
14/02/2025
Ninkii Ingiriiska ahaa ee lumiyay hard disk uu ku kaydsanaa 8,000 oo Bitcoin sanadkii 2013βtaasoo maanta qiimaheedu ku dhow yahay $800 oo milyan oo dollarβwuxuu rabaa inuu iibsado dhulka oo dhan ee uu yaallo qashinka ugu badan magaalada, kaasoo ay ku jiraan 1.4 milyan tan oo qashin ah, si uu si nabad ah uga raadiyo hantidiisi luntay.
Waxaa la sheegaa in xilligaa xaaskiisu ay u malaysay in hard disk-kaasi uu duug ahaa oo aanu wax muhiim ah ku jirin, sidaas darteedna ay ku ridday qashinka. Kadib way kala tageen, wuxuuna kaligiis muddo ka badan 12 sano baarayay qashinka si uu u helo Bitcoin-kiisii lumay.
Haddii aad ahaan lahayd isaga, maxaad samayn lahayd?