XARANKAMedia25

XARANKAMedia25 Color Minilap

JUBA MEDIA

10/09/2024
10/09/2024

Deg Deg airportiyada Gobolka Gedo oo ay
Ku sii Qulqulayaan Ciidamada Federaalka
Ethiopia ayadoo La orankaro Gebiahaan
Gobolka gedo weey la Wareegeen See more

Deg degEritrea ayaa Ganafka ku Dhufatay Hadal ka soo Yeedhay Dawlada Jabuuti oo ahaa in ay Meel xuduudka U Dhaw ay Bad B...
01/09/2024

Deg deg

Eritrea ayaa Ganafka ku Dhufatay Hadal ka soo Yeedhay Dawlada Jabuuti oo ahaa in ay Meel xuduudka U Dhaw ay Bad Bilaash ah ay ka siinayso Ethiopia. Dawlada Eritrea ayaa sheegtay inaanay ogolaan Doonin in Jabuuti ay Ku Xadgudubto Amniga Guud Ee Eritrea

Dawlada Eritrea-na ay Ka Jawaabi Doonto Daandaansiga ay Jabuuti ka Waddo Xuduudka u Dhexeeya Labadooda" Eritrea Raali ka Noqon Mayso Gacmahana ka Laaban mayso Waanay Qoomamayn Doontaa Hadii ay Ficiladaa Guracan ku Sii Adkaysato jabuuti" ayuu yidhi Wasiirka Arimaha Dibada Ee Eritrea

30/08/2024

Suldaanka Beesha Sheekhaal ee Bariga mudug Suldaan Cabdi madoobe iyo
Khaliifka Galmudug Khaliif Koorweyn
oo Booqasho Ku targey Bariga mudug
gaar ahaan Buqda Sheekhaal

18/08/2024

Dudula oo loo Sheegay ineey Qalad tahay Howlgalada
ay ku fuliyaan Ganacsiyada Dad Qaxootiga ku ah Dalka South africa laguna wargeliyay in
Ay Joojiyaan Sharcina u heysan Howlgalada
Ay ku Beegsanayaan ajaaniibta ku nool
South africa Shaqadaasina leeyihiin
Booliska iyo Ciidamada Deegaanka

15/08/2024
Bashiir Cabdi waa Orodyahan Soomaaliyeed oo metalaya dalka Belgium wuxu kasoo jeedaa DDS, wuxu ku dhashay Dhagax-buur be...
10/08/2024

Bashiir Cabdi waa Orodyahan Soomaaliyeed oo metalaya dalka Belgium wuxu kasoo jeedaa DDS, wuxu ku dhashay Dhagax-buur beel ahaana waa Sheikhaal Reer Owqudub, reer Owsamatar, Bahcali wanaag.

Bashiir wuxu kaalinta labaad ka galay orodka dheer Olympic Marathon ee ka socda Faransiiska.

20/07/2024

: Dadkii ugu tirada badnaa oo kasoo qayb galay Aaskii sheekh cisman xidig Alle ha u naxariisto.

20/07/2024

انا لله وانا إليه راجعون

"Rabbi ha unaxariisto danbigiisana ha dhaafo janaadiisa haku cazuumo.
Caalimkii waynaa ee xalay geeriyooday
SH. CUSMAAN -XIDDIG- SH. CUMAR SH. DA'UUD CULUSAW

15/07/2024
15/07/2024
07/07/2024

Taliyaha Ciidanka Beesha Sede oo la hadlay Beesha Shiikhaal Loboge ee Bariga mudug

06/07/2024

Khaliif abaadirka Shiikhaaleed ee Gobolka Mudug oo Digniin u Diraya Beesha Dir ee Dagaalka kusoo Qaaday Beelweynta Loboge
Isagoo Carabka ku Dhuftay in ay Cawaaqib
Xun kala Kulmi doonaan Duulaanka ay wado

04/07/2024

Suuga 23 Af Galaas Loobogaha Aan Baqin
Aakhiro Moog oo u Diyaarsan Tuulada Dirta Xaaraanta ku joogto ee Towfiiq Gala Dagaalka

Asc walalyal waxaa naga maqan yar wlaalken ah oo xogaa madaxa ka xanunsan waxaa noogu war danbeysay daraat galabtii 16:0...
02/07/2024

Asc walalyal waxaa naga maqan yar wlaalken ah oo xogaa madaxa ka xanunsan waxaa noogu war danbeysay daraat galabtii 16:00 waxuuna ka so lumay xafada albiri kalkaal magaciisa waxa la dhaha Abdirahamn barre dhaqane (abdirahman shiiqaal) waxaa uuna watay qamiis beer ah Numberda lagala soo xiriirayo 0619522791 ama 0615829905

INAA LILAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Allaha u Naxariisto Professor Mohamed Osman Jawari. waxaan uga tacsiueeynayaa dhama...
28/06/2024

INAA LILAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Allaha u Naxariisto Professor Mohamed Osman Jawari. waxaan uga tacsiueeynayaa dhamaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskiisa, qaasatan caruurtiisa. Rabbi ha siiyo naxariistiisa Jano Amiin.

Dagaal ee maanta soo qaadeen mooryaan dharka ciidanka wata ayaa maanta ka dhacay degmada kaxda ayagoo halkaas rabay inee...
21/06/2024

Dagaal ee maanta soo qaadeen mooryaan dharka ciidanka wata ayaa maanta ka dhacay degmada kaxda ayagoo halkaas rabay inee ka fuliyeen falal amni daro ah ayaa waxaa ka hortagay ciidamadii halkaas ku sugnaa mooryaantaas ayaana laga dilay hal nin nin kale dhaawac ahna ee gacanta ku hayaan ciidamada

Waxaana dhinaca kale ee ciidanka ka geeriyooday walalkeena nuur kaaraan alle haku naxariisto walal adigoo degmadaada iyo shacabkaaga difaacayo baa dhimatay loogana harimaayo intaas ilaa laga ciribtirayo.

09/06/2024

Shiikhaal baa Na Qabatay Anagoo afar HG
Dagaal Ba.an ayaa naga dhexeeyaay
Balse maxaa Dhacay Illa Daawo yaabkq

08/06/2024

Laba wiil oo Somali ah oo isku Dilay wadanka South Africa Ayaa mid Dhintay ka dib markii uu Toorey la dhacay kii kale Xaafada Bellville ee ay Somalida Degan tahay ila Daawo

Asc dhamaan Waxaan salaamayaa umada islaamka ah ee soomaaliyeed meel kaste Oo ay joogaan Salaan kadib waxaan Baafineynaa...
02/06/2024

Asc dhamaan Waxaan salaamayaa umada islaamka ah ee soomaaliyeed meel kaste Oo ay joogaan Salaan kadib waxaan Baafineynaa Ragaan Idiin muuqda Reer (Calikam) oo kala ah Maxamed Axmed Cabdi Saan (Tooxoow) iyo Cabdi fitaax Muhamud Cilmi Oo loogaran ogyahay ( shabeelow) iyo rag kale Oo aan qar aabo nahay sida Cali xoogsade iyo muhamed oktoobar iyo 2 ilma Barbar ah ragaas dhamaantooda Waxaan Noogu War Dambeesay 2009 ayaga joogaa liibiya ilaa hada geeri iyo nolol midna kuma hayno hada waxaa raja nagaliyay dadka Lagaa soodaayay magafe intaa kadib waxaan codsanayaa baafintaan in la iigaarsiiyo soomaalida joogta liibiya iyo dhamaan CID kaste oo qayb Kanoqon karta baaritaan kooda waad mahsantihiin dhamaatiin

Shir wayn oo ay isugu yimaadeen Beesha Reer Fiqi Cumar ayaa kadhacay South Africa.Beesha way isku xog wareysatay Waxaa d...
27/05/2024

Shir wayn oo ay isugu yimaadeen Beesha Reer Fiqi Cumar ayaa kadhacay South Africa.
Beesha way isku xog wareysatay
Waxaa daaha laga qaaday Caqabadaha ku hor dudbaanaa beesha ee udiiday in ay horay usocoto.
K**a dambeyn Beesha Reer Fiqi cumar waxay ku hishiiyeen in ay is gacmo qabsadaan.
Lagana shaqeeyo sidii horumar dhanwalba leh loogaari lahaa oo ay kujirdo
In beesha deegaameyso meelaha ey ku maga caabantahay Sidoo kalana raadiso Deegaano cusub oo istaraatiiji ah.
waxaa laisku waa faqay in laqaado talaabo walbo oo suuragalineysa in Beesha ka muuqato siyaasada dalka heer federaal iyo heer maamul intaba iyadoo la adeegsanayo qaab nabadeed.
Reer south afrika waxaan uga mahadcelinayaa soo dhaweynta iyo qadarinta ey iimuujiyeen iyo sida danta beesha fiqi cumar uga goantahay.
Insha allah waxaan rajeynaynaa in natiijada goaamada kasoo baxay aan ubedelno ficil Sidoo kalana aan gurano miraheeda.
Waxaa jiridoona shirar lamida midkan oo ka dhicodoona dhamaan meelaha ey beesha kusugantahay.

By Ahmed indhogadud

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u farriisatay dhagaysiga garmaqalka kiis dacwadeed ciqaabta ah, lambarkiisu yaha...
26/05/2024

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u farriisatay dhagaysiga garmaqalka kiis dacwadeed ciqaabta ah, lambarkiisu yahay.562/2024 kaas oo eedeysane ka yahay Hanad Cabdiraxmaan maxamed kaas oo xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud Qaran ka kusoo eeddeyey faafinta Muqaallo iyo sawirro khilaafsan dhaqanka suuban ee Bulshadda Soomaaliyeed.

Ugu horreyn Xafiiska Xeer-ilaalinta ayaa soo bandhigtay Muqaallo iyo sawirro uu baraha bulshadda ku faafiyay, kuna sheegeen in ay kasoo hor jeedaan dhaqanka bulshadda.

Sidookale qareenka eedeysanaha ayaa ku dooday in Hanad Cabdirahaan uu beri ka yahay waxyaabaha lagu soo eedeeyay, asagoo sheegay in muqaalada iyo sawirada ay Xeer-ilaalinta caddaymo ahaan u isticmaashay ay yihiin muuqaalo qof kale oo Hanad u eg leeyahay.

Ugu dambeyn Maxkamadda ayaa kiiska soo gabagabaysay si waafaqsan 119 XHCS.

Afkaaga Qabso ama awdheegle Aad ee Waagaadi ku Neebso AR Dowlaaa
24/05/2024

Afkaaga Qabso ama awdheegle Aad ee Waagaadi ku Neebso AR Dowlaaa

Kulan Si Heer sare ah  loo soo Agaasimay oo isugu Jira Soo dhaweyn iyo wada Tashi lalaYeelanayo Godoomiye Ahmed Cabdi In...
24/05/2024

Kulan Si Heer sare ah loo soo Agaasimay oo isugu Jira Soo dhaweyn iyo wada Tashi lala
Yeelanayo Godoomiye Ahmed Cabdi Indho
Gaduud ayaa ka Qabsoomay magaalada
Jowhanisparg ee dalka South Africa
Jaaliyada Beelweynta Shiikhaal iyo
Dhaqanka waxgaradka iyo Dhamaan
Bulshada Qeybaheeda kala duwan ayaa kulanka kasoo Qeyb galay kulankuna
Wuxuu kusoo idlaaday Talo mideysan
IYO is Afgarad wax ku ool ah Guul iyo wadajir ( By A Seeyga)

Johannesburg SA

23/05/2024

Shiikhaasha Dhulka oromada ku nool ee la yiraahdo Qaaluu Faqi Cumar oo Jawaab adag ka bixiyay Hadaladii ka soo Yeeray Reer Xaaji Saleebaan ee Deg. Cadaado ka banaanbayay

23/05/2024
Hambalyo sxb waxaa tahay sarkaal qiima badan Aadan Cabdi Xasan (Aadan Bajaaj).Aadan waa u qalmaa Darajadaan iyo ka badan...
22/05/2024

Hambalyo sxb waxaa tahay sarkaal qiima badan Aadan Cabdi Xasan (Aadan Bajaaj).

Aadan waa u qalmaa Darajadaan iyo ka badan, waxuuna heerkaan ku gaaray inuu yahay nin qiima badan.

Guuleyso.

Address

Cape Town
7101

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XARANKAMedia25 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to XARANKAMedia25:

Videos

Share


Other Cape Town media companies

Show All