Gelle Bashir

Gelle Bashir SALAAM WLL WELCOME
HALKAN WAXAN KUSOO GUDBIYAA SIFOOYINKA ONLINE KA LOOGA SHAQEYSTO, FREELANCER, AFF

18/02/2023
Halyeygii H**e Ee kooxda Real Madrid Mesut özil Ayaa Deeq Caawimaad Ah  Gaadhsiiyay Dadkii Wax Ku Noqday Dhul Garirkii K...
08/02/2023

Halyeygii H**e Ee kooxda Real Madrid Mesut özil Ayaa Deeq Caawimaad Ah Gaadhsiiyay Dadkii Wax Ku Noqday Dhul Garirkii Ka Dhacay Dalka Turkiga Waxa Uu Dhahay Ozil Wadajir Ayaa Wax Walba Ku Gaadhi Karnaa Wakhtiyada Adag

Waxaa jirto macluumo leh Dumarka ka shaqeeyo meel raggu ku badanyahay , waxay kasbadaan sifooyin raganimo waxaa hoos udh...
25/01/2023

Waxaa jirto macluumo leh

Dumarka ka shaqeeyo meel raggu ku badanyahay , waxay kasbadaan sifooyin raganimo waxaa hoos udhacaayo dumar nimadeeda ,hardanka iyo is jalaafaynta waa wax raga lagu yaqaano , taasoo ah in dumarka shaqeeyaa ay yihiin kuwa ugu badan ee la kulmo furriinka .

muddo kooban ku hel websitekii riyadada,✅Haddii aad ganacsade tahay mid aad kuso bandhigto ganacsigaga✅Haddii aad dhaqta...
26/09/2022

muddo kooban ku hel websitekii riyadada,

✅Haddii aad ganacsade tahay mid aad kuso bandhigto ganacsigaga

✅Haddii aad dhaqtar tahay mid aad kuso gudbiso taloyinkaga ama articles-kaga

✅Haddii aad arday tahay mid aad blogging ku bilowdo

✅Haddii aad macalin tahay mid aad kuso bandhigto casharadada

Nagu soo biir : +252 63 4221672

Waxaan kaa caawinaynaa in ganacsigaagu uu gaadho dadyawga daafaha dunida ku kala nool si uu ganacsigaagu horumar baaxad ...
26/09/2022

Waxaan kaa caawinaynaa in ganacsigaagu uu gaadho dadyawga daafaha dunida ku kala nool si uu ganacsigaagu horumar baaxad leh u sameeyo

Waxaan maanta shaaciyey services cusub oo ay shirkadeyda soo kordhisey. qofki raba in uu bilaabo online business baan ka...
24/09/2022

Waxaan maanta shaaciyey services cusub oo ay shirkadeyda soo kordhisey. qofki raba in uu bilaabo online business baan ka caawin donaa oo la dhisi doonaa ganacsi casri ah . Sidoo kale shirkadaha rabo in ay ganacsi gooda internet soo galiyan ban ka caawin donaa. Aniga iyo Team kayga waxan diyaar unahay in aan technology casriga ah aan business yada Somalida la jaanqaad siino.

Services we offer

1. Website Development
2. Logo design
3. Digital marketing strategy
4. Advertising

WhatsApp 63 4221672
Telegram group https://gargaar.online/

Adres

Brussels
102

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Gelle Bashir nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen


Andere Social-mediabureau in Brussels

Alles Zien

Dit vind je misschien ook leuk