Warsan Tv

Warsan Tv Warsan TV is the Television of choice for all in Somalia: A leader in the latest News, Current affairs, Sports, Entertainment, and Music.

08/07/2023

Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin oo yiri ''Cirka&Dhulka waa lagu jabiyey Al Shabaab"

08/07/2023

Hantidhowraha guud ee Qaranka oo soo saaray warbixinta baaris lagu sameeyey 15 hey’adood iyo 3 safaaradood.

08/07/2023

Xildhibaan Mukhtaar Saajid oo kahadlay Shiriga la hor Keena Baarlamanka iyo Saameynta Maxaabiista.

08/07/2023

Xildhibaan Faiso oo ku baaqday in muwaadhiniinta Soomaliyeed ay Sharciga u sinaadeen Cadaaladana ay Muhiim tahay.

08/06/2023

Su'aalihii kululaa ee La weydiiyay Wasiirka Gaadiidka kuwii ugu xiisaha badanaa.

08/06/2023

Q 1:aad Xeer Ilaaliye ku xigeen farxaan Xuseen Maxamed oo suaalo weydiiyay baare Maxamed Faarax oo ka tirsan Xafiiska Hanti-dhowraha guud ee Qaranka.

08/06/2023

Wasiirka Gaadiidka oo sheegtay in macquul aysan aheyn in la balaariyo Garoonka Aadan Cadde, hadii aan la aaseyn qeyb kamid ah Badda.

08/05/2023

Wasiirka Waxbarashada jubbaland muxuu ka yiri Natiijadaan Imataxaanaadkii Shahaadiga ahaa ee Duhsiyada Sare.

08/05/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyaya shir xasaasi ah

08/05/2023

Wasiirka Caafimaadka oo dash furmay Bangiga dhiiga khudbada uu jeediyay dhageyso

08/05/2023

Xildhibaan Ilyaas" Guddiga Cadaaladda u qaabilsan golaha haloo xilsaaro si ay su'aalo uga weydiiyaan wasiirka qaladkii uu golaha ka hor sameeyey".

08/04/2023

Deg:Deg Dowladda oo War weyn kasoo saartay Dagaalka ka dhanka ah As iyo qorshaha la dajiyay.

08/04/2023

Wasiirka Gaashaanle dhiga oo fariin adag u diray dadka As ugu adeega afkooda.

08/03/2023

Taliyaha Ciidanka oo la dardaarmay cutubyo ka tirsan ciidanka Danab oo maanta tababar loogu soo xiray dugsiga Gaashaanle Xasan Tuurre ee degaanka Ballidoogle.

08/03/2023

Gudoomiyaha Gobalka oo tagay Xaafado horay aan Ammaan u aheyn kadibna dadka u sheegay.

08/02/2023

Senator Cismaan Dufle oo Aqalka sare ka horjeediyey wacyi galin ku saabsan qatarta cudurka Cagaarshowga.

08/02/2023

Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa ka warbixiyey waxqabadka dowladda ee todobaadkii tagay iyo guulaha la gaaray.

08/02/2023

Shirka jara'id ee Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo lagu sharraxay waxqabadka dowladda fadaraalka Somalia

Address

4080 PENNSYLVANIA Avenue
Eagan, MN
55123

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsan Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warsan Tv:

Videos

Share

Category