Dalkaal tv

Dalkaal tv dalkaaltv wuxuu wuxuu ku yaalaa dalka mareykanka gaar ahaan magalada Columbus ee gobolka ohio
waxaad ka heli doontaan wareysiyo dhanka dhimirka ku saabsan
(1)

04/07/2024

La taliyaha madaxweyne Biden oo calanka saaray ka dib ka soo qeybgalkiisa munaasabadda 1 luulyo ee Columbus, Ohio

18/05/2024

Dr Maryan waxaan waydiinayaa xanuunka maskaxda ma maraykanka ayaan ugu imaanay ama Soomaaliya markaan joognay wuu jiray xanuunka dhimirka

18/05/2024
17/05/2024

Minkiska iyo booranaha
Daweyntoda ma loo mari karaa wado aan aheyn tan diinta waafaqsan
Waxaa ka warmaya sheekh bashiir jasaahu lahu kheyr
Xaquuqda muuqaalka
Shaciye tv

15/05/2024

Dr maryan iyo sheekh bashiir oo ka hadlayo
Waxyaabaha Keena walwalka iyo niyo jabka
Iyo sida loo daaweyo
Ka boqsho wcn
Xaquuqda muuqaalka shaciye tv

02/05/2024

Dee waa sidee
Pageka maxaa ku dhigan

28/04/2024

Horumar kasta oo aad sameyso dadbey dhibtaa !!!!!!!!!

27/04/2024

Qof dadka waxtar u leh noqo
Waalidkaana bari u noqo

26/04/2024

Distinguishing between good stress and bad stress

24/04/2024

Suaal la isoo weydiyey jawaabteeda
Inta pageka follow soo dhahdey thanks
Inta klena walaalyaal soo dhowaada

23/04/2024

DALKAAL MENTAL HEALTH ORGANIZATION
BULSHI BILLE

11/08/2022
07/08/2022

fadliga soonka bisha barakeysan ee muharam yuumul cashuuraa sheekh maxamed xasan ayaa noo sharxi doona

28/07/2022

Address

West

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalkaal tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalkaal tv:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share