Soomaalaay!!!!
Dowladd dhan oo hal nin shirkeedii uu fadhiyo, halka dhinaca kale ay fadhiyaan koox miyaay isku darajo noqon karaan?
Subaxnallah: Ninka fagaarah la yimid hadalkaan, sidee ayuu ula dhaqmaa shaqaalaha la shaqeeyo odaygaan?
Waxaa la sheegay dilaagii Hashim, inuu qirtay afartìi qof ee lagu tumayay inuu dilay isaga.
Soomaalidu "haddii ay aragto shay wanaagsan ama way cayadaa ama way habaartaa"
Ustaad Muhiadin Abdi Farah
“Maqaaxi ayuu ka leeyay ciraaq maxaan ka yeelnaa isaga oo bilaa nool ah”
Ustaad Muhiadin Abdi Farah, ayaa isagoo goob fagaare ah hadal ka jeedinayay; ayaa sidaan yidhi
“Maqaaxi ayuu ka leeyahay Ciraaq maxaan ka yeelnaa isaga oo bilaa nool ah" Ustaadka waxuu la yaabay waalida qaar ka mid ah dadka Soomaalida.
Subxan Allah سبحان الله . Soomaalaay daawo bariiska #India iyo #Pakistan lagaaga keeno ee aad maalin waliba cunto. This is artificial rice or plastic rice.
Barwaaqo ayaa go’aansatay inay gabi-ahaanba fankii Soomaaliyeed isaga ka baxdo . Mashallah tabarakallah Allahumma barik❤️ 😍 💖
Walaalayaal kheyrka sii faafiya idam Alle.
Ustaad Muhiadin Abdi Farah, ayaa sharaxaya astaamaha hoggaminta wanaagsan leedahay.
Haweeynay muddo toban cisho umal ah ayaa ka cabaneeysa in ninkeeda uu guriga boolish ugu keenay. Meesha uu arrinka ka dhacay waa Gobalka Edmonton ee dalka Canada. Sababta uu booliska uu ninka yeedhay waa in ninka uu naftiisa u baqay, madaama uu boorsadiisa qaadanayay in xaaska dhahdo uu idilay ninkaan, sidaas daradeed ayay markhaati uga goobjoog ah u ahayeen booliska si aan ninka dambi lagu raacin. MashaAllah ninka waa nin caqli badan in uu yeedhay boolis waa dantiisa ayaa ku jirta.
"Nin baa lagu yidhi suuratul ikhlaas akhri" kaddibna maxaa dhacay? Ustaad Muhiadin Abdi Farah, waa nin dhallinyaro ah misana aqoonyahan; kuna darsaday aftahanimo iyo cod-karnimo, MashaAllah Allaha SWT, ha barakeeyo Ustaad Muhiadin idam Alle.
Ustaad Muhadiin Abdi Farah, ayaa wareysi kooban ku sheegay inta uu wax akhrinayay in Kitaabka Quraanka ugu yaab badnaa. Waxaa kale uu sheegay sida uu af-Soomaali-iga ku bartay iyo goorta uu ogaaday inuu Soomaali yahay.