OG MEDIA

OG MEDIA Journalist
(1)

ONLF 40th Anniversary GOOBTU WAA DOWNTOWN MINNEAPOLIS CONVENTION CENTER.DATE: AUGUST 24-2024TIME: FROM 6:00PM TO 12:AMTI...
07/24/2024

ONLF 40th Anniversary

GOOBTU WAA DOWNTOWN MINNEAPOLIS CONVENTION CENTER.
DATE: AUGUST 24-2024
TIME: FROM 6:00PM TO 12:AM

TICKETS KA YAA LAGAA DHAMAYNIN KA DOONO SUUQA 24 MALL AMA SUUQA KAARMEEL

07/20/2024

Faano oo shegtay Inay Werareen xeradii cidamada muse ku tababaranhayen Ee gobolka axmarad halkana ku dilen 10 wil oo Somali ah
Xukumada hargeysa iyo adis waxaa war aha laguma ahayo

Hamogaan Hana kamaqnanin habenkii ogadenia  Waa August 24 2024  Minneapolis Minnesota Xuska sanad guardian 40 Ee jwxo   ...
07/18/2024

Hamogaan Hana kamaqnanin habenkii ogadenia Waa
August 24 2024 Minneapolis Minnesota
Xuska sanad guardian 40 Ee jwxo Halkaa waxaa idinku diyar aha Xidiga North America Oysu iyo fananita minnasota iyo wafti her Sare aha oo inoga imanhaya xagaa iyo ogadenia ka so qaybgal wacan

06/26/2024
06/23/2024

Øñlf codkaga sii si ad u hesho matalaad ku matasha shacabka jigjiga waxaa qabad karti adkaysi

Hanbalyo qornoger🏆🏆🥇🥈🏆
06/09/2024

Hanbalyo qornoger🏆🏆🥇🥈🏆

06/03/2024

Ciyaraha goboladu ma dumarka ayay xamasad ku lahayeen Markii lodiday in ay tagan garonka aya xadaradiiba dam tiri war dumarka ha so celiyo oo

Halka uu cabdi barud  u Sidan u ilmaynahayo maxad u maleyn  dadkii kale Ee la usxabalay
05/28/2024

Halka uu cabdi barud u Sidan u ilmaynahayo maxad u maleyn dadkii kale Ee la usxabalay

Kaan kabalan ha lugeyo Ilaa karaamardha sidu balan waday
05/27/2024

Kaan kabalan ha lugeyo Ilaa karaamardha sidu balan waday

05/26/2024

Lacagtii burtu ma shaqeynwayday
Viva Dolo
Dolo 2. Buurta 0

04/27/2024

17 qof oo maraja ama cagjer Mushar ka qadata jajusnimo aya minnasota jogta mag Caydoda Kala soco Balkan ama tukaleytv

03/24/2024

Ale Magan maxaan Nin ay ethopia xirtay u bananbixisi iyo albabada Calamka Karacodi an ku Khadar
Oo epp hosta ka galay

03/20/2024

Hadii ad waxakasta u qorto In ad comments Hesho Waa iska RAWIS xaladadu

Xaladu hadii ay Halgaan ka mareyso   Waa ciyow Waa kabaryay ee dib haloego jajusnimo intan la eg wali ma araag siyasada ...
03/12/2024

Xaladu hadii ay Halgaan ka mareyso Waa ciyow Waa kabaryay ee dib haloego jajusnimo intan la eg wali ma araag siyasada Waa la isku qabtaa lkn taan waxay ku tuseysaa Markii horeba in ay ethopia sirdon u ahayeen

Ale ha u naxaristo Muse Cali qoys  oo ku geriyoday Nevada USAQabeiga ale ha u wasiciyoAmin amin
02/21/2024

Ale ha u naxaristo
Muse Cali qoys oo ku geriyoday Nevada USA
Qabeiga ale ha u wasiciyo
Amin amin

Allaha ha unaxariisto Adeer Hassan macalin “Hassan Jamhad “oo hada ku geriyoday Magalada Toronto ee Dalka Canada, Allow ...
02/21/2024

Allaha ha unaxariisto Adeer Hassan macalin
“Hassan Jamhad “oo hada ku geriyoday Magalada Toronto ee Dalka Canada, Allow kuu naxariiso qabriga ale hakuwasiciyo Samir iyo Imaan ale hanagasiyo dhamaanten amiin amiin

Onlf laga cararo oo  pp lo cararo pp + cagjer = kursi difac sidan ayay dhashaa hora lo yiri Waa ladogi Ee tan la dacaroo...
02/08/2024

Onlf laga cararo oo pp lo cararo pp + cagjer = kursi difac sidan ayay dhashaa hora lo yiri Waa ladogi Ee tan la dacaroon pp ha idinku filaato

Xafisyadii UN oo laga rarahayo ADIS ababa xalad  nabadgalyo Asheed
02/05/2024

Xafisyadii UN oo laga rarahayo ADIS ababa xalad nabadgalyo Asheed

Tii ethopia Ayada waatasa bilowday Kala cararka madaxadii abasinya La,taliyihii  arimaha amniga Ra'iisul waasaraha itoob...
02/05/2024

Tii ethopia Ayada waatasa bilowday Kala cararka madaxadii abasinya

La,taliyihii arimaha amniga Ra'iisul waasaraha itoobiya Abiyi Ahmed oo lagu magacaabo Gedu Andargachew ayaa ubaxdasay dibada

Gedu Andargachew waa siyaasi Itoobiyaan ah oo soo ahaa Lataliyaha Arrimaha Amniga Qaranka ee Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya laga soo bilaabo 4 November 2020 ilaa 9 June 2022. Waxa uu soo noqday Madaxweynaha Gobolka Amxaarada 2018 ilaa 2019, waxaana uu soo noqday madaxweyne ku xigeenka deegaanka. iyo madaxa xafiiska beeraha.

Ethopia ama abasiniya wadadii ayay cagta sartay

01/29/2024

Ale ha u naxaristo Qabrigana ale ha u wasiciyo walalken jamal Ale Ha u naxaristo amiin amiin

Abiye iyo muse  qabaa ka yedhay
01/19/2024

Abiye iyo muse qabaa ka yedhay

Diyaradii 2aad Ee hawada somaliya laga celiyo aya noqotay diyarad xamul aha oo Taiwan laga leyahay oo kaso kicitintay Du...
01/19/2024

Diyaradii 2aad Ee hawada somaliya laga celiyo aya noqotay diyarad xamul aha oo Taiwan laga leyahay oo kaso kicitintay Dubai
Una socotay hargeysa
Muse waxu dhumiyay Faisa badan oo usan ka firsanin

Boycott  Xawalaad  lagu magacabo worldremit Mulkilaha Xawalaad oo tavern in ethopia bada qadato. Boycott
01/05/2024

Boycott Xawalaad lagu magacabo worldremit
Mulkilaha Xawalaad oo tavern in ethopia bada qadato. Boycott

01/05/2024

Cigaal Waxaa u bixiyay NFD
Muse bixi. Saylac
The only two person dhul bixiyay (H awal )

01/01/2024

Onlf in ay u tagneyid difaca dhuka somaliyed Waxaa ku cadeynahaya 5 sano Ee ay xabada jojisay wakaa mamul goboledyadii ay ku dhiraden in ay bixiyan Dhul somaliyed intii ay onlf xabada waday qof ku dhiran karay ma jiriin?????

12/28/2023

Ceeb ka weyn majirto qofka ad 5 sano cayeysay in ad manta barido ????

12/26/2023

Erayga dhahaya onlf meysan imanin dafurkii buuga Waa been Aniga aya cadeyntii haya

Waxaan ka qaybgalay dafurkii buga Ee lagu qabtay Magalada minneapolis Burgas u qoray  engineer Cabdi qadir CaliHall ka W...
12/26/2023

Waxaan ka qaybgalay dafurkii buga Ee lagu qabtay Magalada minneapolis Burgas u qoray engineer
Cabdi qadir Cali

Hall ka Waxan isugu nimid xabikey Huud badri hud sida uu Waxaa u qoray Waa si xaqiqaada ka foog
Waxad a modaa qoralkisan in burta laga so qoray oo lodhibay qolyahah mustafe darbiga u aha waxay ku jiraan rafshadii u danbeysay aya ya ku jiraan
Waxaa ku cadeynhaya hallkii buga lagu so bandhigahayaya Ee an wada joognay ayay waxaan ka qoreen maxad u maleyn laheyd hadii an ka maqnanlahaa cajiib
Qoralkan u hud soqoray Waxaa ka jira majiro

Wafdigii JWXO Oo Shir ballaadhan layeeshay xubnaha Dagmada Ceelwayne.Waxaa shir siheer-Sare ah loosoo agasimay ku qabtay...
12/25/2023

Wafdigii JWXO Oo Shir ballaadhan layeeshay xubnaha Dagmada Ceelwayne.

Waxaa shir siheer-Sare ah loosoo agasimay ku qabtay dagmada ceelwayne ee xarunta gobalka Nogob wafdigii JWXO ee maalmahan socdaalka ku marayay Gobalada Nogob, iyo Erer.

Wafdiga uu hogaaminayay hogaanka Cilmi baadhista JWXO halgame Dr Maxamuud Maxamed Jaamac iyo hogaan ku xigeenka arimaha gudaha Naftii-hure abwaan khadar Colaad ayaa maanta shir uqabtay xubnaha iyo maamulka ku dhaqan ceelwayne. warbixino iyo xoga muhiimana siiyay shacabkii shirka soo ajiibay.

Dhinaca kale Gudoomiyaha Gobolka, Naftii-hure Ayaanle Yaasiin Budul, ayaa ka war-bixiyay xaaladdaha iyo shaqooyinka Ururka meesha ay marayso.

ONA

Maamulka JWXO ee gobolka qoraxay iyo hooyooyin magaalada Qabridahar oo kulmay.Waxaa galabta xafiiska JWXO kaqabsoomay ku...
12/25/2023

Maamulka JWXO ee gobolka qoraxay iyo hooyooyin magaalada Qabridahar oo kulmay.

Waxaa galabta xafiiska JWXO kaqabsoomay kulan balaadhan oo si heer sare ah loosoo agaasimay kaasoo dhexmaray hooyooyinka magaalada iyo maamulka, Shirkan oo ujeedkiisu ahaa wadatashi iyo abaabul.

kulanka waxaa marti sharaf ku ahaa gidoomiyaha dalada naftood hurayaasha sheekh maxamed gadhyare iyo gudoomiye kuxigeenka jaaliyada garoowe marwo Rayaan ismaaciil jaamac.

Waxaa sidookale meesha kalmado muhiima kasoojeedisay halganto Bishaaro Wacdi Shaqlane, Intaa kadib hooyooyinki sooxaadiray kulanka ayaan soo dhaweeyay shirwaynaha ururka balana qaaday inay si buuxda ugarantaaganyihiin.

Gabagabadi gudoomiyaha gobolka mudane maxamuud jigre ayaa ku adkeeyay xubnaha inay dadaalkoodi sii labajibaaraan muujiyaana adkaysi.

ONA

Address

Eden Prairie, MN
55347

Telephone

+17633537947

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OG MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OG MEDIA:

Videos

Share


Other Media/News Companies in Eden Prairie

Show All