Darmaan news agency

Darmaan news agency News agency Good news and more about political in Somali region and world news decision about events that happing in round the world .

Telesom Group ayaa $250,000 (Laba boqol iyo konton kun oo dollar) ugu deeqday dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkii su...
02/26/2025

Telesom Group ayaa $250,000 (Laba boqol iyo konton kun oo dollar) ugu deeqday dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkii suuqa Idaacadda Hargeysa JSL oo ka mid ah suuqyada ugu dhaqdhaqaaqa badan guud ahaan caasimada Hargeysa.

Maaha markii koowaad ee ay Telesom Group ka qaybgasho musiibooyin dalka iyo dadka ku habsatay, dhawaan ayuun bay ahayd markii aannu gacan weyn ka gaysanay musiibadii Suuqa Waaheen Hargeysa, Wajaale iyo khasaaraha dabka suuqii Taywaan ee magaalada Jigjiga, waana waajib na saaran, waananu sii wadi doonaa taakulaynta iyo taageerada bulshadeenna.



Shirkada MSG ee Maxamed Siciid Geedi Ina Aw Siciid oo 250,000 dollar ugu deeqday Ganacsatadii dabku Sameeyay ee Suuqa Id...
02/03/2025

Shirkada MSG ee Maxamed Siciid Geedi Ina Aw Siciid oo 250,000 dollar ugu deeqday Ganacsatadii dabku Sameeyay ee Suuqa Idaacada.

02/03/2025

Muuqaal Guud Dabkii Ka Kacay Suuqa Idaacadda Iyo Saameyntuu Geystay.

Khasaaraha ka dhashay dabkii Suuqa idaacadda.
02/03/2025

Khasaaraha ka dhashay dabkii Suuqa idaacadda.

01/19/2025

Dhalinyared soomalida dhibtad haysata wadanki.

01/19/2025
01/19/2025

Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa

Shalay waxa la magacaabay badhasaabo iyo ku xigeenno. Kuwii h**e u joogay, miyay is-casileen? Miyaa la eryay? Miyay dhin...
01/12/2025

Shalay waxa la magacaabay badhasaabo iyo ku xigeenno. Kuwii h**e u joogay, miyay is-casileen? Miyaa la eryay? Miyay dhinteen? Mise waa lagu dul magacaabay oo gobol waliba laba badhasaab ayuu yeelanayaa?

Wasiiradu waxa ay si toos ah (automatic) u raacaan madaxwaynaha magacaabay oo haddii u dhaco way la dhacaan. Madaxda intooda kale waxa ay xilka ku waayi karaa is-casilaad, eri, geeri, ama si kale oo xeer jideeyay in xilku ku banaanaado. Meel aan qofkii joogay xilka laga eryin, qof kale looma magacaabo.

Laba mid uun baa la yeelaa:
1. Waraaqda masuulka cusub lagu magacaabay ayaa lagu tilmaamaa habka uu ku banaanaaday xilku; ama
2. Waraaq kale ayaa lagu eryaa ama lagu tilmaamaa habka uu xilku ku banaanaaday.

Inta aan ogahay madaxdii h**e arinka labaad ayay isticmaali jireen. Waraaqda eriska ah iyo ta magacaabistu way soo kala bixi jireen, inta badan isla hal mar.

Garyaqan Guuleed Dafac

01/11/2025

Abwaan jawaan uu ka hadalay arimo ku saabsan siysaada waxa ka waramay xalaad dalka .

01/11/2025

Waxaqabku la shegay waa been mayor waxaqabka meel ayu ka muuqaada.
Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa

01/09/2025

Deg deg : bulashadi uu timaad suaalah iska kale tagay .

01/09/2025

Degdeg:- mayorki uu xeerad booliska isku qaarinyay.

Address

Baltimore
Maryland City, MD
20740

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darmaan news agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Darmaan news agency:

Share