Somalis in der Schweiz - Soomaalida Switzerland

Somalis in der Schweiz - Soomaalida Switzerland Baarlamaanka Puntland 8 Jan, 2014 wuxuu soo dooran doonaa Madaxweyne & Madaxweyne Ku xigeen, Kala so

Nin 32 jir ah oo u dhashay Wadanka Iiraan ayaa xalay 15 qof ku dhex afduubtay Tareenka Gobolla Waadt ee Wadanka Switzerl...
09/02/2024

Nin 32 jir ah oo u dhashay Wadanka Iiraan ayaa xalay 15 qof ku dhex afduubtay Tareenka Gobolla Waadt ee Wadanka Switzerland.

Ninkan oo sida la sheegay ahaa magangalyo doon aya ku hubeysnaa Faas iyo Mindi.

Howlgal socday mudo 4 saacadood oo ay qaadeen Ciidanka amaanka ayaa waxa ay ku guuleysteen in ay dilaan afduubihii reer Iiraan isla markaan waxa ay soo bad baadiyeen dadkii uu afduubka u heystay.

14/10/2022

Adresse

Bern

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somalis in der Schweiz - Soomaalida Switzerland erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Videos

Teilen


Andere Nachrichten- und Medienseite in Bern

Alles Anzeigen

Sie können auch mögen