Abdinasir Dahir Ali

Abdinasir Dahir Ali Inaad Halkaan igula saaxiibtan sharaf ayey ii tahay mahadsanidin dhamaantiin soo dhawaada saxiibyaal.

Raiisul Wasaare Xamse. "Waa in aan samaynaa Laami dheer oo Badda Dusheeda mara kaas oo isku xiraya dhamaan Dalka oo dhan...
03/07/2024

Raiisul Wasaare Xamse. "Waa in aan samaynaa Laami dheer oo Badda Dusheeda mara kaas oo isku xiraya dhamaan Dalka oo dhan "⁉️‼️

Intaan taleefan midkeed kusoo gaartay oo aad soo isticmaashay run sheeg ⁉️‼️
03/07/2024

Intaan taleefan midkeed kusoo gaartay oo aad soo isticmaashay run sheeg ⁉️‼️

Koobka shaaha cadayska ah Degmada aad dagantahay meeqo ayuu kajogaa Runta sheeg ‼️⁉️
03/07/2024

Koobka shaaha cadayska ah Degmada aad dagantahay meeqo ayuu kajogaa Runta sheeg ‼️⁉️

Elon Musk ayaa shaaca ka qaaday lacagta uu faa’idada u helo ilbiriq walba. Ninka adduunka ugu taajirsan ee Elon Musk aya...
02/07/2024

Elon Musk ayaa shaaca ka qaaday lacagta uu faa’idada u helo ilbiriq walba.

Ninka adduunka ugu taajirsan ee Elon Musk ayaa yiri “runtii ilbiriqsi walba waxaan faaido ahaan u helaa $537”⁉️‼️

Hanad "Anigu wixii Xafid ku dhacay waan ka xumahay  diyaarna uma ihi Guurka Hafsa sababtoo ah waxaa donayaa Gabar astura...
02/07/2024

Hanad "Anigu wixii Xafid ku dhacay waan ka xumahay diyaarna uma ihi Guurka Hafsa sababtoo ah waxaa donayaa Gabar asturan oo Qurux badan ..

Xildhibaan Shaad " Aniga Hooyaday Xabashiyad weeye itoobiyaanku reer abti ayey iiyihiin way i dhaleen "Xildhibaankan aya...
01/07/2024

Xildhibaan Shaad " Aniga Hooyaday Xabashiyad weeye itoobiyaanku reer abti ayey iiyihiin way i dhaleen "

Xildhibaankan ayaa Katirsan Barlamanka Somaliland ⁉️‼️

01/07/2024

Ciidanka xooga soomaalia 🇸🇴🇸🇴

"Laba Gabdhood oo sheegay in uu Qabo Hal Nin hadana ay aad iskugu Farax san yihiin "Labadaan Gabar ayaa a Ku nool Magala...
01/07/2024

"Laba Gabdhood oo sheegay in uu Qabo Hal Nin hadana ay aad iskugu Farax san yihiin "

Labadaan Gabar ayaa a Ku nool Magalada Jig-jiga‼️⁉️

Somalia 🇸🇴 oo soo bandhigtay Hub culus iyo dhoolotusyo ciidan 🇸🇴🇸🇴⁉️‼️
01/07/2024

Somalia 🇸🇴 oo soo bandhigtay Hub culus iyo dhoolotusyo ciidan 🇸🇴🇸🇴⁉️‼️

Diyarada Calanka Somali maka Muuqdaa ? Mise aminsan tayay In diyaradan Somalia lee dahay ?Nala wadaag Aragtidadad‼️⁉️
01/07/2024

Diyarada Calanka Somali maka Muuqdaa ? Mise aminsan tayay In diyaradan Somalia lee dahay ?

Nala wadaag Aragtidadad‼️⁉️

Fadumo Ibraahim "Waxaa igu walhi ah Haduu Abiy Ahmed uu Yiraa  Somaliland Dowlad Baan u aqoon sanahy inaan is Qaawan doo...
30/06/2024

Fadumo Ibraahim "Waxaa igu walhi ah Haduu Abiy Ahmed uu Yiraa Somaliland Dowlad Baan u aqoon sanahy inaan is Qaawan doono .aniga oo dhan ..

Waliba suuqa dhexdiisa Diracana & waxa igu jira oodhan aan siibi doono Allah ila og Midaas oo dharka ayaan dhiganayaa "

"Wiilasha waxaa Dhihi lahaa Guursada Gabdhaha is qaawiya Ee Tiktoka isticmaala. sababta oo ah Gabadha isqaawineysa ee So...
30/06/2024

"Wiilasha waxaa Dhihi lahaa Guursada Gabdhaha is qaawiya Ee Tiktoka isticmaala. sababta oo ah Gabadha isqaawineysa ee Social media yaha soo istaageysa adinkaa fahmi waayay Nin la,aan ayeyna isu qaawineysaa..

Waxaana macquul ah in ay soo Hanuunto xijaab qadato oo ay is asturto marka ay hesho Nin Iyada Guursada .ragoow Gabdhahaas Gabdhahas "

Sheekh Xasan alwaajidi ‼️⁉️

Ikraan"  Ninkeyga isagga oo dahab iyo hanti iga bixiyay ayuu haddana ii ogalyahay inaan ragga kale iskala shekeysto Xita...
29/06/2024

Ikraan" Ninkeyga isagga oo dahab iyo hanti iga bixiyay ayuu haddana ii ogalyahay inaan ragga kale iskala shekeysto

Xitaa mararka qaar waxaa ku balamiyaa Guriga 4 ilaa 5 Rag oo asxaabteyda ah si aan u wada shekeesano sidee uragtaa arinkaas adigu⁉️‼️

Fariday 🕋🕋
28/06/2024

Fariday 🕋🕋

Allaha u naxariisto waxaa goordhow la xaqiijiyay geerida Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka Prof. Maxamad Cismaan Jaw...
28/06/2024

Allaha u naxariisto waxaa goordhow la xaqiijiyay geerida Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka Prof. Maxamad Cismaan Jawaari. waxaa geeridiisa xaqiijiyay wiilka uu dhalay Dr. C/casiis.
Rabi ha unaxariisto 🤲🏿🤲🏿

Sawir indhaha u roon iyo Laascaanood⁉️‼️
28/06/2024

Sawir indhaha u roon iyo Laascaanood⁉️‼️

27/06/2024

Daljirka doohsoon oo loo diyarinayo maalmaha xoriyada 1 luulyo 🇸🇴🇸🇴

Midabka saxda ah ee calanka Jamhuuriyada Soomaaliya waa buluug khafiif ah.🇸🇴🇸🇴
27/06/2024

Midabka saxda ah ee calanka Jamhuuriyada Soomaaliya waa buluug khafiif ah.🇸🇴🇸🇴

Kani  waa Abwaan kii sameeyay heesta Soomaalida ka yaabisay ee xalay Hargeysa laga qaaday ee dhahda." ma lihin cadaw Xam...
26/06/2024

Kani waa Abwaan kii sameeyay heesta Soomaalida ka yaabisay ee xalay Hargeysa laga qaaday ee dhahda.

" ma lihin cadaw Xamar iga daran, Garoowe iyo kuwa xintama waxaa iiga roon Amxaar "⁉️‼️

Hafsa "Aniga oo Hanad la socday ayaa Abdixafid si Hoose u la socday si aan niyada ugu dhiso 'hadalkaa markay laheyd waxa...
26/06/2024

Hafsa "Aniga oo Hanad la socday ayaa Abdixafid si
Hoose u la socday si aan niyada ugu dhiso 'hadalkaa markay laheyd waxaa Hor fadhiyey wiilka raba in uu Guursado iyada "

Hees caawa madaxtooyada Somaliland laga qaaday ayaa waxa ereyadeeda ka mid ahaa."Garoowe iyo  kuwa Xintama waxa iga xiga...
25/06/2024

Hees caawa madaxtooyada Somaliland laga qaaday ayaa waxa ereyadeeda ka mid ahaa.

"Garoowe iyo kuwa Xintama waxa iga xiga Amxaar xurmo iyo sharaf igula nool”

Iyadoo laga sugaayo tababarki kooxda Elman ayuu saaki  ka dagay magaalada Garoowe.Kooxda Elman ayaa maalinta qamiista la...
25/06/2024

Iyadoo laga sugaayo tababarki kooxda Elman ayuu saaki ka dagay magaalada Garoowe.

Kooxda Elman ayaa maalinta qamiista la ciyaari doonto kooxda Heegan.

Laacibkan jecellka waalay ayaa Hal bil gudaheeda u kala safray hargeyso ,jigjigo ,nairobi ,iyo garoowe.

Elman ‼️⁉️

Munaasabad loogu dabaal dagayo 26-ka Juun oo Muqdisho ka socota.
25/06/2024

Munaasabad loogu dabaal dagayo 26-ka Juun oo Muqdisho ka socota.

Nairobi waxaa wadooyinka iskucayrsanaya shacab diidan canshuur ay dowladu soorogray iyo booliska.
25/06/2024

Nairobi waxaa wadooyinka iskucayrsanaya shacab diidan canshuur ay dowladu soorogray iyo booliska.

Abdullahi dheere oo ahaa waardiyaha ama istaafka qaaska ah ayaa marwadiisa cusub la aqal galay 💫💫
25/06/2024

Abdullahi dheere oo ahaa waardiyaha ama istaafka qaaska ah ayaa marwadiisa cusub la aqal galay 💫💫

‘’Annaga iyo Itoobiya iskuma haysanno in ay Itoobiya Badda gaadho, waxaan isku haysannaa Itoobiya sidee bay Badda ku gaa...
24/06/2024

‘’Annaga iyo Itoobiya iskuma haysanno in ay Itoobiya Badda gaadho, waxaan isku haysannaa Itoobiya sidee bay Badda ku gaadhaysaa,maaha dagaalku in ay Soomaaliya dawladda Itoobiya Bad u diiddan tahay.

Itoobiya haddii ay doonayso in ay Xeebaha Soomaaliya soo gaadho waannu soo dhowaynyanaa, Itoobiya waa in ay la macaamishaa walaalohooda Soomaaliyeed maaddama oo walaalaha Soomaaliyeed ay la macaamilkeeda ogol yihiin’’

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Sidee u aragtaaaa‼️⁉️

Guru kamid ah guryaha magalada mogadishu Kudarso waxa lagar Qadaa canshuurSido kale Duqa magalada mogadishu wuxu qaatay ...
24/06/2024

Guru kamid ah guryaha magalada mogadishu
Kudarso waxa lagar Qadaa canshuur
Sido kale Duqa magalada mogadishu wuxu qaatay abalmarinta sanadka 2023-2024 ⁉️‼️

23/06/2024

Booliska Gobalka Benaadir iyo ardeydii maanta imtixaanka shahaadiga ah galaysay ✔️✔️

"Quruxdeyda Waxaa Ka baqaa in la i ileysto  amaan Qurux darteed u Dhintaa .       Ashraf ⁉️‼️
23/06/2024

"Quruxdeyda Waxaa Ka baqaa in la i ileysto amaan Qurux darteed u Dhintaa .

Ashraf ⁉️‼️

Allla maxay cunto tahay ✔️✔️
22/06/2024

Allla maxay cunto tahay ✔️✔️

Adresse

Berlin

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdinasir Dahir Ali erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Videos

Teilen


Andere Social Media-Agentur in Berlin

Alles Anzeigen