US Somali TV

US Somali TV Hiigsi �

11/12/2024

Malaga yaabaa dadka USA 🇺🇸 soo galay aan sharciga haysan in la tarxiilo?.

Qareen Amiin Haaruun ayaa ka jawaabaya.

09/15/2024

Xili aan ku guda jiray shaqo maalmeedkayga Wadida baabuurka xamuulka 🚛 ayaa Aniga iyo Mobilekayga 🤳 intaan isla garanay.

09/07/2024

Qabyaalada iyo Social media ha.
Iyo Saamaynta dhalinyarada

08/29/2024

Mohamed Eid :Isma lahayn maraykanka ayaad qarafaysi (Tuugsi) ku arki.

Mohamed ayaa xerada Qaxootiga Qabribayax Laga soo qaaday 2015kii waxaan ka waraystay waayaha iyo waxyaabihii uu kala kulmay maraykanka.

08/13/2024

Fanaan Bashiir Jaawi: muxuu ka aaminsanaa maraykanka?

08/04/2024

Hayaankaygii safar jigjiga ilaa Maraykan oo aan isaga soo Kala gooshay 13 dal.

08/04/2024

Xamar iyo Shacabka Dagan Dhibta Allah ka dulqaado!

06/30/2024

Muqdisho’s people and its work culture.

10/20/2023

Abdirizak Alibos' Puntland doorasho k**a dhacayso.

10/19/2023

Waraysi, Abdirisak Alibos, Doorasho maka qabsoomi kartaa PUNTLAND ?

08/06/2023

Kulankii jaaliyada Columbus Ohio Iyo mas,uuliyiintii ka socday DDS.

08/06/2023

Lakulankii wafdiga DDS kadib iyo aragtiyada kale duwan ee Jaaliyada Columbus Ohio.

Sawiro' Jaaliyada Columbus Ohio Iyo Mas,uuliyiinta DDS.
08/06/2023

Sawiro' Jaaliyada Columbus Ohio Iyo Mas,uuliyiinta DDS.

08/05/2023

3 jeer Ayaan DDS tagay waxaan ku qancay nabad galyadeeda Iyo horumarkeeda waxaana gaystay ubadkayga".

08/05/2023

Dadkeena banaadiriga ah DDS ayay joogaan' .

Sawiro" Kulankii wafdiga xukuumada DDS iyo Jaaliyada soomaalida ee columbus Ohio.
08/05/2023

Sawiro" Kulankii wafdiga xukuumada DDS iyo Jaaliyada soomaalida ee columbus Ohio.

Address

7630 145th Street W
Apple Valley, MN
55124

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when US Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to US Somali TV:

Videos

Share

Category