نعم الزاد تقو الله Sahay Cabsida Alle Ayaa ugu Wanagsan

نعم الزاد تقو الله Sahay Cabsida Alle Ayaa ugu Wanagsan Merciful Servant
(1)

11/24/2023
11/22/2023

CASHAR MUHOIM U AH XAASAAKA MUSLIMAATKA AH.

11/22/2023

FAAIIDADA SALAADA SUBAX.

11/22/2023

XAASKA WANAAGSAN. RABBIYOOW XAASKEYGA SAALIXAH, QAANITAH, CAABIDAH IIGA DHIG.

Marka Aad  dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaada  ay Ku sii baaqi ahaan doonto Meydkaaga dhinaciisa , Sida Barkintada ho...
05/01/2023

Marka Aad dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaada ay Ku sii baaqi ahaan doonto Meydkaaga dhinaciisa , Sida Barkintada hoosteeda iyo Sariirta hareeraheeda Waa goormee .? Waa Marka Lagu dhaqayo iyo Marka La Karfanayo Labadaba.

Marka Lagu duugo Ruuxdaada Waxeey Dib Ugu Soo Laabaneysaa Jirkaaga Ka dib Marka Qabriga Lagu soo dhex jiifiyo😭😭😭😭.

Marka Lagaa Soo Laabto Ka dib Waad Soo Tooseeysaa Sida Qof Hurdo Ka Soo Kacay Camal Waxaa La Sheegaa in Aad Sadax Mar Oo isku Xig Xigto Aad isku dayidoontid inaad soo fadhiisato Qabriga dhexdiisa.

Ka dib Waxaad Arkeysa Mugdiga Ka jiro godka qabriga dhexdiisa , Lkn Mar Walba Oo Aad damacdo inaad madaxa Kor U soo qaado Darbiga Qabiga ayaad Madax Ku dir dirsaneysa

Marka Aad Aragto Xaaladaada in aysan Caadi aheeyn ayaad Rumeysan doontaa inaad ka mid tahay Ehlu-meytka Asxaabul Qabuurka Meesha Ku Cusub Caawa.

Wax yar Ka dib Waxaa Kuu imaan doona Labadii Malag Ee kala ah Munkar iyo Nakiir Kuwaa Oo Loo Wakiishay Kaliya In ay Qabriga dadka Ku su"aalaan Sadax Su"aalood.

Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Ma aha Baasaboorkaa dhalashadada Ama Lacag iyo Maal , Ee Kaliya Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Xagga Rabbigaa Diintaada Rasuulkaaga csw.

Labo Mid ayaad Noqon Mid ka Jawaaba Oo liibaana Ama Mid Ku dhaca Oo khasaara 😢

Ka dib Waxaa Laguu Wadayaa Goob lagu magacaabo Xayaatu-barzaq Waxeey leedahay goobtaa labo albaab Mid Waxa Uu Ku sii jeedaa janada
Mid ka Kale isagane Waxaa Uu Ku Sii jeedaa Xaga jahanamo Halkaas ayaad Ku sugi doontaa Xisaabta iyo isa Soo bixinta Qiyaamaha.

Markaa ka dib Labo Meel mid ayaad Aadi Ama janno Ama Naar Allah Naga badbaadiyee

Sido kale Maalmaha Qaar Waxaa ku soo booqan doona qaar Ka Mid ah qaraabadada iyo Asxaabtaada

Waxaa la Wariyaa in Uu Malag Kuu imaan doona Kuguna Wargelin doona in Qof Ehelkaaga ah Ku soo Salaamay Waxaa Uu kugu Oranayaa, Waxaa Kuu imaaday Wiikaaga ama Hooyada Ama Gabadhaada Ama Xaaskaaga.

Ruuxdaada Weey Ka Soo baxeysaa godka Qabriga Waxeey soo Koreysaa buurka Sare Ee Carada Qabriga , Waxeey rabtaa in ay dhageeysato Waxa Uu dhihi doona qofka imaaday Ee Soo Booqdaha ah.

F: G: Waxaan jecleystay inaan Nafteeyda iyo Naftaada geerida Xasuusiyo si Aan Uga towbad keeno Dambiyada aan galeyno Wll mcn

-Dhamaanteen Allah Noo dambi dhaafo
- Khaatumada Allah Noo hagaajiyo Aamiin dheh

Hadaba Waan Ku soo gaarsiiyay Dacwadan Adigane Allah dartiis U faafi Nabiga Waxa Uu yiri " بلغوا عني ولو ءاية " Daaci Khaalid

W/Q
Eng Mohamed Ali Madoobe.

04/30/2023

YAAAAAAAAAA ALLAAAAAAAAAAAAAAH

04/30/2023

Kalaanka Allah ayaa Dajiya Qalbiga.

04/30/2023

Wlhi Waa Xaqiiqo maanta Carada dusheeda ayaan saaranahay barrina Carada Hoosteeda!!! Hadaba Mugdiga Khabriga qof walboow Maxaad u diyaarsatay?

ياابن آدم اليوم فوق التراب وغدا تحت التراب.

04/25/2023

DAAWO SIDUU ALLAAH UGA BADBAADINAAYO QURAANSHO BADDA DHEXDAADA. الله اكبر

04/23/2023

Masha Allah

01/06/2023

RUUXA HADUU ILAAHAY KABAQO CARIIRI KASTA UU GALO MEEL UU KABAXO AYAA ILAAHAY U SAMEYN.ومن يتقي الله يجعل له مخرجا

Address

900 S Quince Street
Denver, CO
80247

Telephone

+15024455372

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when نعم الزاد تقو الله Sahay Cabsida Alle Ayaa ugu Wanagsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to نعم الزاد تقو الله Sahay Cabsida Alle Ayaa ugu Wanagsan:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Digital creator in Denver

Show All

You may also like