Geele TV

Geele TV Waa Bogga Rasmiga ah ee Wariye Geele

15/08/2024

Gudoomiye Kuxigeenka Amniga Iyo Siyaasada Ee Dagmada Kaaraann Oo Soo Gaaray Magaalada Cape Town Ee Dalka Koofur Africa By Maxamed Axmed Siyaad Geele

04/08/2024

Habiinkii Puntland Iyo Cape Town

29/07/2024

Kulankii Tacsida Sh Cismaan Xidig Waxaa Looga Duceeyay Saciidcukaash Yoonis Xasan Oo Mudo Bil War & Wacaalba Meel Lagu Sheegin Ducada Culimada Allah U Aqbalo
Cidii aragtana Hanalasoo Socodsiiso Mahadsanidiin

02/07/2024

Cape Town Iyo Habiinkii 1da Luulyo + Qudbadihii

22/06/2024

SOUTH AFRICA ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ | Shir Jaraa'id Oo Ku Socda.........GOOR DHOW Kala Soco TV-YADA Isagoo Dhamaystiran [Full Program]

SOUTH AFRICA ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ | Shir Jaraa'id Oo Ku Socda.........GOOR DHOW Kala Soco TV-YADA Isagoo Dhamaystiran [Full Program]
22/06/2024

SOUTH AFRICA ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ | Shir Jaraa'id Oo Ku Socda.........GOOR DHOW Kala Soco TV-YADA Isagoo Dhamaystiran [Full Program]

Watch, follow, and discover more trending content.

15/06/2024

Soo Dhaweyntii Loo Sameeyay Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Hirshabeele Ahna Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha Iyo Dowladaha Hoose Mahamuud Ahmed Gacal Oo Soo Gaaray Koofur Africa By Maxamed Axmed Siyaad Geele

30/05/2024

Wararkii Ugu Dambeeyey ee Doorashada Koonfur Afrika By Weriye Geele

18/05/2024

iyo Magaalada Cape Town

17/05/2024
15/04/2024

MAASHA,ALLAH Farxaddii Ciidda Waxaa inoo Weheliya Farxad Kaloo Weyn Oo Dheemanka Ka Qaalisan

Waxaan Hambalyo Suldaaman Oo Kal iyo Laab ah La Wadaagaynaa Saxafi Sare Weriye Abdulrazak IndhaJaceyl iyo Dumaashideena Qaaliga ah Haliima Ahmed Oo Gabari ugu Dhalatay Magaalo-xeebeedka Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika.

, Noqo Mid Saaxiib iyo Qaraabiyo Socotadu Ku Hiratoo, Muslim Saacido ah oo Waalid, Walaal iyo Umadda NABI MUXAMAD (SCW) Wada Anfacda ๐Ÿ‘

30/03/2024

Safiirka Cusub Ee Somaliya U Soo Magacaawday Dalkani Koofur Africa Oo Si Heerkeedu Sareeyo Luugu Soo Dhaweeyay Johannesburg

26/03/2024

Dad waa dadkii H**e Allow Natus Wadankeenoo Nabadoo Barwaaqaduna Noo Dheertahay

18/03/2024

Dr Ubax Ahmed Farax Qare Oo Ka Socotay Wasaarada Caafimaadka Dowlada Somaliya Ayaan Maanta Wareysi Gaaban Kula Yeeshay Xarunta Shirka Kasocday Waxuuna U Dhacay Sidan

12/01/2024

SOOMAALIYEEY KACA OO CADAWGIINA GACAN BIR AH SAARA HAQOOMAMEEYEE

05/01/2024

Mustaf Gaab Iyo Cali Dhaqan Tolow Muxuu Ku Haaystaa
Adaa Yaabi Doono Ee Muuqaalka Dhameeyso

Geele TV

26/12/2023

Soo Dhaweyntii ๐ŸŽธ Al Fanaan Dalmar Yare Ee Magaalo Xeebeedka Cape Town Ee Dalka Koofur Afrika Muuqaal

Geele TV

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†  waa la wada socdaa runtii   Allah naxariistiisa ka waraabiyo mama Khadija Mohamed Diriye  oo m...
20/12/2023

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† waa la wada socdaa runtii Allah naxariistiisa ka waraabiyo mama Khadija Mohamed Diriye oo maanta xanuun ugu geeriyootay dalka Djibouti
In badan qarankaan iyo dadkiisa way usoo shaqaysay maantase waa kalkeenee aan ducada u badino

ุงู„ู„ู‡ู… ูŠุฑุญู…ู‡ุง ูˆูŠุบูุฑ ู„ู‡ุง ูˆูŠุณูƒู†ู‡ุง ุงู„ูุฑุฏูˆุณ ุงู„ุงุนู„ู‰ ูŠุงุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู†

24/11/2023

Maanta Waxaa Si Halaasi Ah Magaalada Cape Town Loogu Soo Dhaweeyay Alfanaan Dayax Dalnuurshe

Bal Arag Sida Wacan Ee Dayax Dalnuurshe Magaalo Xeebeedka Cape Town Loogusoo Dhaweeyay Geele TV
24/11/2023

Bal Arag Sida Wacan Ee Dayax Dalnuurshe Magaalo Xeebeedka Cape Town Loogusoo Dhaweeyay

Geele TV

Sawirada Soo Dhaweyntii Xildhibaan Xasan Muudeey Ee Magaalada Cape Town
24/11/2023

Sawirada Soo Dhaweyntii Xildhibaan Xasan Muudeey Ee Magaalada Cape Town

23/11/2023

Xaflad Soo Dhawyn Ah Oo Sameeyay Wafdi Isugu Jira Siyaasiin Iyo Dhaqan Dhawaan Soo Gaaray Magaalada Cape Town By Mohamed Ahmed Siyad Geele Geele Tv

๐Ÿ’ซ Cirkaa Noo Jiro Cabbaar ๐Ÿ’ซ Congrats ๐Ÿ’Ÿโ–ช๏ธŽInuu Dooqu Kuu Galo๐Ÿ’Ÿโ–ช๏ธŽRuux Darajadaada ah ๐Ÿ’Ÿโ–ช๏ธŽWaa Deeq ALLEE ๐Ÿ’Ÿโ–ช๏ธŽDaa'imoow Isku Da...
19/11/2023

๐Ÿ’ซ Cirkaa Noo Jiro Cabbaar ๐Ÿ’ซ Congrats

๐Ÿ’Ÿโ–ช๏ธŽInuu Dooqu Kuu Galo
๐Ÿ’Ÿโ–ช๏ธŽRuux Darajadaada ah
๐Ÿ’Ÿโ–ช๏ธŽWaa Deeq ALLEE
๐Ÿ’Ÿโ–ช๏ธŽDaa'imoow Isku Daa
๐Ÿ’Ÿโ–ช๏ธŽDa'yartaan Is Dooratay
๐Ÿ’Ÿโ–ช๏ธŽDadkuna uwada Duceeyeen

Hambalyo Suldaaman ayaan Hawada u Marinaynaa LAMAANAHA DA'DA YAR ee Awlaadul-Xubbiga ah Yaa Salaaaaaaam Waa Atoorihii ugu Da'da Yaraa Iskaabulada Oo Tareenka Xaaslayaasha Kusoo Biiray Sxbkay ahna Samigay Zakiy Abdullahi iyo Anjaliidiisa Password-kiisa Nolosha ah Waa Xamdi Maxamed Oo Maanta Meherkoodu Gilgilay Magaalo-xeebeedka Cape Town.

Geele TV

ARAG SAWIRADA Soo Dhaweyntii WAFDIGALooma kala harin soo dhaweyntii taariikhda gashay ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Cape...
18/11/2023

ARAG SAWIRADA Soo Dhaweyntii WAFDIGA

Looma kala harin soo dhaweyntii taariikhda gashay ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Cape Town ay Garoonka Diyaaradaha ee Cape Town International Airport sida marxabada leh ugala hortageen Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Ururada Bulshada ee Ex Banaadir Muxudiin Xasan Afrax Ex Xildhibaan Heer Fadaraal ah, oo ay la socdaan Sh Yuusuf Xasan oo ah Wasiirka Waxbarashada ee Dowlad-Gobaleedka Hirshabeelle ahna Xildhibaan katirsan Hirshabeelle, Garaadka Guud ee Beelweynta Mudulood Garaad Xuseen Cageey iyo Suldaan Maxamed Cabdi Shire.

Wafdiga oo ka Mahadceliyey soo dhaweynta ay la cajabeen, ayaa intaa kadib loo sameeyey Qado-Sharaf Heer-Caalami ah.

Ugu Dambeyntiina iyagoon nasan ayey Xubnaha Wafdiga ka qeybgaleen Salaaddii-Janaasada iyo Aaska Marxuum Xasan Qurux oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo maalmo kahor u Geeriyooday dhaawac loogu gaystay Tuulada Khayelitsha ee Cape Town.

INDHO TV ๐ŸŽ™

Geele TV

01/08/2023

Subac Jalaad Axad Iyo Subacleeyda Cape Town Gaar Ahaan Bellville Waxaana Soo Qabanqaabiyay Subacan Qiimaha Badan Macalin Iidoow Maxamed Xasan Iyo Sxbkiis Macalin Maxamed Jilacoow Ajar Iyo Xasanaad Allaha Nagawada Siiyo

05/06/2023

Shop2Shop Xafiiskooda Bellville, Ayaa Bulshada Ka Shaafin doonaa Dhammaan Cabashooyinkooda Waxa Uuna Kuyaalaa
39 Durban Road, ula Tag Tabashadaada

22/05/2023

the Qudbo of today we are talking The Hadith of Mu,ad backpacking and what the religion says USTADH MANIRAMBONA ABDOUL AZIZ Masjidka Anas Ibnu Maakil Ee Xaafda kraaifontain

Sidoo Kale Hamoogaan Madarasada Barista quraanka Kariimka Oo Ku dhagan Masjidka
Horay U Geeyso Ubadkaaga Waxaana Joogo Macalimiin Si Wanaagsan Kuu Soo Dhaweyn Doono Adna Ka Dhis Ubadkaaga Dhanwalbo Mahadsanidiin

Address

Bellville South

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geele TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geele TV:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Bellville South media companies

Show All

You may also like