Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Seoul oo ay uga qaybgali doonaan shir madaxeedka Jamhuuriyadda Kuuriya iyo Afrika, oo qabsoomaya 4 – 5 Juun.
War-murtiyeed ka Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ)
Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa sheegay sida ay uga go’an tahay xukuumaddiisa in ay horumarin ku sameyso dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha, iyo bulshada, iyada oo loo marayo barnaamij siyaasadeed oo ka kooban lix tiir oo muhiim ah, kuwaas oo dhammaantood loogu talagalay in lagu xoojiyo dowlad wanaagga iyo in la gaaro horumar waara.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay, munaasbadda dhaarinta Urur cusub oo ka tirsan Kumaandooska Gogor ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo tababar ku qaatay Kulliyadda ciidamada ee TurkSom.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka, ayaa sheegay machadkani looga fadhiyo in uu soo saaro aqoonyahan diimeed oo bulshada ku haga jidka saxda ah ee ay shareecadu ina fareyso.
MUNAASABADDA SHAACINTA MUSHARAXNIMADA MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND MUDANE SICIID CABDULLAAHI DENI 2024
#MINBAR Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa ka qayb-galaya kulan dadweyne oo ay su’aalo ku weydiinayaan shacabka Soomaaliyeed.
#MINBAR Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa ka qayb-galaya kulan dadweyne oo ay su’aalo ku weydiinayaan shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay dhameystirka dastuurka, hormarada la gaaray iyo halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo khudbad dheer ka jeediyay furitaanka madasha Heritage ayaa sheegay in Nabaddu fure u tahay albaabada naga xiran ee horumar la taaban karo kaga gaari karno dhinacyada amniga, dhaqaalaha, bulshada iyo siyaasadda.
#Hadaljeedinta #madaxweynaha JFS ee #Munaasabadda #guusha taariikhiga ee qaadista Cuna-qabataynta hubka #somalia.
SHIRJARAAID SHIRKA MADAXWEYNAHA IYO XISBIYADA SIYAASADDA PUNTLAND.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday maanta ilaa iyo caawa ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal cod ee Golaha Wakiilada, Madaxtooyada iyo saddexdii degmo ee ka harsanaa Doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Nugaal ee kala ah Garoowe, Dangoroyo iyo Godobjiraan.