Apdulweli mohamed

Apdulweli mohamed قلوبنا تتوكّل على الله وجوارحنا تعمل بأمره
خير عيش أدركناه《بالصّبر》

01/19/2025

NAAR NAAR NAAR 😓😓 DAAWO

01/18/2025

“Waan Ku FAANA Inaan Habar gidir ahay Qabyaaladiiste Inaan Noqdo Waxay Iga dhigtay Qof Caan ah Oo…..

Kulankii La wada Sugaayay Ayaa Kusoo dhamaaday Barbaro. Mogadishu City Club Vs Horseed Sports Club
01/18/2025

Kulankii La wada Sugaayay Ayaa Kusoo dhamaaday Barbaro. Mogadishu City Club Vs Horseed Sports Club

01/17/2025

Macalin Saciid Geesey"Waxbarasho Waxaan U Dhaafay Qoyskeyga Dartiisa Sababto Ah……

Markii aad Yareyd Wadooyinka kubad Maku Soo ciyaartay😄😄1. Kan Kubbadda leh ayaa Xulanayo Ciyaartooyda. 2. Ciyaartu Wakht...
01/15/2025

Markii aad Yareyd Wadooyinka kubad Maku Soo ciyaartay😄😄

1. Kan Kubbadda leh ayaa Xulanayo Ciyaartooyda.

2. Ciyaartu Wakhti xadidan male, waxa ay soconee ilaa ay ka daalaan Ciyaartooydu.

3. Ciyaartooygii Kabo wato, waa in laga saaro Ciyaarta.
ku dar intii Aad Ka Xasuusato Hadii Aad Yaraantii Kubada Wadooyinka Kusoo Ciyaarta. 👇🏽👇🏽

01/15/2025

"Arsenal Caawa Waa Laga Badina "Qaar Kamid ah Fanaaniinta Dalka Oo Saadaliyay Kulamadan. Maku Raacsan Tahay Adn Fikirkaada Nala Wadaag.

Madaxda Xirirka somaliya Halkii Ay Qarashkii ciyaaraha Uga shaqeyn Lahaayen Hormarinta Ciyaaraha Waxay Ku Mashquulsanyih...
01/15/2025

Madaxda Xirirka somaliya Halkii Ay Qarashkii ciyaaraha Uga shaqeyn Lahaayen Hormarinta Ciyaaraha Waxay Ku Mashquulsanyihiin Sumcad Dilkii Ragii Kusoo Jabay Dalka.

Kooxda Ali Shiine Ayaa Bil walba Lacag Dhan 12.000 Ku bixiya Sidii Baraha Bulshada Looga Difaaci Lahaa Loona Qarin Lahaa Foolxumada Ay Kusoo biiriyeen ciyaaraha

Taariikhda Dahabiga ah ee Dib-u-soo-kabashada Kubadda Cagta Soomaaliya iyo Halisaha Hadda Jira.Inkastoo dhibaatooyin dha...
01/15/2025

Taariikhda Dahabiga ah ee Dib-u-soo-kabashada Kubadda Cagta Soomaaliya iyo Halisaha Hadda Jira.

Inkastoo dhibaatooyin dhaqan-dhaqaale iyo amni ay dalka ka jireen, haddana waxaa muuqday dadaallo ay ku jireen maamullada ciyaaraha dalka , iyo shaqsiyaad daacad ah oo u heelan in ay dib u nooleeyaan kubadda cagta, kuwaas oo ahaa kuwo ku dhawaaday in la illoobo.

Sanadkii 2009 wuxuu astaan u noqday bilow cusub oo rajadii ciyaaraha dalku dib u soo noolaanayso tartamada gudaha iyo xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ay ku howlanaayeen sidii loo dhisi lahaa hanaan ciyaareed wanaagsan oo mustaqbalka horseeda horumar.

Allaha unaxariistee Siciid Maxamuud Nuur Mugaabe oo ah Gudoomiyihii Xiriirkii kubadda Cagta soomaaliya waxa uu horseed ka noqday dib-u-soo-kabashada kubadda cagta Soomaaliya, taas oo astaan u noqotay guulo taariikhi ah oo kaalin weyn ka qaatay nabadeynta bulshada iyo isdhexgalka bulshada.

Waxqabadkan wuxuu muhiimad gaar ah u lahaa dalka oo ka soo kabanayay burburkii dagaalada, iyadoo kubadda cagtu noqotay aalad mideynaysa bulshada Soomaaliyeed ee kala irdhowday. Waa arrin mudan in taariikhdaas lagu xasuusto bogga dahabka ah ee ciyaaraha Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee, waxa murugo leh in maanta, iyadoo weli ay jiraan marqaatiyaashii ka soo shaqeeyay dib-u-soo-kabashadaas, ay jiraan dadaallo lagu tirtirayo taariikhdaas quruxda badan. Waxaana lagu beddelayaa sheekooyin been abuur ah oo loogu daneynayo shaqsiyaad ku yimid saaxadda kubadda cagta awood qabiil iyo dano gaar ah.

Shaqsigan cusub oo aan wax shaqo ah ku lahayn guulihii 2009 ayaa hadda isku dayaya in uu iska xado sharafka iyo taariikhda geesiyadii h**e.

Waxaa xusid mudan in kooxaha ku hawlan baahinta wararka been abuurka ah, sida Cali Shiine iyo xisbiga uu hoggaamiyo, ay ku bixiyaan lacag gaaraysa $12,000 Oo dollar bishii si ay bulshada ugu marin habaabiyaan taariikhdii dhabta ahayd. Halkaas waxaa ka muuqata in maaliyad lagu lumiyo ololahan aan waxtarka lahayn, iyadoo weliba shaqaalihii iyo maamulka gobollada kubadda cagta ay ka aradan yihiin xuquuqdii maaliyadeed ee ay ku lahaayeen saaxadda ciyaaraha.

Haddii aan la helin geesiyo ka dhiidhiya xaaladdan, waxay taasi horseedi kartaa in kubadda cagta Soomaaliya ay god madow ku dhacdo, halkaasoo horumarkii dhibka badan looga soo maray laga tegi doono. Tani waxay ka dhigeysaa arrin mudan in bulshada ciyaaraha iyo dadka daneeya horumarka dalka ay si wadajir ah uga shaqeeyaan badbaadinta dhaxalkaas qaaliga ah. Waxaa lagama maarmaan ah in dib loo jafo boorka, lana xoojiyo sidii taariikhda iyo guulihii la gaaray loo ilaalin lahaa.

Hogaamiyaha kubadda cagta Soomaaliya Ali Shiine, ayaa si rasmi ah uga codsaday Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Iv...
01/15/2025

Hogaamiyaha kubadda cagta Soomaaliya Ali Shiine, ayaa si rasmi ah uga codsaday Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Ivory Coast in lagu casuumo furitaanka mashruuca cusub ee Technical Center ee dalkaas.

Mashruucani, oo ah mid muhiimad weyn u leh horumarinta xirfadlayaasha ciyaaraha, Garsoorka Iyo Tababarayaasha Ayaa kamid ah Qorshayaasha Hormarineed Ee Ciyaaraha Ivory Coast.

Ali Shiine ayaa qorsheynaya inuu maanta halkaas u safro si uu uga qaybgalo munaasabadda furitaanka mashruucan,islamarkaana uu uga faa’iideysto sawirro rasmi ah oo muujinaya ka-qaybgalkiisa.

Mashruuca Technical Center-ka ayaa ah mid lagu horumarin doono ciyaartooyda da’ yarta, tababarayaasha, iyo sidoo kale hal-abuurka tiknoolajiyadda lagu taageerayo kubadda cagta Ivory Coast 🇨🇮 oo ay Somalia 🇸🇴 Sawir ahaan uga qeyb galo.

Xasuus 😓🥲
01/08/2025

Xasuus 😓🥲

01/08/2025

Maxaa Ku Dhacay Marwada Dayax Dalnuurshe|| Geeriada Waa Xaq|| Sideeh loo Haaye|| Fanaaniinta Dalka Oo Taci U Diray Dayax Dalnuurshe.😭😭 AUNAan U Wada Duceyno Walaasheen Marxuumad farxiyo🤲🙏

Labadii Koox Ee Manta Ciyaaray 🇸🇴 Vs 🇺🇬
12/24/2024

Labadii Koox Ee Manta Ciyaaray 🇸🇴 Vs 🇺🇬

FT:Uganda 🇺🇬 U-17 4⃣- 1⃣ Somalia U-17🇸🇴Hubaal inaad kubadd qurux badan aad soo bandhigtayn, kubadda cagta ayaaba sidaani...
12/24/2024

FT:Uganda 🇺🇬 U-17 4⃣- 1⃣ Somalia U-17🇸🇴

Hubaal inaad kubadd qurux badan aad soo bandhigtayn, kubadda cagta ayaaba sidaanisk ah, Madow iyo Cadaan, Madwoga ayaa nagu soo aaday caafiyo.

Xulka 17 Sano jirada Hadii Guul laga rabo Haloo Dhiibo macalin Nuur Amiin Oo na baray Tayada Da’yarteena Dib u qiimey Im...
12/15/2024

Xulka 17 Sano jirada Hadii Guul laga rabo Haloo Dhiibo macalin Nuur Amiin Oo na baray Tayada Da’yarteena

Dib u qiimey Imisa Guul daro Ayaan La kulanay tan iyo markii macalin nuur Shaqada laga joojiyay ✍️

Iiiska Xulka U17 Ee Somaliya Uga Qeybgalaaya afcon Ayaa Lasoo Saaray Waxaana Kaso Muuqday Wajiyo Badan Oo Saameyn leh Ko...
12/12/2024

Iiiska Xulka U17 Ee Somaliya Uga Qeybgalaaya afcon Ayaa Lasoo Saaray Waxaana Kaso Muuqday Wajiyo Badan Oo Saameyn leh

Kooxdan Ayaa 15 Kamid ah Laga Soo Xulay Dalka Halka Saddex Ciyaaryahan Laga Keenay dalka Dibadiiisa

Maxay Kula Tahay 👇🏽👇🏽

Sawirka Tusaalaha Ugu Fudud Muujinaya Waa Guushii Xulka U17.Xulkan Oo Taarikh Cusub U Sameeyay Ciyaaraha Somaliya Maxaa ...
12/12/2024

Sawirka Tusaalaha Ugu Fudud Muujinaya Waa Guushii Xulka U17.

Xulkan Oo Taarikh Cusub U Sameeyay Ciyaaraha Somaliya Maxaa Ku dhacay Kadib Guushoodii?

Waxaa Loo waayay qarash Jiifkoda Lagu dabaro Ugu danbeyna Waa La Kala Diray Ilaa Hada Qof Waqti Ku bixiyay Isku keenistodana Ma Jiro

Waxaa Kaga Sii daran Xitaa Wiilashan Ma Aysan Helin Lacagihii Ay Somalida Ugu Deeqen Oo Rag Ayaa Jababka Ku shubtay

Laacibintii Qaranka 15 Sano Jirada Ayaa Dalka Dhamaan Kusoo Laaban Doona Iyagoo Kusoo Guuleystay Lacag 50.000 Oo Dollar ...
12/12/2024

Laacibintii Qaranka 15 Sano Jirada Ayaa Dalka Dhamaan Kusoo Laaban Doona Iyagoo Kusoo Guuleystay Lacag 50.000 Oo Dollar

Balse Waxaa La Isweydiinaya Wiilashan Maxaa Ku dhici doona Marka Lacagtan Lagala Wareego Ma Sidii Xulkii 17 Sano Jirada Koobka Kusoo Guuleystay Ayaa Hotel Lagu Soo Xiri doona Kadibna Habeenimo Laga Soo Ceyrin doona?

Xirirka Lacagta U shaqeysta Ee Somaliya Xujo Kale Ayaa Hortaagan’

12/12/2024

Maxaa Ku dhacay Xulka Qaranka Somalia, || Maxaa Ka Qarsoon

Address

4601 South 1st Street
Milwaukee, WI
53207

Telephone

+256707475134

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdulweli mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Apdulweli mohamed:

Videos

Share

Category