Halgan Media

Halgan Media Halkan Ugu Imow Warar Sugan, Warbixin Ku Diyaarsan, Barnaamijyo Ku Xiiso Geliya, Fikirkaaguna Waa Xor

Halgan Media Waxaad Ka Helaysaan Barnaamijyo Kale Duwan Oo Ku Saabsan Arimaha Bulshada Iyo Majaajilooyin Kale Duwan Iyo Waxwalba Oo Cusub Waxii Maclumaad Ah Oo Aad Noo Hayso Nagala Soo Xiriir [email protected] ama Whats appka 0906749395

12/11/2024

Hees Marh**e Xasan Aadan Qaaday Oo xaqiiqada hada ka hadlaysa….🔥 Jamaahiirta Tv

12/11/2024
Kusocoto: Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Dhamaan isimada Kale. Fariintan Hala Gaadhsiyo Madaama Aad Shirkii Taladii Hoose...
12/08/2024

Kusocoto: Garaad Jaamac Garaad Cali
iyo Dhamaan isimada Kale. Fariintan Hala Gaadhsiyo Madaama Aad Shirkii Taladii Hoose ee Reerka So Afjartay Tan Guudna Xilweyn iska Saar Garaad. Isimkii Gogosha Diidana Nala So Wadaag 2 Garaad Guud majiran.

Asc Garaad Anoo ku Hadlaya Afka Jamaahiirta iyo dhamaan reer SSC Khaatumo. Waxaan Kaa Codsanaya Garaad Inaad Shir Degdega Qabato oo Isimada SSCKH ah. Sababto Ah Sida Ugaasku Sheegay Waxaa Cad inaan Taladeenu Urursaneen Taasi Keenaysa,Tayo la,aan,Taran La,aan iyo TacabLa,aan.

idinkoo Kawada Hadlaya
1:in 40% Shacabkeena SSCKh Dejino Gobolka Zanaag Oo Maamulkenu ka Taliyo Madaama Jiritaanka SSCKH Ku Xidhan yahay. Sidoo kale Waa Gobolka Ugu dakhliga Badan.isago Diamond,Kaluun,Xiji,Kaluun,Deegaan Berasho iyo Cimilo Haboon.

2: 50 ka sano ee Soo Socota Qaabkaynu unoolaan Lahayn oo Qoran Sidaynu UMADAHA KALE ULA TACAAMULI LAHAYN Maadaama Aan umadii kala baranay iyo Hadaf dheer oo Cad.

3.Sidaynu Bada Buurta inagaga Gudban Udaloolin Lahayn , Si aan Bada Qaybtena uga Helno Madama umada somaliyeed oo dhan badu ka dhaxayso. Strategic Ahaana Waxaynu helayna Wadamo inaga Taageera,Waana ku Khasbanahay inaan Siyaasad arimo Dibadeed Yelano.

4.Qorshaha Dhalinteenii Lagu Tahariibiyey in aan keeno Qorshihi Aan Shaqo Abuur iyo Xirfad Ugu Sameyn Lahayn. Weliba Waxaan haya Qorshe 1000 Qof oo min Kun dollar 1000💲 ah bishii 1Million$ anana Uhoraynayana Bilkasta Kaas Oo ugu yaraan 50kun oo dhalinyaro Ah ka faidaysan karaan Bishi isku filnaasho dhanka Cuntada Ahna ku gadhayno within one year. Qorshaha Taharibintana Maamulada deriska iyo Ethopia qayb ka ah Qurbahana Laguma Tarmo Oo Buufis balaga Qada Waqti Xaadirkana Ninkasta Live udawada in daaro khaliya So Hadheen

5.Taranta In Laga Wada Shaqeeyo iyado Lomarayo Badinta Guurka Siiba dhanka Miyiga Magaalada Odaywalbaa intuu Utaliyo kudhiiriyo Oo Gabdho Kudaro.Sababto Ah Cadawgeenu Waabadanyahay Madaw iyo Cadaan ba DNA geena Reer Galbeedku Sigaray ukayd sadaan. Taariikh ahan iyo Siyaasd ahaana Beri Baynu Nahay.

6:Adkaynta Dawladnimada Aan Maanta Haysano Taaso oo Cadaw badan Leh, Rer Glbd,SNM, dhawaana Xasan iyo deni baa idiin Heshiin doona Dagaal wadajiranana Utoogo haya.

Talada Inaga Kunoole,Iyadu inaguma Noola,Sidoo Kale Deegaan Waxaa lagu difaacda Ama Lagu Kala Qaadaa Talo Taran iyo Tacab.

Miyey Kaliidana Sulaadiintii HJ ee 2004 tii oo aan Hoos inii So dhigi dono

Mohamed Shafi ✍️ Halgan Media

Welcome to Florida 🇺🇸
12/02/2024

Welcome to Florida 🇺🇸

Garowe 👌🏽🤙
12/02/2024

Garowe 👌🏽🤙

 :BANDHIGA BUUGGA AUH ABWAAN JAAMAC KADIYE
08/16/2024

:BANDHIGA BUUGGA AUH ABWAAN JAAMAC KADIYE

08/10/2024

Wiil Reer Awdal Ah oo Taageeray Hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali...

08/10/2024

Amaal Cabdullahi Reer Qardhow Ha loo Diyaar Garoobo soo Dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Wefdigiisa Beri......
Halgan Media

Garaad Jaamac Garaad Cali oo booqashooyinka gobolada Puntland kujira ayaa maanta siheer sare ah loogu soo dhoweeyey degm...
08/10/2024

Garaad Jaamac Garaad Cali oo booqashooyinka gobolada Puntland kujira ayaa maanta siheer sare ah loogu soo dhoweeyey degmada Waaciye ee gobolka Karkaar, isagoona kasoo safray magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag.

Wafdiga ayaa waxaa kusoo dhoweeyey degmada Waaciye maamulka degmada, xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Waaciye, maamulka gobolka Karkaar iyo taliyaha qaybta booliska gobolka Karkaar.

Kumanaan kamid ah shacabka magaalada Waaciye ee garaadka soo dhoweeyey ayaa lulayay calamada SSC Khaatumo iyo Puntland, iyagoona ku qalinaya farxadda soo dhowaynta garaadka oo kamid ah issimada ugu waawayn ee beelaha Harti, isagoona la filayo inuu shirar la yeeshay bulshada, waxgaradka iyo maamulka gobolka iyo degmada Waaciye.

Xigasho Qardho Media.

08/10/2024

Boqor buurmadow isagaa afkiisa isku toogtay

08/10/2024

Dhalaanka degmada Waaciye iyo heestii jilibkii darwiishkow Mohamed Ali Engineerka

08/09/2024

Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Qudbadii Uu Ka Jeediyey Magaalada Carmo Ee Gobalka Bari

Xil Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo u sharraxneed guddoomiyaha midowga Afrika ayaa taageertay siyaasiga Raila Odinga oo u...
08/09/2024

Xil Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo u sharraxneed guddoomiyaha midowga Afrika ayaa taageertay siyaasiga Raila Odinga oo u sharraxan jagadan guddoomiyaha midowga Afrika Kenyana metelaya.

Foosiya, ayaa h**e u sheegtay in dawladda Soomaaliya ku garab gali wayday in ay doonato jagadan guddoomiyaha Afrika ayna ka doorteen musharrax ka socda Jabbuuti.

08/09/2024

Cadaankii oo qabyaaladii somalida la baray...

08/09/2024

Garaad jaamac garaad si weyn loogu soo dhaweeyey degmada carmo

Address

3092 Squirrel Ridge Drive
Columbus, OH
43219

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Halgan Media:

Videos

Share