Haleel ku soo dhawoow

10/07/2024

Shisheeye kalkaal sharci dajinta ma ku jiri karaa?

01/07/2024

Waa barnaamijka 1aad ee taxanaha ‘Yaa mudan?’ oo Madasha HALEEL ku Profile-gareyneyso musharrixiinta u baratamaya kursiga ugu sarreeya Galmudug.

Qeybta 1-aad ee barnaamijka waxaa ku dul istaagi doonnaa ganacsadaha siyaasadda dhawaan-galka ku ah ee Liibaan A. Xasan (Shuluq).

Goor dhow filo.

ku soo dhawoow

26/06/2024

Yaa mudan Galmudug?

Waa barnaamijyo taxane ah oo Madasha HALEEL ku bidhaamineyso siyaasiga mudan xilka ugu sarreeya Galmudug, laguna Profile-gareynayo Saddexda musharrax ee ugu cad-cad.

ku soo dhawoow

23/12/2018
Gundhig

Gundhig

Fariin ku socota Wasiir Oomaar

11/10/2018

Xildhibaankan waxay qaraabo yahiin madaxweyne Farmaajo

09/10/2018

AAW Vs Farmaajo

23/09/2018

Dalxa:halajoojiyo dilalka muqdisho ka dhacaya ciidanka amniga wali howshooda waxbaa ka dhiman cidda faragalinta ku haysa haka dayso.

23/09/2018

YAXYE CAAMIR: ” UMALEYN MAAYO IN SHABAAB QARXIYEEN GAARIGEYGA”,

Dhaqaaleyahan Yaxye Sheekh Caamir oo shalay Gaari uu leeyahay lagu qarxiyay Muqdisho ayaa sheegay in ujeedada weerarkaasi ahaa in isaga lagu dilo.

Wareysi u siiyay Idaacadda Mustaqbal ayuu Yaxye ku sheegay in weerarkaas aysan ka dambeyn Al-shabaab hayeeshee ay dhinacyo kale ka dambeeyaan.

Waxaa uu Sheegay in Magaalada Muqdisho ay ka howlgalaan 7 ilaa 8 kooxood oo dadka dila sida uu yiri.

Weerarkii shalay ayaa waxaa ku dhintay walaalkii Cumar Sheekh Caamir,waxaana maanta lagu aasay magaalada Muqdisho.

Al-shabab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxa waxaana ay ku sheegeen in Cumar Sheekh Caamir uu ahaa sarkaal ka shaqeynayay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho

23/09/2018

: Taliyaha Hoggaanka Caafimaadka NISA Oo Xabsiga La Dhigey.

Ciidamada hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa xalay waxa ay xabsiga dhigeen Taliyaha Hoggaanka caafimaadka ee hay’addaasi.

Dr. Xasan Axmed Maxamed Gacal ayaa la xiray kadib markii shalay uu gaarigiisa ku qarxay bannaanka h**e guri uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho, isaga oo ka badbaaday qaraxaasi.

Ehlada Gacal ayaa u sheegay ISBADAL MEDIA, in qaabka loo xiray aan ahayn mid uu mudnaa, islamarkaana loo diidey ehelkiisa iney ogaadaan halka la geeyey.

Laamaha ammaanka weli k**a aanay hadal xarigga Dr. Gacal iyo sababaha ka dambeeya.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale.

ISBADAL MEDIA

22/09/2018

Mid ka mid ah Sirdoonka dawladaha Khaliijka oo sawiro ka qaaday Fahad Yaasiin iyo saraakiil ka tirsan sirdoonka Soomaalida xili ay saarnaayeen diyaarada Qatar Airways oo ka timid Doxa kuna socotay Magaalada Nairobi.

Sirdoonka Kenya oo maalmahan faafinayey warbixno ay qoreen jaraa’id ka Kenya ayaa loo isticmalaay hawlgalka sawir qaadista iyo dhaqdhaqaaqa Fahad Yaasiin.

Fahad yasiin oo ah taliye ku xigeenka nabadsugida somalia ayaaa inta badan usafra wadanka qadar oo ah dalka gacanta ku haya xogta hoose ee sirta dalka ,waana shaqsiga kaliya ee isku xira xiriirka labada dowladood.

Waxaa lagu hayaa dabagal xoogan fahad ,iyadoo meelkaste ee uu markaa istaago lagu arkayo sawirqaadayaal iyo sirdoono dalalkale, sawiradan cusub ee laga soo qabtay ayaaa lasoo warinayaa iney qaadeen sirdoonka wadamo shisheeye walow mukhaabaraadka wadanka kenya maamlmihii lasoo dhaafay ay faafinayeen xogo ku saabsan fahad .

21/09/2018

korneel h**e ciidanka bada: faragalinta Qaawan ee lagu haayo maamul goboledyadda maahan mid loo dulqaadan karo hana loo madaxbaneeyo shaqadooda.

21/09/2018

Gabar ardayad ah oo lagu dhex dilay fasalka ay xiisadda ku qadanaysay

Aamina Xuseen Xasan oo dhiganaysay Kuliyadda Shareecada Jaamacada Somaliya qaybta ku taal Xaafada Nasrudiin, ayaa lagu dhex dilay Jaamacadda gudaheeda.

Gabadhan oo ku jirta xiisada markii laga soo laabtay waqtigii (Break time) ayaa dabley wadata Bistoolado gudaha Jaamacadda, gaar ahaan fasalkeeda ku dhex dileen.

21/09/2018

: dowlad waa ifiyay wax qabadna waa sameyay waxna waa bilaabay

: waxna waa dhamestiray kuwana waa u harsanayeen
isagoo lahaa qabya ninkeda ayaa dhamestira soma laban.

: waxne kuma darin mana dhamestirin kaliya waxa ay dalka dowladisa ku so siyadisay 27 sano ka dib.

20/09/2018

Madaxweynaha cusub ee galmudug ka filo

mooshin xilka looga tuurayo ka filo

adinkaa idin daynay.

20/09/2018

Waare; aniga oo isku xumeyay golahii iskaashiga haday dowladda iiga baxdo heshiiskii aan lagalay waxaan noqonaa qof laba mar dhintay.

Suurta gal matahay in ay dowladda heshiiska uuga baxdo waare?

16/09/2018

Xaaf:dowladda waa nacas fara galinta ha ka daydo galmudug farmaajo awal waa been badnaa bisad waxba ma dhaamo.
Madoobe:dowladda waa facebook xasan cali qeyre waa canug caqligiisa u la egyahay toban sano jir.
:dowlad aan teeda dar yeeli karin tu kale lagama sugayo farmaajo aqoontiisa un kaliya waa

15/09/2018

Xaaf: Cidna Fakarkayga mabadali karto dowladda farmaajo fudeedka ha iska daydo
Qeyre Waa canug hadda sokoraya ha iska bashalo .

Waare:fakarka qofka waa muhiin in la dhagesto midda dowladda waa ciyaal iska hadlay ee aan aqoon hogaanka hadayrabaan dugsiga cisilay ha galaan.

Sidee U argtaa?

14/09/2018
Gundhig

Gundhig

Michael Keating "Mucaarad Qadiyad Wadanimo leh ma jiro "

13/09/2018

Waa Xisbiga kaliya ee ilaa hada layimid siyaasad dadka wada qancisay.

13/09/2018

Madaxweynaha puntiland Gaas oo shaki galiyey in dalka ka dhaci karto doorasho qof iyo cod ah 2020.

Adiga maxay kula tahay hadalka gaas?

09/09/2018
Gundhig

Gundhig

3 Arimood oo sabab u ah in Madax Goboleedyada xiriirka u jaraan Dowlada
Maxaa kala xadaynaya Dowlada iyo Madax Goboleeyada?

08/09/2018

Madaxweynaha Galmudug "Dowlada waa Dowladee waxaa aaminsanahay hadeey inala shaqeeyn weeydana in aysa kaligeed waxba qabaneynin, Wadankana uma baahna kaligii talis kaligii go'aan gaarayo Waxaan ka codsaneynaa Dowlada Dhaxe in aan danta guud la isugu yimaado."

Address

Johannesburg
19136

Telephone

+27844811468

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haleel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haleel:

Videos

Share



You may also like