SPTV English

SPTV English Kusoo dhawaada Somali People TV Halkan waxa aad ugu soo hagaagi kartaan tabin hubal iyo warsan.

02/28/2022
12/21/2021

Mid ka Mid Ah Macalimiinta Degamada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ayaa Ka waramey Dareenkiisa ku Aadan Guushii ay Maanta ka Gareen Dhigooda Degmada Shingaani .

11/24/2021
11/10/2021

Guddiga Hirgalinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee Aqalka sare ka harsan ee degaan doorashadoodu tahay Galmudug

11/10/2021

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in doorashada Golaha Shacabka ay ku soo dhamaystiri doonaan mudda bil ah gudeheed ah

11/09/2021

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Wasaarada waxbarashada ku Eedeeyey in ay Jabisay Sharuucda Heshiiskii Waxbarashada.

11/09/2021

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka gudoomay safiirka cusub ee wadanka Finland

11/09/2021

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Midowga Afrika

11/09/2021

Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir oo digniin culus u diray dadka xooga ku haysta guryo aysan lahayn

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda i...
11/09/2021

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayay Danjire Maxamed Gad iyagoo ka wada hadlay howlaha Ciidammada nabad ilaalinta AMISOM ee Somalia iyo xoojinta Iskaashiga DFS iyo Midowga Afrika.

11/09/2021

Maamulka Dalka Poland oo sheegtay inay ka hortageen isku day boqolaal tahriibayaal ah oo doonayey in ay dalkaasi ka soo galaan dhanka bari

11/09/2021

Ciidmada oo al shabab kla wareegay deegano hoostaga dagmada garbahaarey ee xarunta gobolka gedo

11/09/2021

Kulan looga hadlayo Mustaqbalka Ciidamada AMISOM oo Muqdisho ka furmay

11/08/2021

Madaxwaynaha Galmudug oo ka qeyb galay daah-furka Hannaanka adeeg daadejinta Dowlad Goboleedkaas oo Dhuusamareeb lagu qabtay

11/08/2021

Wasiirka Arimaha Dibada oo Kaaliyaha Xogayaha QM kala hadlay cunaqabateynta hubka ee saaran Somalia sidii looga qaadi laha

11/07/2021

Maamulka G/ Banaadir oo shaacisay waxa lagu qabanayo Barxada Biyaasa liibaro ee la dhisay

11/07/2021

WARBIXIN : Wiil indhoola ah oo xariif ku ah xirfada Timo jarista islamarkaana isagaTimaha jarta dadka kalana u sii jari kara.

11/06/2021

Ra'iisul wasaare ku xigeenka XFS" Agaasimaha cusub ee Socdaalka sanad ka dib waxaa la tijaabinayaa in halkii Koofi gaarsiiyay uu dhaafsiiyo shaqada hay'adda"

Address

Columbus, OH
43231

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SPTV English posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SPTV English:

Videos

Share