili doona gudaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo dibaddaba ugu kala gooshi doona gudaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo dibadda.


xog Diridhabe

05/08/2024

Adresse

Boulas

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Raad Rac publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager