Taliyaha ururka 50aad Guutada 10aad Qaybta 43aad ee Degmada Garbaharwey Xaaji Cumar inshaar olol ayaa dar daaran shaqo u jeediyey ciidanka iyo ka fogaanshaha ku lug yeelashada ciidan ee siyaasada.
Xaqiijinta amniga iyo nabadgalyada ayaa u badnaa dar daaranka kadib socdaal gaafmeer ah oo baanaanka magaalada ay ka sameeyeen.
#From.#Somalia #Gedo #Jubbaland
Xaaladda ugu adag ee aadamuhu maro waa Geerida Waalidka gaar ahaan Hooyada🥹
Alle ha u naxariisto wiilkaan dhalinyarada ah Hooyadii, muuqaalkani aad ayuu ii muraarad dilaacshay🥹 #from
Mudane Ibrahin adan cabdikarin oo jooga degmada baardheere aya maanta si kulul u weeraray axmed madoobe iyo maxamud sayid taageerane hadal jeedintii madaxwaynaha Soomaaliya xassan sh. maxamuud
#fbreelsfypシ゚viralシ #facebookviral #germany #fightagainstcoronavirus #follow #Royalty #Royal #reelsvideoシ #newyork #movies
#reelsvideoシ #Royal #follow #facebookviral #fbreelsfypシ゚viralシ
Soma jestayashii gushu eey jecleydow
Jihaad gala humanoidska gor gor Xds 💪💪💪🇸🇴🇸🇴
#Somalia
Aluu Arjun Power halista
#Somalia #Gedo #Royal #reelsvideoシ
Geesiyaasha Qaranka ayaa Calanka Jamhuuriyadda geeyey Xadka Kenya iyo la wadaagto Jubbada hoose, halkaas lagama soo siibi doono Cawaale 🫡🇸🇴🇸🇴
Shacabka reer jublaand oo fahmay tolayeeyda axmed madoobe
Ababaay, hadda ayay hoos leedahay, kumaandoos aad loo diyaariyay ayaa Muqdisho ka soo degaya.✍️🇸🇴🇸🇴🫡
Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Luuq Cornel Diyaad Cabdi kaliil “ intaan Nabad ayuu qofkasta ku hurda bogan karaa, waa in fuleyga aan nabada jecleyn la iska qabtaa”
Gudoomiyaha Degmada Luuq DC-Dahir Muhumed Noor “ Nabadda Waxa ay Dan ugu jirtaa qofkasta oo inaga mid ah sidaasi darteed waxaa la rabaa in aynu adkeyno wax kasta oo lagu heshiiyo “