Zaarey-media

Zaarey-media kalasoco dhacadooyinka somalida iyo caalamdka bartannzaaray media

11/18/2024

After that I want what's next?

09/19/2024

Waxaa isa soo taraya wararka laga helayao
Deegaanada qaawane isku day ay sameeyeen maleeshi doonaysay inay la degaan hub iyo rasaas u rarnaa maamulka puntland waxayse iska caabin
kala kulmeen ciidanka deegaanka soomalida oo galbinayay iyadoo mar markii danbe qaaylo dhaan udirsaday ciidamada maamulka puntland oo kasoo talaabay xadka ay wadaagaan labada maamul

Waxaanse la ogayn wali in uu sinbadqaba ki kudbaybiyo inkale wixii kasoo kordhana halkan ayaannidinkula wadaagi doonaa i.a

08/05/2024

Marka aad xika lagaa qaado sidan wax waad u mucaaradi kartaa lkn markaad xilka joogto xaqiiqada
Iyana waad iska idhotiri kartaa

"Lajiifiyaana banaan la joojiyaana banaa"

07/06/2024

Kubada cagta adiga oo waligaa
Ciyaarin ayaad hada faalayn kartaa

*laf-sagaaro labi dakhartay)😄

04/23/2024

Intaad tiigso leedahay
Waxshalayto kaatagay
Arin haatan taagani
Armuu kaa taraaraa

04/15/2024

Ragbaa biirinaayoo baryo laguma qaateen

Arsinal ayaa mantay gabray jaanis ay ku qaban lahayd hogaanka ppremiar league  kadib markii ay  Liverpool la garaacay
04/15/2024

Arsinal ayaa mantay gabray jaanis ay ku qaban lahayd hogaanka ppremiar league kadib markii ay Liverpool la garaacay

04/14/2024

UPDATE: Wargeyska New York Times ayaa sheegay in weerarka Iran ay ku lug lahaayeen 185 diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn ah iyo 36 gantaal oo nooca Cruise-ka ah, kuwaas oo laga soo riday Iran, Ciraaq iyo Yemen.

04/14/2024

Xaalda bariga shexe oo caawa bariga dhexe ah

Lacagtu waa shayga kaliya ee wax dhisa ama dumiya Sheekada inantii tiktok karada ahayd Ee quruxda badnayd  Nin ayaa wuxu...
04/13/2024

Lacagtu waa shayga kaliya ee wax dhisa ama dumiya

Sheekada inantii tiktok karada ahayd
Ee quruxda badnayd

Nin ayaa wuxuu qabay gavar aad u qurux badan
Markii ay so shaacbaxday aaladan tiktiok ayay
Fourteen account kusoo gudbiyaan muuqaalo gaagaaba oo ay kusoo gudbiyaan noloshioda maalinlaha si ay bal magac iyo manfac intaba uga sameeyaan

Kadib sedex sanonoo ay ku jireen aalada tiktok waxa ay ka sameeyeen magac iyo manfihii ay markii h**eba ku taamayeen

Sheekada xiisaha le waa hallaan
Had iyo jeer inantu markii ay soo gasho live ka ama games ka ay la ciyaarayso asxaabteeda kale waxaa had iyo jeer usoo gala wiil kaas oo ku taageera gift 🎁 waliba kiisa qaaligaa hadii ay noqon lahayd libaax diyaarad isagoo bilow illaa dhamaad diri jiray gift

Inantii iyo wiilkii gift tiilaha ahaa waxaa lays yidhi flow back oo halkaa ayaa waxa kabilawday xiriir
Mudo markii lawada socday ayay inantii uu waydiiyay ninkaaan ka mashquuliyay iyada waxayna ugu jawaabtay waa wiilkii nacaawun jiray .
Sidaas kuma ekaan odaygi reerka lahaa waxa uu joogteeyey su aaalahii ku wiilka gifterka isfahanwaa xoogan oo soo kala dhex galay awgeed .
Inantui waxa ay dalbatay furiin sidaas ayayna ku kala tageen

Wakhti yar kadib waxa ay isguursadeen ninkii gifterlaha ahaa sidaas ayayna aroos ku dhigteen

Waxayse cay kala kulantay tageerayaashii h**e
Oo meel walba iyo mar walba oobay wax soo dhigto ama Liv soo korto ku oranayay Ana ninkaan sow kuma xigo iyo goormaan labadeenu is arkaynaa
Iyaga oo ula jeeda inay reer keedii lacag un udumisay

Iyadaa ku looloolisee lacag ka aaney ba'

04/13/2024

Waayahana kaa badaran danta haowla cabanaine 📻

02/21/2024

Xaliimooyin Gym bilaabay balse cisha fadhiga ku tukata😁

Ciidamada Israa'iil ayaa weeraray aagga ay ku hoydaan ugu yaraan 1.4 milyan oo qof oo gudaha ku barakacay. Maamulka caaf...
02/13/2024

Ciidamada Israa'iil ayaa weeraray aagga ay ku hoydaan ugu yaraan 1.4 milyan oo qof oo gudaha ku barakacay.

Maamulka caafimaadka Falastiin ayaa sheegay in ugu yaraan 67 qof lagu dilay weerarro habeenimo ah Isniintii ka dib markii Israa’iil ay duqaymo ku dhufatay 14 guri iyo saddex masaajid.

Inkastoo lagu baaqay in la joojiyo, Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa ka hadlay weerar dhulka ah oo lagu qaaday Rafah. Iyada oo ay soo food saartay khataro weeraro kale, ayaa dad badan oo Falastiiniyiin ah oo markii h**e u qaxay dhanka koonfureed ee magaalada si ay ammaan u helaan, haddana dib ugu soo qaxay gobollada dhexe.

Magaalada Rafah ee Gaza, oo cabirkeedu dhan yahay 64sq km (25sq miles) ayaa si weyn loo buux dhaafiyay tan iyo markii ay boqolaal kun oo shacab Falastiiniyiin ah ay halkaasi isaga carareen kadib markii ciidamada Israel ay u aqoonsadeen waxa loogu yeero “aag nabdoon” dagaalka socda.

In ka badan kala bar dadka reer Gaza ayaa hadda isugu soo baxay goobta yar si ay uga badbaadaan duqeymaha Israa’iil, taasoo dhulka la simay inta kale ee go’doonsan.

Iyadoo ay ku soo qulqulayaan dad quus ah iyo la'aan biyo nadiif ah, cunto, dawo iyo agab kale oo aasaasiga ah, ayaa sidoo kale cudurku si weyn u sii kordhayaan.

Maxaa laga ogyahay weerarka xerada Jen. Gordan; • Dawladda Soomaaliya waxay xaddiday maclumaadka weerarka ka dhacay guda...
02/11/2024

Maxaa laga ogyahay weerarka xerada Jen. Gordan;

• Dawladda Soomaaliya waxay xaddiday maclumaadka weerarka ka dhacay gudaha xerada Jen. Gordan oo ahayd xarunta ugu weyn ee saraakiisha Imaaraadka ay kaga suganyihiin gudaha Soomaaliya. Saraakiisha ammaanka waxaa la faray inaysan bixin faahfaahin la xiriirta weerarka, sarkaal aan la xiriiray ayaa ii sheegay.

• Weerarka wuxuu ku aaday xilli muhiim ah oo ay xerada ku sugnaayeen saraakiisha ugu sarreysa Imaaraadka , sida laga arkay khasaaraha ka dhashay wuxuu u muuqday howlgal heystay macluumaad ku filan oo khasaare dhalin kara.

• Si cad looma soo bandhigin tirada dhimashada weerarka oo lagu sheegay inuu ahaa toogasho. Ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegay xubin ka tirsan ilaalada xerada inuu toogashada geystay, ilo wareed kale ayaa sheegay ninka toogashada geystay inuu ka mid ahaa ciidan cusub oo dhoola-tus xerada ka sameynayay.

• Toogashada ayaa ka dhacday gudaha ama agagaarka masaajid ku yaalla xerada. Goobta waxaa ku sugnaa sarkaalkii ugu sarreeyay ee maamallayay qorshaha tababarka iyo taageerrada militari ee Imaaraadku siiyo militariga Federaalka , kaaso u dhashay dalka Imaaraadka, ilo wareed ayaa sheegay in goobta uu ku geeriyooday sarkaalka , halka sarkaal sare oo ka tirsan laamaha Nabadsugidda Imaaraadka oo dhaawac culus uu gaaray lagu sheegay qofka ku dhintay isbitaalka Erdogan oo heystay darajada sare.

• Saacado kaddib weerarka waxaa la xaqiijiyay Gaadiidka gaashaaman iyo ciidan ka tirsan kuwa Imaaraadka Carabta ee ilaalada safaaradda Muqdisho inay tageen xerada Jen. Gordan, iyagoo sameeyay baaritaan lana soo baxay agabka xafiiska sarkaalka sare iyo xubnaha kale ee weerarka uga dhintay Imaaraadka Carabta.

• Madaxweynaha Soomaaliya oo tagay isbitaalka la geeyay dhaawacyada saraakiisha Imaaraadka Carabta , ayaa sidoo kale tacsi xaqiijisay in weerarka lagu dilay xubno sare oo Imaaraad ah u diray Dawladda Imaaraadka Carabta ,waxaa kalo uu sheegay inuu faray laamaha ammaanka baaritaan deg deg ah , sidoo kale wuxuu sheegay in tallaabo adag laga qaadi doono cid kasta oo weerarka soo abaabushay.

• AS ayaa xilli h**e sheegatay mas’uuliyada weerarka oo loo diiwaangelinayo , weerarkii saraakiisha uga badan looga dilay gudaha caasimadda Muqdisho , dalka Imaaraadka Carab oo xiriir wanaagsan la leh Dawladda Madaxweyne Xasan Sheekh.

• Diyaarad militari oo ay leeyihiin ciidanka cirka Imaaraadka ayaa sidoo kale la xaqiijiyay inay ka degtay garoonka diyaaradaha Muqdisho, si ay u qaado saraakiisha iyo xubnaha kale ee dhaawaca ah.

Digniinaha ayaa yimid iyadoo madaxweyne Joe Biden uu ku tilmaamay ficillada Israa'iil ee Gaza inay yihiin "mid ka sarree...
02/10/2024

Digniinaha ayaa yimid iyadoo madaxweyne Joe Biden uu ku tilmaamay ficillada Israa'iil ee Gaza inay yihiin "mid ka sarreeya" - dhaleeceyntiisii ​​ugu xoogganeyd ee weli falcelinta Israel ee weerarrada Xamaas ee 7 Oct. Saraakiisha Israa’iil ayaa sheegay in weerarradan argagixisadu ay ku dhinteen 1,200 oo qof. Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in ku dhawaad ​​28,000 oo qof oo ku nool deegaankaas lagu dilay iskahorimaadka xigay, kaasoo hadda socda bishii shanaad. Qiyaastii saddex-meelood laba meel dadka Gaza ku dhintay waa haween iyo carruur, sida ay sheegeen saraakiisha Falastiiniyiinta.

Sida ay ku warantay wakaalada wararka ee AP, duqaymaha Israa’iil ee ka dhacay Rafah Jimcihii ayaa lagu weeraray laba dhismo oo la deggan yahay. Warbixin h**e ayaa sheegtay in ugu yaraan 13 qof la dilay. Duqeymahan ayaa laga yaabaa inay horudhac u noqdaan howlgal milateri oo aad u ballaaran, iyadoo Ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu uu sheegay habeenkii Arbacada in IDF lagu amray inay "talaabo ka qaadaan" magaalada. Netanyahu wuxuu sheegay in Rafah iyo laba xero oo ku yaal bartamaha Gaza ay yihiin "xarumihii ugu dambeeyay ee ay ku xooggan yihiin Xamaas." Si kastaba ha ahaatee ilo-wareedyo dhanka difaaca ah ayaa u sheegay wargeyska The Jerusalem Post in duullaan aanu ku soo dhawaanayn.

Hadalada Netanyahu ayaa yimid maalin kadib markii uu diiday soo jeedinta Xamaas ee ku aadan heshiis xabad joojin ah oo maxaabiista haray lagu sii dayn doono laguna soo afjarayo dagaalka. Raiisel wasaaraha ayaa ku tilmaamay dalabaadka kooxda "khayaali" wuxuuna wacad ku maray inaysan waligood aqbali doonin heshiis kasta oo Xamaas ay ku sii haysato maamulka Gaza, isagoo balan qaaday inuu gaarsiin doono "guul guud."

Sidaan ayay lamaanayashii somaliyeed xaalkoodu ku danbeeyey Yasin aale🫣
02/10/2024

Sidaan ayay lamaanayashii somaliyeed xaalkoodu ku danbeeyey

Yasin aale🫣

Address

Minneapolis, MN
55454

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaarey-media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zaarey-media:

Videos

Share

Nearby media companies