Nabi Aadan CS hadalkii ugu horeeyay ee uu ku hadlay muxu ahaa
Muqaal hore oo qosol badan iyo Coldoon
Msha allah wilkii yara Ee badali lahaa sheikh xuseen cali
Allahu Akbar Garoonka dhan waxaa is qabsaday tawxiidka Alle ☪️
Nabiga ﷺ waxa uu yiri wixii ay qorraxdu usoo baxdo xageyga waxaa looga jaceyl badanyahay dikrigaan inaan iraahdo .
Albaabka Albraxmah waa uu kamidyahay albaabada masjidka nabiga ﷺ gacantiisa sharafta lahayd ayaa uu ku aasaasay albaabkaan...
Hooyo Aamina , oo ah Rasuulkeenna Sallallaahu calayhi wasallam hooyadii, markii ay uurka ku qaadday Xabiibka calayhi salaatu wasalaam waxa ay tiri: ma aanan dareemin dhib iyo daal.
Intii ay caloosha ku wadday, habeen walba waxaan arkayay wax aan layaabo !!!
Dumarku Ninka ay yaqaanaan Nin Ma Moodaan
Qiso Cajiib ah oo kutusinaysa Mucjiyada quraanka kariimka ah
Nabigeenna calayhi salaatu wasalaam inta uuna gelin magaalada Madiina, waxa uu degey halka loo yaqaano Qubaa, habeenno ayaa uu halkaa joogay , Waxa uu ka aas-aasay masjidu Qubaa.
Masjidu Quba waa masjidka uu Rabbi ku tilmaamay in uu yahay masjid lugu aas aasay Alla ka cabsi.
Rasuulkeena ﷺ ayaa xayawaanka Eelada layiraahdo darteed nin yahuudi ah u xirtay , eeladii maxey sameysay | waa qiso cajiib ah.
Salliga Nabi Muxammad Qalbigu sifaynayaa
Waa haben jimce ah ku salliga Nabiga SCW
Ku salli Nabigeena SCW ❤️
Sannadkii 1aad ee hijriyada, waxa uu Rasuulku Sallallaahu calayhi wasallam dhisay masjidkiisa sharafta leh , Nabigeenna calayhi salaatu wasalaam waxa uu saxaabadiisii kala qayb qaatay dhisamaha masjidka si uu ugu dhiira geliyo una jecleesiiyo shaqada.
Ninkii Yahuudiga ahaa Ee markasta qashinka iyo wasakhda kusoo daadin jiray guriga nabiga ﷺ
Iyo Rasuulkeena suuban ﷺ | Maxaa kala Qabsaday ?
Markii Nabigeennu Calayhi Salaatu wasalaam uu gaaray 35 sanno, Maxaa dhacay ?
Quraysh ayaa dhistay Kacbada sharafta leh, waxaana dumiyay daadad soogalay kacbada .
Kadib maxaa dhacay ?
Kadib, Nabigeenna calayhi salaatu wasalaam Ilaahay ayaa dheelmiyay ruuxdiisa iyo jirkiisaba soo jeed , Waxa laga dheelmiyay masjidka xurmada leh ee Al-Masjidul Xaraam ilaa Masjidul Aqsa.
Halkaas ayaa uu nabigeenna calayhi salaatu wasalaam ku tujiyay oo uu imaam ugu noqday anbiyada Ilaahay.