Somali TV - STV

Somali TV - STV Somali TV (STV) is independently operated and owned bilingual (Somali and English) news publication in Minnesota, United States.

Somali TV covers many of the local, national and international issues and concerns that face Somali Americans in Minnesota

09/11/2022

MINNEAPOLIS MN. โ€œKULAN BAROORDIIQ IYO DUCO, DADKII LAGU LAAYAY HIIRAANโ€.

SOMALI TV

09/11/2022

XAFLADA SANAD GUURADDII 24AAD EE PUNTLAND, MINNESOTA.

SOMALI TV

๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐˜€ ๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—•๐—ฒ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ตSida ay sheegtay duqda Magaaladda Adiss Ababa ee dalka Ethiopia Adenech Abeba beri ...
09/09/2022

๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐˜€ ๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—•๐—ฒ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต

Sida ay sheegtay duqda Magaaladda Adiss Ababa ee dalka Ethiopia Adenech Abeba beri dadka u kala gooshaya Magaaladaasi waxa ay bilaash ku raaci doonaan qaybo ka mid ah Basaska casriga ah oo dhawaan la soo iibiyay.

Arrintan ayaa looga gol leeyahay xuska sanadka cusub, waxaanay bilaabi doontaa 6:00 Subaxnimo ilaa 3:00 galabnimo.

09/06/2022
09/06/2022
09/04/2022
SAWIRO, XAFLAD BALAADHAN OO LOO SAMEEYAY SAMAKAB OO NOQONAYA SOMALI AMRICAN KII UGU HOREEYAY EE KASOO BAXA SAINT PAUL MI...
09/04/2022

SAWIRO, XAFLAD BALAADHAN OO LOO SAMEEYAY SAMAKAB OO NOQONAYA SOMALI AMRICAN KII UGU HOREEYAY EE KASOO BAXA SAINT PAUL MINNESOTA.

Xisbiga Wadani Ayaa Shaqo Joojin Ku Sameeyey Laba Xoghaye Oo Ka Tirsanaa Xisbigaa, Musdambeedka Xisbiga Wadani Oo Ka Koo...
09/03/2022

Xisbiga Wadani Ayaa Shaqo Joojin Ku Sameeyey Laba Xoghaye Oo Ka Tirsanaa Xisbigaa,

Musdambeedka Xisbiga Wadani Oo Ka Kooban Ilaa 10 Qof Ayaa Dacwad Ka Gudbiyey Labada Xoghaye Oo Looga Shakiyey In Ay Dawlada U Gudbiyaan,Xogta Xisbiga Wadani. Dhame Iyo Hamse Ayaa Laga Celiyey Kulan Uu Lahaa Xisbiga Wadani Maalintii Khamiista Oo Ka Dhacay Xarunta Xisbiga,

Arsenal being at the Top of the table is like seeing an Elephant at the top of the tree , you don't know how it reached ...
08/29/2022

Arsenal being at the Top of the table is like seeing an Elephant at the top of the tree , you don't know how it reached there but what you're sure of is that it will fall down.

But really United fans don't you know how we reached this side ? If you don't know wait us.

08/28/2022
Hudheel Adeegiisa Bilaa Lacag Uga Dhigay Dadka BuurbuuranDhacdo ka mid noqotay arrimaha layaabka aduunka ayaa maamulka h...
08/28/2022

Hudheel Adeegiisa Bilaa Lacag Uga Dhigay Dadka Buurbuuran

Dhacdo ka mid noqotay arrimaha layaabka aduunka ayaa maamulka hudheel ku yaala dalka Shiinuhu ku kacay dhawaan, taas oo la xidhiidha adeeg bilaa lacag ah oo uu macaamiisha qaarkood u fidin doono hudheelkaas, gaar ahaan kuwa buuxiya shuruudo aad laga wada yaabay oo ku xidhan inuu qofku rag iyo dumar helo adeegaas bilaashka ah.

Sida inta badan warbaahinta dalka Shiinuhu ku warantay, hudheel ku yaala dalkaas oo lagu magacaabo, Nahoun Restaurant ayaa xayaysiis cusub oo uu dhawaan warbaahinta ku baahiyay, adeegyada bilaashka ah ku soo daray, cunto iyo adeeg dheeraad ah oo loo fidin doono, raga aadka u buur buuran, ee miisaankoodu boqol iyo afartan kilo gaadho.

Waxa kale oo adeegan lacag laโ€™aanta ah heli doona, haweenka dhuudhuuban ee miisaankoodu shan iyo sodon ka kilo iyo wixii ka hooseeya yahay, sida xayaysiiskaasi dhigayo, lab iyo dhedig mid kasta oo shuruudahan buuxiya, waxa isaga iyo dadka la socda la siin doonaa adeeg cunto iyo mid sharaab oo bilaash ah.

Hudheel Adeegiisa Bilaa Lacag Uga Dhigay Dadka BuurbuuranSi qofku u xaqiijiyo inuu buuxin karo shuruudaas waa inuu isku qiyaaso miisaan albaabka laga galo hudheelkaas ku yaala, kaas oo marka uu ku ogaado miisaankiisu inuu gaadhsiisan yahay qiyaasta la doonayo uu ku bushaaraysto adeegyo bilaa lacag ah.

In kasta oo aad dadka badankoodu ula yaabeen xayaysiiska hudheelkan haddana waxa suura gal ah, in dad buuxiya shuruudahaas laga heli karo dalka Shiinaha oo isagu ah kan dadka ugu tiradda badan dunidu ku nool yihiin.

Sida ay ku warantay jariirad ka soo baxda dalkaasi mulkiilaha hudheelkan ayaa sababta uu goโ€™aankan u qaatay, ku tilmaamay mid uu macaamiishiisa ku dhiiri galinayo kuna doonayo sidii ay fursad ugu heli lahaayeen tartan dhiiri galin iyo jirabaad isugu jira.

08/27/2022

Hooyo Ka Waramaysa Wiilkeeda oo Ku Dhintay Isticmaalka Maandooriyaha.

Qaxwaha ugu qaalisan adduunka waxaa laga soo saaraa saxarada Bisaddan.Kopi Luwak ama Civitt kafeega waa kafeega ugu qaal...
08/26/2022

Qaxwaha ugu qaalisan adduunka waxaa laga soo saaraa saxarada Bisaddan.

Kopi Luwak ama Civitt kafeega waa kafeega ugu qaalisan uguna fiican adduunka.

Midhaha waxay ku khamiiraan gudaha xiidmaha Xawaankan si ay u noqdaan mid ka mid ah noocyada ugu fiican.

Kafeega waa mid ka mid ah noocyada ugu caansan ee kafeega ee dalka Indonesia, waxaana lagu gartaa dhadhan gaar ah iyo udgoon ka duwan kuwa kale, waxaana lagu tiriyaa kafeega ugu qaalisan abid.

Yaraantiisa awgeed, waxaa laga diyaariyaa qashinka Xayawaanka civet, kaas oo kafeega u qaata cunnada ugu weyn, waxaana la siiyaa kaliya lakabyada qani ah ee Dadka.

Khasaaraha Uu Sababay Danab Caawa Ku Dhacay Masjid Ku Yaala HargeysaDanab Ayaa wax yeelo u gaystay Masaajidka al waxyeyn...
08/26/2022

Khasaaraha Uu Sababay Danab Caawa Ku Dhacay Masjid Ku Yaala Hargeysa
Danab Ayaa wax yeelo u gaystay Masaajidka al waxyeyn ee ku yaala Magaalada Hargeisa masaajidka uu imam ka ka yahay sheekh shabcaan waxaana uu dumiyey qayb kamid ah Dhismaha masaajidka, sidoo kalena gaadhigan idiin muuqda ayaa waxyeelo ka soo gaadhay.

Roob Shuux ah ayaa Hadda ka daโ€™aya Hargeisa kaas oo bilaabmay Galabta.

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa xaqiijisay in hal qof uu ku dhex dhintay diyaarad rakaab ka soo qaaday Magaa...
08/26/2022

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa xaqiijisay in hal qof uu ku dhex dhintay diyaarad rakaab ka soo qaaday Magaaladda New York kuna sii jeeday Nairobi.

Warbixin ay soo saareen maamulka shirkadaasi ayaa lagu sheegay in markii ay cuslaatay xaaladda Qofka dhintay duulimaadkii ay qasab noqotay in laga dejiyo Magaaladda Casablanca, Morocco.

Waxa ay maamulka shirkadu tacsi u direen ehelka qofka dhintay oo aan haybtiisa la sheegin.

08/25/2022

Aqoonyahan Cali Boos oo Ku Baaqay in La Taageero Xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Maraykanka

08/24/2022

Markii ugu Horeysay oo uu Xisbiga Republican ku Xafiis Ku Dhexyeesho Jaaliyadda Somalida.

Address

2233 UNIVERSITY Avenue W
Saint Paul, MN
55114

Opening Hours

Monday 8am - 5pm
Tuesday 8am - 5pm
Wednesday 8am - 5pm
Thursday 8am - 5pm
Friday 8am - 5pm

Telephone

+16513214430

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali TV - STV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali TV - STV:

Videos

Share

Category