Pageka somali post

Pageka somali post Kala soco amuuraha soomalida dhamaan

08/22/2022

Hanbalyo ilkacase qays

05/02/2022
07/14/2021

Gabadhii Xaafada islii laga xaday iyada oo yar iyo reero u yimid iyo halka ay wax marayaan waa muuqaalkeedii labaad waana arrin murugo badan

Italy EURO 2020 Champions
07/11/2021

Italy EURO 2020 Champions

07/11/2021

Reer hargeysa iyo dhoofka maxa kala haysta✈🇨🇦🤣🤣

07/10/2021

ISKUDEYS LAHAYSTE PART8 dhal abaareed oo baxatka aduunka galay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

Markii ay Ciidamadii ingiriiska qabsadeen Magaalada Cadan ee dalka Yemen, Waxay waayeen dad u turjuma fariimaha ay rabaa...
07/09/2021

Markii ay Ciidamadii ingiriiska qabsadeen Magaalada Cadan ee dalka Yemen, Waxay waayeen dad u turjuma fariimaha ay rabaan inay gaarsiiyaan bulshadii ku nooleyd Magaalada.

Sababtoo ah dadkii ku noola magaalada ayaa aad uga soo horjeestay inay la shaqeeyaan gumeystaha

Ingiriisku wuxuu doonaayey inuu magaalada ku faafiyo dhambaallo ay ku qoran yihiin erayo ay ku soo jiidan karaan reer cadan.

baadi-goob dheer kadib waxay heleen nin turjumaan ah oo lagu magacaabi jirey CUMAR BAAHABRI kaasoo aad u yaqaanney Af-ingiriisiga.

Cumar wuxuu ahaa Ganacsade caleenta shaaha ku iibiya suuqa Cadan,
Fariintii ay diyaarsadeen ayuu ugu turjumay af-carabi waxayna bilaabeen inay waraaqihii ku qaybiyaan magaalada iyo tuulooyinka u dhow.

Muddo kadib waxaa magaalada yimi jeneral sare oo katirsan ciidankii ingiriiska oo aad af-carabiga u yaqaanney Waxaa si lama filaan ah gacantiisa ku soo gashay mid kamid ah waraaqihii magaalada lagu faafiyey.

Kadib ayuu weydiiyey Sarkaalkii ka mas'uulka ah qeybinta waraaqaha " Ma taqaanaa waxa ku qoran waraaqahan aad magaalada ku qeybiseen?".

Wuxuu ku jawaabay " Waa fariimo aan ku soo jiidaneyno dadka deggan cadan "
Jeneralkii ayaa yiri" Waraaqahan aad qeybiseen waxaa ku qoran "CALEENTA SHAAHA UGU TAYADA FIICAN KA IIBSADA CUMAR BAAHABRI"!!😂😂😂😂

Waxaa Turjumay : Mustaf Awil Hassan

07/08/2021

Dareen Dadweyne | Reer Burco sidee u arkaan in calanka somalya ay xirtaan

07/05/2021

Ardayda Puntland ee jooga Boorama oo ka hadlay dilka arday Ibraahim AUH.

07/05/2021

Nin Xanuunsan oo Ehelkiisa lala raadinayo
9.bilood hada waa xanuunsanyahay oo xanuunka dhimirka yaa ku dhacay.

Fadlan hadaad aqoon satid la soo xirir taleefanka shaaashada idiinka muuqda.

07/05/2021

KARBAASH XANFAR IYO SAHAL QARDHOOD OO KABAHA LALA DUL MARAY IYO BOODHARI

07/05/2021

Basadiir oo ninkii dili lahaa gacantiisa ku soo kaxaystay🤣

07/03/2021

Marwo Miiraash oo ku xidhan Xabsiga Boorama loona haysto markii saddexaad inay Soomaaliya taageerto ayaa cod ay soo duubtay iyadoo oo ilmaynaysa ku sheegtay inay laysku deyay in ka dilo.

07/03/2021

Ii guuri aabo jacaylkayga 📲❤😂😂 prank qosolki aduunka k*k

07/01/2021

abdishakur warsame
Waa qasab in aan dhalanteedka joojino, runtana wajahno. Maalmaha xorriyadduna waa iney ahaadaan fursad lagu soo gudbiyo fariimo dhab ah oo waaqaca ummadeed ka turjuma.

Muuqaalku waa 2019.

07/01/2021

Daawo:Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee Koowda Luuulyo"Dalkan qabyaalad iyo waddaniyad ayaa isku haysta".

06/29/2021

Odey wadada taagan ayay ku murmeen | Maxaa dhacay dabadeed..😭😭‽??

06/27/2021

Dabcasar iyo dalmar yare

06/27/2021

Boss Bas Iyo Ilhaan Xarago Wax Badan Ka Ogoow Noloshooda War Bixin Cusub iyo jacayl kooda Somali gamer

06/26/2021

Madaale Iyo Suaal Ah Waliga Jacayl Makugu Dhacay Kadiska Anzal Iyo Suaalo Waydiin.

06/26/2021

'yada FAO,

FOA- Hay'ada cuntada iyo beeraha QM iyo Guddomiyaha Gobalka Hiiraan maxaa kala Qabsaday Marki Shaqo Guddiga fatahaadaha aay Qabtayn aay FOA sheegatay in iyadda qabatay.

Daawo Muqaal wax badan ku Iftimiin Doono!🙂🙂🙂🙂

06/26/2021

Qisadii beddeshay dareenka dadweynaha:Barakace ilaa Bare arday -

Nada oo hidaha iyo dhaqankeena ku lebisan
06/23/2021

Nada oo hidaha iyo dhaqankeena ku lebisan

Mid u codee labdan fanaan Nada 😍 saar tusmana 💘 saar
06/23/2021

Mid u codee labdan fanaan
Nada 😍 saar tusmana 💘 saar

05/30/2021

Adoo Tumaal ah miyaa Gabadheyda Guursan karo ? .

Guriceel waxaa ka taagan dhacdo aad u foolxun oo lugaha kula jirto , Fuquuq iyo Bahdil loo geysanaayo Dadka Deeganka dagan Nus Qarniga ka badan ee lagu sheego beelaha laga tirada badanyahay .

Aadan Caabi Jaamac Raage oo 25 jir ah oo kasoo jeedo Beesha TUMAAL iyo kowsar ibraahim Cabdi oo 20 jir oo kasoo jeedo beesha SHIIKHAAL oo is Calmaday ifkana iska doortay ayaa waxaa Baangado iyo Warmo la dhax taagan dhismaha Qoyskooda, Qoyska Kowsar maadamo wiilku uu kasoo jeedo Beesha Tumaal .

sidee ayeey wax u dhaceen ? .

Share dheh kala Xiriir 0618171684

05/28/2021

Hadii soomaali sidaas lagu samaynlaha maxay kula tahay iney samaynlahaayeen?

05/28/2021

Dagaalkii aduunka

05/24/2021

Dahir Alasow oo si adag ugu jawaabay Shiine Culay iyo Team Sharma Boy Taaj hanjabaadooda

05/24/2021

Raganimo dhib badanaa doqoniino raaxaweynaa!!!😂😂😂😂😂😂😂

05/23/2021

DAGAALKA BOY FT DAAHIR CALASOW OO HAWADA KALAY

Ciidamada Israa'iil ayaa caawa weerar ku qaaday masaajidka barakeysan ee Al-aqsa oo ay ku tukanayeen kumanaan muslimiin ...
05/08/2021

Ciidamada Israa'iil ayaa caawa weerar ku qaaday masaajidka barakeysan ee Al-aqsa oo ay ku tukanayeen kumanaan muslimiin Falastiiniyiin ah.

Boqolaal u badan dumar iyo carruur ayaa ku dhaawacmay weerarka arxandarrada ah ee Israa'iil.

Dowladaha Qadar iyo Turki ayaa cambeereeyey. Alle ha u gargaaro muslimiinta meel kastay joogaan.

War deg deg ah raisal wasaare roobleBismillaahi,Markii aan  tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida lo...
04/27/2021

War deg deg ah raisal wasaare rooble
Bismillaahi,

Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida loo qabo in xal deg deg ah laga gaaro arrimaha Doorashooyinka ee cakiran.
Markii aan latashi ballaaran la sameeyay qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed.
Waxaan soo saaray War-murtiyeedkaan:
1- Waxaan ku celinayaa markale sida aan uga xumahay xiisadaha colaadeed ee ka jiray Magaalada Muqdisho maalmihii la soo dhaafay iyo natiijada xun ee ka dhalatay, taas oo sababtey barakaca Shacab badan oo danyar ah.
2- Waxaan soo dhawaynayaa Warmurtiyeedka ay soo saareen labada Dowlad-goboleed Hirshabelle iyo Galmudug. Dowlad-Goboleedyada Puntland, Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Gobolka Benaadir, waxaan ka codsanayaa in ay qeyb ka qaataan geedi socodka nabada iyo dardar gelinta doorasho xor iyo xalaal ah.
3- Sida ku caddayd barnaamijkii xukuumadayda ee aan Baarlamaanka ka hor-aqriyay waxaan diyaar u ahay in aan dalka ka hirgaliyo doorashadii lagu heshiiyay 17-kii September 2020.
4- Dhammaan daneeyayaasha Doorashooyinka Dalka, waxaan ugu baaqayaa in ay u diyaar garoobaan in uu dalku aado Doorasho isla markaana la joojiyo dhaqdhaqaaq kasta oo wax u dhibaya arrimaha doorashooyinka iyo xasiloonda Dalka.
5- Ciidamada Qalabka sida waxaan farayaa in ay gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah isla markaana ay sugaan Amniga, si gaar ah waxaan taliyayaasha ciidamada u farayaa in dib loogu celiyo ciidamada xeryahooda.
6- Siyaasiyiinta Mucaaradka ah waxaan ugu baaqayaa in ay joojiyaan ficilada iyo dhaqdhaqaaqyada abuuraya Colaadda, waana in ay ku ekaadan Guryahooda iyo Goobahooda gaarka ah.
7- Doorka beesha caalamka waa muhiim, waxaan codsanayaa in ay sii wadaan taageerada ay u fidiyaan dadka iyo dowlada Soomaaliyeed.
8- Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan waxaan ka codsanayaa in ay nagu garab istaagaan dedaalada nabadaynta iyo xasilinta Dalka iyo sidii aan si nabad ah doorasho uga hirgalin lahayn Dalka.

Wa Billaahi Towfiiq

Boorama:Garoonka Diyaaradaha iyo kan kubadda cagta oo Calanka Soomaaliya lagu xardhay xalay.
04/23/2021

Boorama:Garoonka Diyaaradaha iyo kan kubadda cagta oo Calanka Soomaaliya lagu xardhay xalay.

04/21/2021

Daawo safiya tusmo oo qori madaxa lagagahayo

Address

Vancouver, BC

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pageka somali post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category


Other Newspapers in Vancouver

Show All