GarissaTv Channel

GarissaTv Channel You can watch more videos on our YouTube Channel
(2)

BREAKING NEWS!! Meru Governor Kawira Mwangaza impeached. VOTE TALLY:Charge 1: Gross violation of the constitution and ot...
20/08/2024

BREAKING NEWS!!

Meru Governor Kawira Mwangaza impeached.

VOTE TALLY:
Charge 1: Gross violation of the constitution and other laws
For: 26
Against: 4
Abstentions: 14

Charge 2: Gross misconduct
For: 26
Against: 2
Abstentions: 14

Charge 3: Abuse of office
For: 27
Against: 1
Abstentions: 14

BREAKING NEWS: Meru governor Kawira Mwangaza  impeached; she ceases to hold office immediately.
20/08/2024

BREAKING NEWS:
Meru governor Kawira Mwangaza impeached; she ceases to hold office immediately.

BREAKING:  Senators find Meru governor Kawira Mwangaza guilty of the count 3: Abuse of officeYes-27Nays- 1  Abstention-1...
20/08/2024

BREAKING: Senators find Meru governor Kawira Mwangaza guilty of the count 3:
Abuse of office
Yes-27
Nays- 1
Abstention-14

BREAKING:  Senators find Meru governor Kawira Mwangaza guilty of the count No 2. Gross Misconduct Yes-26 Nays- 2 Abstent...
20/08/2024

BREAKING: Senators find Meru governor Kawira Mwangaza guilty of the count No 2. Gross Misconduct
Yes-26
Nays- 2
Abstention-14

BREAKING: Senators find Meru governor Kawira Mwangaza guilty of the first count; Gross violation of the ConstitutionYes-...
20/08/2024

BREAKING:
Senators find Meru governor Kawira Mwangaza guilty of the first count; Gross violation of the Constitution
Yes-26
Nos- 4
Abstention-14

20/08/2024

DEG! DEG! Jaaliyada rer Jubaland ee magalada Garissa oo manta si weyn uso dhaweeyay murashaxa madaxweynaha ee jubaland Mudane Ahmed Abdullahi Ibrahim (Ahmed Saafi)

DEG! Beesha kuumade ee xaryaha qaxootiga dadaab oo maanta si wada jir ah u taageeray murashax Ahmed Abdullahi Ibrahim ( ...
13/08/2024

DEG! Beesha kuumade ee xaryaha qaxootiga dadaab oo maanta si wada jir ah u taageeray murashax Ahmed Abdullahi Ibrahim ( Ahmed Saafi )

Fadlan share, like hanagala baqeeelin

WAR DEG DEG! Madaxweynaha Kenya Dr. William Ruto aya isbadal ku sameeyay waziirada dhawaan uu magacaabay. Waziir Aden Ba...
23/07/2024

WAR DEG DEG!
Madaxweynaha Kenya Dr. William Ruto aya isbadal ku sameeyay waziirada dhawaan uu magacaabay. Waziir Aden Bare Duale aya laga qaaday Gaashandhiga loona magacaabay wazaarada Degaanka, Dirta iyo isbedelka cimilada halka waziirada Soipan Tuyo loo magacaabay wazaarada gaashabdiga.

DEG! DEG! Madaxweynaha Kenya 🇰🇪 Dr William Ruto aya magacaabay qeebti u horeysay ee waziiradisa. Interior - Kithure Kind...
19/07/2024

DEG! DEG! Madaxweynaha Kenya 🇰🇪 Dr William Ruto aya magacaabay qeebti u horeysay ee waziiradisa.

Interior - Kithure Kindiki
Health - Dr Debra Mulongo Barasa
Public Works - Alice Wahome
Education - Julius Ogamba
Defence - Aden Duale
Agriculture - Dr Andrew Karanja
Environment - Soipan Tuya
Water - Eric Muriithi
Roads - Davis Chirchir
ICT - Dr Margaret Ndungu
AG - Rebecca Miano

BREAKING NEWS: President William Ruto appointed his First Batch of 11 CSs.Interior - Kithure KindikiHealth - Dr Debra Mu...
19/07/2024

BREAKING NEWS:

President William Ruto appointed his First Batch of 11 CSs.

Interior - Kithure Kindiki
Health - Dr Debra Mulongo Barasa
Public Works - Alice Wahome
Education - Julius Ogamba
Defence - Aden Duale
Agriculture - Dr Andrew Karanja
Environment - Soipan Tuya
Water - Eric Muriithi
Roads - Davis Chirchir
ICT - Dr Margaret Ndungu
AG - Rebecca Miano

BREAKING NEWS! Police ban protests in Nairobi CBD and its surroundings citing the difficulty in enforcing safety protoco...
17/07/2024

BREAKING NEWS! Police ban protests in Nairobi CBD and its surroundings citing the difficulty in enforcing safety protocols due to “leaderless” approach that the protesters have; say international security standards for public assembly require a designated leader to coordinate, collaborate and cooperate with police for peaceful demonstrations.

DEG! DEG! Dhul gariir ka dhacay dalka   . Dhulgariirkan oo lagu qiyaasay 4.2 ayaa laga dhareemay magalada Nairobi iyo ag...
16/07/2024

DEG! DEG!
Dhul gariir ka dhacay dalka . Dhulgariirkan oo lagu qiyaasay 4.2 ayaa laga dhareemay magalada Nairobi iyo agagaarkeeda. Ma jiro wax qasaara ah oo uu geystay dhul gariirkan.

Halkan kala soco wixi warar deerad ah

12/07/2024

WAR DEG DEG! Taliyaha cidanka pooliska Kenya Mr. Koome ayaa is casilay

UPDATES!!President Williams Ruto effects changes within the Senior Ranks of the National Police Service and Kenya Prison...
12/07/2024

UPDATES!!
President Williams Ruto effects changes within the Senior Ranks of the National Police Service and Kenya Prisons Service following the resignation of I.G Eng. Japhet Koome.

BREAKING NEWS!!Inspector General of police in Kenya Mr. Koome resigned
12/07/2024

BREAKING NEWS!!
Inspector General of police in Kenya Mr. Koome resigned

DEG! DEG!  Sawirada waziirada xilka la qaaday dalka Kenya
11/07/2024

DEG! DEG! Sawirada waziirada xilka la qaaday dalka Kenya

UPDATES Here is a list of Cabinet Secretaries dismissed by President Ruto with immediate effect.1.Njuguna Ndung’u: Natio...
11/07/2024

UPDATES
Here is a list of Cabinet Secretaries dismissed by President Ruto with immediate effect.

1.Njuguna Ndung’u: National Treasury and Planning
2. Onesmus Kipchumba Murkomen: Roads and Transport
3. Aisha Jumwa: Gender, Culture, the Arts & Heritage
4. Aden Duale: Defence
5. Alice Wahome: Lands, Public Works, Housing & Urban Development
6.Hon (Dr.) Alfred Mutua, EGH: Tourism & Wildlife
7.Moses K. Kuria, HSC: Public Service, Performance & Delivery Management
8. Rebecca Miano: Investments, Trade & Industry
9. Kithure Kindiki: Interior and National Administration
10. Roselinda Soipan Tuya: Environment and Forestry
11. Zachariah Mwangi Njeru: Water, Sanitation & Irrigation
(12. Peninah Malonza, OGW: East African Community, The ASALs & Regional Development
13. Mithika Linturi: Agriculture and Livestock Development
14. Ezekiel Machogu: Education
15. Davis Chirchir: Energy and Petroleum
16. Ababu Namwamba: Youth Affairs and Sports
17. Simon Chelugui: Co-operatives and Micro, Small and Medium Enterprises (MSME) Development
18. Salim Mvurya: Mining, Blue Economy and Maritime Affairs
19. Florence Bore: Labour and Social Protection
20. Eliud Owalo: Information, Communications and the Digital Economy 21. Susan Nakhumicha Wafula: Health
22. Mercy Kiiru Wanjau: Secretary to the Cabinet.

Stay tuned for more updates

DEG DEG! Madaxweynaha Kenya Dr. William Ruto aya kala diray xukuumadiisa marka laga reebo waziirka arimaha dibadha. Halk...
11/07/2024

DEG DEG! Madaxweynaha Kenya Dr. William Ruto aya kala diray xukuumadiisa marka laga reebo waziirka arimaha dibadha.

Halkan kala soco wararkan oo dhameystiran.



BREAKING NEWS!Kenyan President William Ruto dismissed his entire Cabinet Secretaries after weeks of protests.Only the de...
11/07/2024

BREAKING NEWS!
Kenyan President William Ruto dismissed his entire Cabinet Secretaries after weeks of protests.

Only the deputy president and Prime Cabinet Secretary remain. Decision taken after "reflection, listening to Kenyans, and after holistic appraisal of my cabinet," he says

01/07/2024

DEG DEG! Gavana Garissa mundane Nathif Jama ayaa manta qudbad dheer Ka jeediday xaflad lagu dhaahfuraayey mashrruca wax soo saar iyo kobcinta cuntada ee geeska Africa.

Qudbada oo qaaday wax Ka badan 30 daqiiqo ayuu gavana Nathif kaga hadlay arimo dawr ah oo kamid ah hormarka ay dowldiisu ku talaabsatay iyo jawaabo uu ka bixiyay eedemaha kaga imaaday bulshada.

Halkan Ka daawo. Lana wadaag asxaabtaada

29/06/2024

LIVE-Garissa County Assembly approved Mrs Leila Ibrahim Dayow for the position of chief officer for Health and Sanitation.

Watch here 👇 how the approval happened

29/06/2024



During the approval of chief officers for the department of House, Lands and Urban Planning at Garissa County Assembly, the MCAs were impressed by the qualifications, skills & experiences of these particular chief officers. They thanked Governor Nathif Jama for appointing such competent individuals in these crucial dockets.

DEG! DEG! Madaxweynaha Kenya MD William Ruto oo diiday inuu saxiixo biilki daqaalaha ee la magac baxay (Finance bill 202...
26/06/2024

DEG! DEG! Madaxweynaha Kenya MD William Ruto oo diiday inuu saxiixo biilki daqaalaha ee la magac baxay (Finance bill 2024) kaas oo shalay ay ansixiyeen golaha baarlamanka. Biilkan ayaa dhaliyay dhibad baxyo balaaran oo Ka dhacay Nairobi iyo qaar kamid ah magaaloyinka waweyn taas oo sabatay dhimasho, dhaawac iyo burbur hanti.

Madaxweynaha aya biilkan dib ugu celiyay golaha baarlamanka si ay meesha uga saaran Gabi ahaantiis. Madaxweynaha aya si toos ah ula hadlaayay ummada Kenyaanka isago kusugan madaxtooyada.





Halkan Kala soco wixi warbixin ah.

DEG! DEG! Madaxweynaha Dalka Kenya oo kultimaamay Dhacdooyinka maanta waa "Khiyaano Qaran"
25/06/2024

DEG! DEG! Madaxweynaha Dalka Kenya oo kultimaamay Dhacdooyinka maanta waa "Khiyaano Qaran"

20/06/2024

CS DEFENCE HON ADEN DUALE POWERFUL SPEECH DURING GARISSA UNIVERSITY 5TH GRADUATION CEREMONY

WAR DEG DEG AH!!!...Dawlada goboleedka Garissa oo beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegayay in gavanaha ...
14/06/2024

WAR DEG DEG AH!!!...Dawlada goboleedka Garissa oo beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegayay in gavanaha Garissa MD Nathif Jama ay xabsiga U taxable waaxda ladagaalanka masumaasuqa. Sida Ku xusan warqadan oo kaso baxday xafiiska war isgaarsiinta dawlada Garissa Aya lagu sheegay in Wararka lagu baraha bulshada ay been abuur yihiin.

Xafiiska ayaa sheegaya in gavanaha uu bad qabo Kuna guda jiro howlahiisa shaqo ee u adeegida bulsha Garissa.

Sido kale Gov. Nathif J. Adam, EGH ayaa bartiisa Facebook kuso qoray in maanta uu la kulmay Mr. Filix kosgey oo ah sargaal Sare oo Ka tirsan dawlada dhexe, iyago kawada hadlay sidi ay si wada jir ah uga shaqeen lahaayen mashruucyo dhawr ah.

Halkan Kala soco wixi warbixin ah

DEG DEG! dowlada Kenya ayaa Ku dhawaaqday in malinka isniinta ee Ku beegan 17-ka June 2024 ay tahay Malin fasax ah taas ...
14/06/2024

DEG DEG! dowlada Kenya ayaa Ku dhawaaqday in malinka isniinta ee Ku beegan 17-ka June 2024 ay tahay Malin fasax ah taas oo lagu weyneynayo fadliga Ciidul-Adha sida Ku xusan warqadan

Halkan Kala soco wixi warbixin ah

insha'Allah

14/06/2024

BREAKING NEWS! Garissa MCAs & Culimaas agreed to ban miraa from Garissa

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GarissaTv Channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GarissaTv Channel:

Videos

Share


Other Media/News Companies in Nairobi

Show All