
02/19/2025
Madaxweynihii h**e ee Brazil Jair Bolsonaro ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu isku dayay afgambi ka dib markii lagaga adkaaday doorashadii madaxtinimada ee 2022-kii Brazil ka dhacday.
Madaxweyne h**e Bolsonaro ayaa lagu soo oogay shan dacwadood oo ay ka mid yihiin in uu ka hor istaagayey Xilka Madaxweynenimo ee dalkaasii Madaxweynaha hada talada dalkaas haya ee Luiz Inacio Lula da Silva, iyo in uu qorsheynayay in uu toogto garsooraha maxkamadda sare ee dalkaasii Alexandre de Morae.