Duuliye

Duuliye ♾✅✅ Personal blog

01/10/2025

ma aamineysaa halkaan waa Los Angeles mareykanka

~823 sano kadib waxay dhamaan muslimiinta ku nool dunida dukan doonaan bishaan January 5 jimco😮
12/31/2024

~823 sano kadib waxay dhamaan muslimiinta ku nool dunida dukan doonaan bishaan January 5 jimco😮

Maalinta U Danbaysa Sanadka🎉 Wuxuu ahaa sanad aan wax badan ka baranay🙂♤ Inshaa Allah kan soo socda ilaahay hanooga mid ...
12/31/2024

Maalinta U Danbaysa Sanadka🎉
Wuxuu ahaa sanad aan wax badan ka baranay🙂

♤ Inshaa Allah kan soo socda ilaahay hanooga mid kheyrkiisa wata Allah noo rumeeyo riyooyinkeena🤲


Alhamdulillah 🤍

12/31/2024

Dadka soomaaliyeed maxay ugu xiiso qabaan in ay jahanama galaan..Rw xamse

12/30/2024

Alla ilaahay naxariis badnaa.

Maalin kasta, Dhiigaagu wuxuu socdaalaa 19,000 km (12,000 mayl); Dhiiggu wuxuu ku wareegaa jirka qiyaastii saddex jeer d...
12/29/2024

Maalin kasta, Dhiigaagu wuxuu socdaalaa 19,000 km (12,000 mayl);

Dhiiggu wuxuu ku wareegaa jirka qiyaastii saddex jeer daqiiqad kasta, isagoo daboolaya masaafo cajiib ah. Inta lagu jiro maalinta, dhiiggu wuxuu socdaalaa wadar ahaan 19,000 kiiloomitir (12,000 mayl).

Taasi waa qiyaastii laba jeer dhexroorka Dhulka.

Tani waxay sidoo kale qiyaastii afar jeer ka fog tahay fogaanta Maraykanka ee xeebta ilaa xeebta.

Wareegga joogtada ah wuxuu lagama maarmaan u yahay gaarsiinta ogsijiinta iyo nafaqooyinka unugyada iyo ka saarista qashinka, taasoo muujineysa waxtarka cajiibka ah ee habka wareegga aadanaha.

ILAAHAY BAA KU MAHADSAN ALLHAMDULILLAH.

Magaca Muxamed ayaa ka mid noqday 10-ka magac ee ugu sareeya ee loo bixiyo Caruurta ku dhalata magaalada new York ee dal...
12/29/2024

Magaca Muxamed ayaa ka mid noqday 10-ka magac ee ugu sareeya ee loo bixiyo Caruurta ku dhalata magaalada new York ee dalka mareykanka.

Marnaba haka caban noloshaada marwalba dheh allxamdulillah.
12/28/2024

Marnaba haka caban noloshaada marwalba dheh allxamdulillah.

Markii uu taleefanka ku xidhnaa xariga bini'aadam kana uu heystay xoriyadCajiib✍
12/27/2024

Markii uu taleefanka ku xidhnaa xariga bini'aadam kana uu heystay xoriyad

Cajiib✍

Ma ogtahay marka aadan helin hurdo kugu filan in maskaxdaada ay iyada is cueyso sida aad sawirka ka aragto🎃
12/23/2024

Ma ogtahay marka aadan helin hurdo kugu filan in maskaxdaada ay iyada is cueyso sida aad sawirka ka aragto🎃

Meme-gii ugu fiicnaa🥰
12/23/2024

Meme-gii ugu fiicnaa🥰

Waa maalin jimca ah ha iloobin inaad aqriso suuratul kahfi.
12/20/2024

Waa maalin jimca ah ha iloobin inaad aqriso suuratul kahfi.

🇳🇴 xulka qaranka Norway ayaa iska Diiday in ay la Ciyaaraan Israel, isreeb reebka koobka aduunka 2026 sabab la xiriirta ...
12/19/2024

🇳🇴 xulka qaranka Norway ayaa iska Diiday in ay la Ciyaaraan Israel, isreeb reebka koobka aduunka 2026 sabab la xiriirta Xasuuqa qaza ka socda!

Norway 👏

Gabar u dhalatay dalka Masar oo lagu magacaabo Sucaad ayaa ku geeriyootay shil xanuun badan xilli ay ka soo laabatay tar...
12/17/2024

Gabar u dhalatay dalka Masar oo lagu magacaabo Sucaad ayaa ku geeriyootay shil xanuun badan xilli ay ka soo laabatay tartanka xifdiga qur’aanka kariimka oo kaalinta koowaad ay ka gashay.

Dalka Masar murugo weyn ayaa ka dhalatay Geeridii ku timid sucaad iyo hooyadeed oo la socotey oo ka soo laabtay tartan caalami ah oo ay kaga qaybgaleen Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

W/q Shardiid Macalin.
Voss Tv.

👻
12/17/2024

👻

🤲
11/29/2024

🤲

Mogadisho somalia🇸🇴
09/07/2024

Mogadisho somalia🇸🇴

Address

New York Street
New York, NY
252

Telephone

+252612942479

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duuliye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Duuliye:

Videos

Share