Mohammut Abdinasir Cm

Mohammut Abdinasir Cm Go hard

Ninkan magiciisa ayaa yaqaana🤣☘
01/08/2021

Ninkan magiciisa ayaa yaqaana🤣☘

07/25/2020
07/16/2020


LOVE❤Ku Yaaciya

07/15/2020

Adeegyadda Contact ka cusub iyo sawirada sida Loo saaro "Up Picture|2020 ku soo Dhawoow 《Dhoodi Yare 》si aad Uga Hesho Macluumaad ku saabsan Technologyada ht...

07/14/2020


10K❤

      ❤🇸🇴❤🇸🇴1k❤......Halu Yaaciyo Loveka❤🇸🇴❤  Share gareeya
07/14/2020

❤🇸🇴❤🇸🇴
1k❤......Halu Yaaciyo Loveka❤🇸🇴❤
Share gareeya

  Ugu Quruxda Badan Africa   🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴1k oo Love❤ Saara Ma helaayaa 1k oo Share Gareeya ma helaayaa👍 🇸🇴❤🇸🇴❤
07/13/2020

Ugu Quruxda Badan Africa 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
1k oo Love❤ Saara Ma helaayaa
1k oo Share Gareeya ma helaayaa👍
🇸🇴❤🇸🇴❤

07/12/2020
06/12/2020


🇸🇴🤘🇸🇴

 . 《》Naftii Ruuxdeeda EegtaNaftii xumahaba ka baydhaNaftii Xubnaheeda DhawrtaNaftii Naash-Naash AduunyoNaftii nolosheeda...
03/30/2020

. 《》

Naftii Ruuxdeeda Eegta
Naftii xumahaba ka baydha
Naftii Xubnaheeda Dhawrta

Naftii Naash-Naash Aduunyo
Naftii nolosheeda siisa
Naftii aduunyada wareertay
Ruuxii ku dhagoo adkaysta

Ruuxii Isyidhaa Aduunka
Adigaa Usareeya Oo leh
Illeen Eebe waa Arkaayaa

Wataa Gaaladii Xumaydna
Wataa coronihii Ku baahay
Wakaa Weec-Weec Ulaayay

Wataa Gaaladii Uraysay
Wataa baaba'ay ka Yeedhay
Wataa Illintii Idlaatay

Waa kuwaa Eebahood U baaqay
Waa Kuwaa Ashahaada boobay
Waa kuwaa Eeboow yidhaahday

🙆‍♂️🙆‍♂️

"  "•Hooyo qiimo badaney•haqabtiraha noloshee•hanad iila baxayeey•hayinka ibarbaarshaay•hooyooy macaaneey•abidkaa ha iil...
02/28/2020

" "

•Hooyo qiimo badaney
•haqabtiraha noloshee
•hanad iila baxayeey
•hayinka ibarbaarshaay
•hooyooy macaaneey
•abidkaa ha iilanin

•Hooyo qiimo badaney
•hoy aanan dumineey
•anigoonan halaqiyo
•garanayn haleelada
•tii isoo hormarisay
•hayin dhiiri galineey

•hooyo qiimo badaney
•anigoonan hadalkiyo
•garanayn habsiimada
•tii halyey itiriyee
•dhabta igu hubsatayeey

•hooyo qiimo badaney
•hada oon nin wayn ahay
•hanti aan hadhaynoo
•hantaaqo iga dhawrtoo
•hiiftayda bi isoo
•hormarkayga jeceleey

•hooyo qiimo badaney
•xaqa aad iguledahay
•hadal aan idhahdiyo
•hanti aan kusiiyiyo
•halis aan Umaro oon
•halkaa kaa xambaaron
•hoygii rasuulkiyo
•ku horgeeyo xaramkii
•marna kuma gudaayee
•hooyooy macaaney
•allow hoyga aakhiro
•hamigaaga guulee

•allow hooyo qumaneey
•qiimo badanta noloshay
•todobada qiyaamaha
•hadh qabow lageeyee
•qorax laga ilaaliyo
•allow hooyo kamid noqo

HooYooYinkeeN Alle ha dhowro
aakhiro iyo aduunba

Hiiliye Official🇸🇴📖✍

 Gaariyoow suugaantiiTodobaatan iyo sadexdiiSiinlay la odhan jiraySumaladii dhawaaqeeWeedhaheeda soo simayMaan galin saf...
01/11/2020



Gaariyoow suugaantii
Todobaatan iyo sadexdii
Siinlay la odhan jiray
Sumaladii dhawaaqee
Weedhaheeda soo simay
Maan galin safkoodii
Sabi baan ahaayoo
Sanqadhii baxaysiyo
Waayaha lamaan socon
Saakana xus wayniyo
Sanad guuro wacanbaan
Uga dhigay silsiladaas
Subcintayda maansadu
Waano weeyi soocoo
Wariyahay ku socotaa
Saxaafada dhamaanteed
Salaanbaan u dirayaa
Marka xiga siciidow
Cadaaladu siday tahay
Lama kala sareeyee
Suuradiisa aadmiga
Sadarada aqoontaa
Lagu kala suntaayoo
Lagu kala sifeeyaa
Ma ogtahay siciidow
Saxaafadi inay tahay
Saldhigii aqoontoo
Qalinkuna sir leeyahay

 -Wanaagsan– Qofka oo naftiisa ka hela, qabkiisana ku qancaa waa tilmaamta liidashada lagu garto.– Sirta noloshu ma’aha ...
01/11/2020

-Wanaagsan

– Qofka oo naftiisa ka hela, qabkiisana ku qancaa waa tilmaamta liidashada lagu garto.

– Sirta noloshu ma’aha in aad samayso waxa aad jeceshay, balse waa in aad jeceshay waxa aad qabanayso.

– Qaraabada iyo ehelka cunto iyo cabbitaan la wadaag, laakiin abidkaa shaqo ha la wadaagin.

– Karaamada iyo weynida qofka waxa lagu qiyaasaa illaa xadka uu diyaar u yahay in uu u naxariisto kuwa xaqqiisa qaladka ka gala.

– Haddii aad caado ka dhigato in aad ka cadhooto wax kasta oo ku raalli gelin waaya, abidkaa nolosha ku xasili maysid.

Address

New City, NY

Telephone

+252634053897

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohammut Abdinasir Cm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share