Shiikh Cismaan Xiddig Maxaa Loo Cadwaa La Dhihi Maayo Maadaama Rasuulkii ilaaheyba ﷺ La Cadway┇► Dr Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan

Dr Shiikh Maxamed Shaakir Oo Hogaaminayo Jamaacada Ree Shiikh Yuusuf Direed Oo Kasoo Qeybgalay Gabagabada & Gunaanadka Tacsida Rabbi Haw Naxariistee Shiikh Cusmaan Xiddig

Tartanka liifka iyo duleedka caasimadda Galmudug Yaa qaaday guusha?
Tartanka liifka iyo duleedka caasimadda Galmudug
Yaa qaaday guusha?
Alle ha u naxariistee Fahad Salad Maxamed saakay wuxuu isku dhigay qaraxii khawarijta damacsanaayeen in ee ku dhibaateeyan Shacabka muslimiinta ah

ولا تحسبن الذين قتلوا في سبيل الله أمواتا بل أحياء عند ربهم يرزقون aad ayuu u nasiib badanyahay walaalkeen anagana Allah noorumeeyo
Madaarista khawarijta rag is qarxiyo ka Soo saara anagana rag isku dhigaa haysanaa khawarijeey oo jano idinku galayo
Dadkii Waagaas Cunay Ma Ku Jirtay !👀👁️
Umal ayaa khawarijta u baneeyay Hilibka_Waraabaha Khawaariijtana Dadka in ay Cunaan ayay U Fasaxeen 👀🤣
Dadkii Waagaas Cunay Ma Ku Jirtay !👀👁️
Nin U baneeyay isqarxin dil gowrac iyo gaalaysiinta muslimiinta waxkasta inuu baneeyo maxaa u diidaya
Dalka oo laga qaban afkaarta gacan ku dhiigle Maxamed Cabdi wahab waxkasta ka filo khawarijta iyo ardaydooda
super production waxay ku taal Caasimadda Galmudug Ee Dhuusamareeb waana meel aad ka heli doontaan duubista xafladaha iyo sawiro qurux badan

SUPER Production halkaan hoose ka booqo waa beejka rasmiga ah Ee super production oo ku taal Caasimada Galmudug Ee Dhuusamareeb
Daawo" Saraakiishii iyo Ciidamadii qaranka Ee sugay amniga inta Ee socotay siyaaradii Alle ha u naxariistee sh Yusuf Direed oo ka dhacday.magaalo diimeedka Huurshe

La wadaag Asxaabtaada
Ku raaxayso digri macaan iyo magaalo diimeedka huurshe

Taliyaha nabadsugida Dagmada marka ogow marna waa shiikh marna waa dhiiragaliyaha ciidamada uu xakumo taliye Maxamed Shiikh geesi qaran

Warbixin" Xanabuure iyo soo dhawayntii Hogaamiyaha Ahlusuna Macalin Maxamuud sh Xasan Faarax

Kalimaadkii nabadeenta Ee hogaamiyaha Ahlusuna oo u jeediyay beelaha ka Soo kala jeedo Caabudwaaq iyo Huurshe

Beesha dagan Caabudwaaq oo 3 ruux oo xalay lagu afduubay deeganka laandheer ku wareejiyay beesha dagta Huurshe Ee waqooyiga Gobalka Galguduud

Macalin Maxamuud “Sida uu Ra’isul wasaaraha u garab istaaga Falastiin waan ku dhiirigelineynaa”

Wahaabiyooy Haddee Ashcariyadu Baadil Tahay Kutubadooda Maxaa idinku Dhajiye┇► Shiikh Saalax Macallin Cabdullaahi

Hogaamiyaha Ahlusunna"Waxan Huurshe u imaanay Ka Qayb Galka Siyaarada Culimada iyo Dib U heshiisiinta Beelaha Walaalaha Ah Ee Xeraale iyo Caabud-waaq"

Qasiido macaan iyo saraakiisha culimada Ahlusunna

HUURSHE: Muuqaal Argagax ku ah khawarijta duurka jirta iyo kuwa magaalooyinka joogo
Mujaahidiinta Saraakiisha ahlusuna oo cashiro badan u dhigay khawarijta oo Amniga siyaarada sugayay oo dariixa shiikha ka qaaday qasiido macaan oo loogu talagalay Alle ha u naxariistee shiikh Yuusuf direed
La wadaag Asxaabtaada
Taliyaha guutada 15 Aad Ee qeebta 21 aad Taliye Maxamuud Yaasiin waa geesi qaran OO Amniga magaalo diimeed Huurshe gacanta ku hayo si loo ilaaliyo Amniga dadka ka Soo qaybgalaya siyaarada sheekh Yuusuf direed

Geesiyaal khawarijta cashiro badan u Soo dhigay 15 sano ee la Soo dhaafay baa Isku aragnay magaalo diimeedka Huurshe
Inka badan 5000 kun oo iskugu jira mashaaiq iyo xer oo Galabta magaalo diimeedka Huurshe uga qaybgalay banaanbaxa siyaaradii caalimkii waynaa Shiikh Yuusuf direed

Shiiikhul baladka casimada Galmudug Sheekh cali nuur cilmi iyo Wafdi hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalo diimeedka Huurshe oo ka socoto siyaaradii caalimkii waynaa Shiikh Yuusuf direed

Huurshe magaalo diimeed xur ka ah fikirka gacan ku dhiigle Maxamed Cabdi wahab waana magaalo weligeed khawarijta hubeysan cagta soo saarin

Geesiyada qaranka oo si wayn u ilaalinaya Siyaarada Caalimkii waynaa sh Yuusuf direed oo maalmahaan ka socoto deegankaan Huurshe