Mohamed Shurie Nur

Mohamed Shurie Nur The director of Media and public relations of the presidency of Hirshabeelle.

09/04/2024

31 | Maalin loo dhan yahay

09/04/2024

Guddoomiyaha shirkadda Warbaahineed ee Horn-light Cali Baashi Cabdullaahi Cabdi ayaa maanta ku booqday xafiiskiisa waxana uu ka mid ahaa odayaasha warfaafinta ee aan isla shaqeynay 20-kii sanno ee ugu dambeysay.

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XJFS Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ay wehliyaan Wasiirka Amn...
09/03/2024

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XJFS Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Agaasimayaasha Guud ee labada Wasaarradood iyo Agaasimayaal ka socday Xafiiska Ra’iisulwasaaraha XJFS oo ay ka mid aheyd Amina Keyf ayaa booqday xarunta dambi-baarista ee CID.

09/03/2024

32 | Maalinta weyn ee 5OC

09/03/2024

Barwaaqada
🎥Mohamed Khadar

09/03/2024

Waa ay adag tahay qofka inuu kaadir weyn ka noqdo xirfadiisa, runtii waxaan marag ka ahay xirfad iyo aqoon isla socoto inaad leedahay.

Waxaan kuu rajeynayaa inaad kaalin firfircoon ka qaadato shirka Bini’aadanimada Soomaaliya ee aad u diyaar garoobeyso.

Guulleyso Abdirizak A. Elmi🙏🙏

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) looga...
09/03/2024

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) loogana hadlayo xaaladaha la xariira arrimaha bani’aadannimo ee waddanka ayaa maanta ka qabsoomaya magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo afar mar la qabto sanadkii ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladaha bani’aadannimo ee taagan, qiimeynta wixii qabsoomay, diyaar-garowga xaaladda La-nina, ka hortagga leexsashada gargaarka iyo in meesha looga saaro caqabadaha gargaar ee jira.

Madasha waxaa ka qeyb-galaya wakiilo ka socda Dowladda Federaalka, Wasaaradaha Gargaarka ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, Maamulka Khaatumo, Gobalka Banaadir, madax ka socota deeq-bixiyaasha, ururrada maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah.

09/03/2024

Sharciga Naafadda Qaranka iyo Golaha Aqalka Sare Wasiir Bashiir Maxamed Jaamac iyo shirkii UNSOM iyo UNICEF

09/02/2024

Saaxiibkeey Nimcaan Hilaac sharaf iyo karaamo. 🎥Saciid Yare Mahadsanid.

09/02/2024

War-hooy yaa nalagu gubban.

Waan boogaadinayaa in guddoomiyaha degmada   saaxiibkeey Qaasim uu u soo xulay Xasan Afgooye tababaraha Balcad ku hoggaa...
09/02/2024

Waan boogaadinayaa in guddoomiyaha degmada saaxiibkeey Qaasim uu u soo xulay Xasan Afgooye tababaraha Balcad ku hoggaamin doono tartanka ay martida ku tahay ee degmooyinka Gobalka Banaadir.

Xasan Afgooye waxa uu waqtiga ugu badan ee xirfadiisa kubbadda cagta ah lasoo qaatay Elman iyo Horseed waxa uu sidoo kale ka mid ahaa daafacyadii birta ee soo maray Xulka Qaranka.

Hirka waa inay sannadkan si weyn u taageeraan degmada

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka Soomaaliya, Sareeye Guud Xildhibaan Bashiir Mohamed Jaamac ...
09/02/2024

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka Soomaaliya, Sareeye Guud Xildhibaan Bashiir Mohamed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilo ka kala socday hey’addaha UNICEF iyo UNSOM ee Soomaaliya.

Wasiir Bashiir Mohamed Jama iyo Wakiilada ka kala socday Hay’addaha UNICEF Marwo Wafaa Sead iyo Marwo Kristin Young oo Horumarinta Xaquuqda Aadamaha u qaabilsan Xafiiska QM Soomaalia ayaa kulankooda uga hadlay qodobbo ay ka mid yahiin; xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya Wasaaradda iyo labada hey’addood, Istaraajiyadda horumarinta Wasaaradda, dardar-gelinta howlaha xaquuqul insaanka Soomaaliya iyo in la adkeeyo xeerarka iyo sharciyada difaaca u ah caruurta (Children Protection Laws & Policy).

Sidoo kale kulanka waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa howlaha kala duwan ee Wasaaradda iyada oo la kaashanaya hay’adda UNICEF iyo Xafiiska Hawlgalka Kaalmaynta Soomaaliya ee Qaramada Midoobey (UNSOM), waxaana kulanka qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mahamed Bashiir Cumar, La-taliyaasha Wasaaradda iyo madaxa kale.

Kulankaan ayaa ahaa mid muhiim ah isla markaana xoojinaya wada shaqeynta Wasaaradda iyo Hey’addaha Unicef iyo UNSOM, waxayna mas’uuliyiintu ku ballameen kulamo kale iyo waxqabad ballaaran oo bulshada loo qabato.

Sanadkaan 2024 waxaa la qaban doonaa xaflad lagu abaalmarinayo shaqsiyaadka kubadda cagta dalka kuwaas oo la maamuusi do...
09/02/2024

Sanadkaan 2024 waxaa la qaban doonaa xaflad lagu abaalmarinayo shaqsiyaadka kubadda cagta dalka kuwaas oo la maamuusi doono,

Abaalmarinada la bixin doono waxaa ka mid ah: Xiddiga ugu fiican, tababaraha ugu fiican, da’yarka ugu fiican, kooxda ugu fiican, Ajnabiga ugu fiican & Abaalmarino kale oo muhiim ah kana turjumaayo sare u kaca kubadda cagta dalkaka.

Waxaa codeyn doona taageerayaasha & guddi lasoo xulay oo ah ehelka kubadda cagta.

Waxaa nagu soo wajahan Madal weyn oo u gaar ah bahda Kubadda Cagta.

09/02/2024

33 | Farxada 5OC waxaa naga xigto 33-Maalin idim Alle.

09/02/2024

Marwaan Yare iyo heestiisa cusub ee (Ha dhaawicin ma garan weyday).

Waxaan rumaysanahay inay jirto awood gudaha ah oo ka dhigaysa kuwa guullaysta.
09/02/2024

Waxaan rumaysanahay inay jirto awood gudaha ah oo ka dhigaysa kuwa guullaysta.

09/01/2024

KULAN IS XOG-WAREYSI AH OO GUUL KUSOO DHAMMAADAY.

09/01/2024

Xaaladda qaar ka mid ah taageerayaasha Manchester United ee Soomaaliya waxaana ka mid ah Goat Geeseey

09/01/2024

35| iyo dabaaldegyada hordhaca ah 5OC.

08/31/2024

Sarreeye Guuto Cilmi Waasuge iyo shaqadda Qaranka.

08/31/2024

East oo si weyn looga yaqaano Baraha Bulshada ayaa kasoo jawaabay dalab kaga yimid bulshada ku xiran.

08/31/2024

Guddoomiyaha iyo Duqa Baledweyne Cumar Calasoow iyo Nadar Maalin oo howgal amni ka sameeyay magaaladaasi.

08/31/2024

36| Maalinta weyn ee

08/31/2024

Kaalay ku dalxiisa degmada

08/31/2024

Waa dhacdo xanuunkeeda leh. Codsigiisana waa in dib loogu baaro natiijada imtixaankiisa.

08/30/2024

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Hirshabeelle Saadaq Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan iyo Taliyaha Booliska Hirshabeelle oo booqday Jawiil.

08/30/2024

Hiil walaal 🇸🇴🤝🇩🇯 iyo Saaxiibkeey Nimcaan Hilaac.

08/30/2024

Madaxweynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Mohamud iyo wiilkiisa oo ku jiro shaqadda Qaranka.

Dadka aan ugu jeclahay kuwii aan isku dugsiga, fasalka iyo shaqadda aheyn. Runtii waxaan soo qaadanay waqtiga ugu dahabs...
08/29/2024

Dadka aan ugu jeclahay kuwii aan isku dugsiga, fasalka iyo shaqadda aheyn. Runtii waxaan soo qaadanay waqtiga ugu dahabsan nolosha.

08/29/2024

Hirshabeelle iyo FAO

Address

Edmonton, AB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Shurie Nur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Shurie Nur:

Videos

Share



You may also like