Alfaqiih TV

Alfaqiih TV Alfaqiih TV u adeegaha bulshadda uggu imaaw wax ku xiisa galiya, haka maqnaan marna booqo�
(4)

26/11/2024

La isma gaarin, la dagaalanka argagixisada iyo la wareegitaanka goobaha ATMOS baneysay dar dar ayey ku socdaan.

26/11/2024

Taliye Ciraaqi oo la hadlay ciidankii daacada u ahaa Ahmed Madoobe ee isku dhiibay Komaandooska Somalia ee Raaskanbooni.

31/10/2024
24/10/2024

Ilaahey ayaa hantida bixiya asaga ayaana kaa qaadi kara Omar shalay wuxuu ahaa taajir maantana shilin ma haysto, waa wiil Somaliyed oo dukaan dahab qiimijiiyo dhanyayahay 700 oo kun oo doolar kulahaa Mall ku yaala magaladda Edina ee Gobolka Minnesota kadibna inta loosoo dhacay la xaalufiyay oo aan xitaa looga tagin hal fargal.
Kaaga darane xitaa ceymis kugu jirin

04/10/2024

Waa Somali, wuxuu gabar yar oo aan qaan gaarin ka balansaday Online lakin arintaan ayaa ku dhacday.

03/10/2024

Naaftaada wax ku kordhi bini aaadamkana wax ku kordhi.

03/10/2024

Horta wahaabiyadu been badanaa?

29/09/2024
15/09/2024

Markii aad labada dhagood wax ka maqasho iyo markaad hal dheg wax ma maqasho waxa maqleysaa isku mid maaha, wasiirka aad moodo in qolkiisii jiifka la jabsaday u geeya muuqaalkaan.

12/09/2024

Nin dhawaan kasoo laabtay Somalia oo aan is wareysanay ayaan weydiiyay amniga iyo xaalada guud ee Caasimada, marka wuxuu igu jawaabay walaahi waa la dadaalayaa lakin dhibka uggu weyn ee aan soo arkay waa Corruption iyo Connection.

Corruption iyo Connection macneheedu waa kis dhiib iyo yaa taqaan.

Hadalkaas waxaan ku keenay oo kusoo xasuustay markaan daawaday muuqaalkaan uu Gudoomiye Ali Fahle ku leeyahay qof geed jaray “inaad waayeel tahay oo aan ku aqaan ayaad iiga bad baaday ee waa ku xiri lahaa” taas oo macneheedu yahay hadaana ku aqoon xabsiga dhexe ayaad liinta ku cabi lahayd.

Waa sax in Degmadadu tahay tan uggu bilicda wanaagsan, ugu amniga badan ugu koritaanka iyo maalgashiga badan waana in la qiro ineysan iska imaan arintaasu ee ay dadaal ku timid lakin muuqaalka saaka iyo errygaan wuxuu baabi’iyay isku wadka bulshadda wuxuu cadeeyay ineysan cadaalada u sineyn qofka aad taqaan iyo kan aadan aqoon.

04/09/2024
21/08/2024

Ninka qabiilka u dhimanaya muxuu ku jawaabi doonaa marka uu halkaas tago? Sheekh Abdikarin Mohamed Warsame.

12/08/2024

Wafdigga Sheekha Hogaamiye Macalin Maxamuud Sheekh Xaasan oo gaaray Huurshe iyo dariixa Caalimkii weynaa Shekh Yusuf Direeed.

Bini aadamka markii la nabdoonyahay ee la wada labisanyahay waa isku mid, mid xun, mid fican, geesi iyo fulayba lamana k...
04/08/2024

Bini aadamka markii la nabdoonyahay ee la wada labisanyahay waa isku mid, mid xun, mid fican, geesi iyo fulayba lamana kala yaqaano.

Lakin waxaa la kala gartaa marka ay xaaladdu adagtahay, Thank you bother❤️

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alfaqiih TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alfaqiih TV:

Share